Chalsea oo Wadnaha Farta Ku Haysa Markii Sunderland 2-1 Ku Khaarijisey.(By Jaahuur)

London- 19-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula kacaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo horyaalkii (Premier League) aan la garaneynin meesha uu u jihaysandoono. Saaxiibayaal horyaalka Iingiriiska ayaa si habsami ah u socda,walow aay naadiyada Liver pool,Chalsea iyo Man City aay qooorta iskula jiraan oo aan la sadaalin karin kooxdii ku guuleysan lahayd. Haddaba ciyaar…

Read More

Xiddigga Reer Ivory Coast Iyo Man City Yaaya Toure Ayaa Ka Dhawaajiyey In Laacibiinta Afrika La Qiimeynin.(By Jaahuur)

London-April-19-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaymu ku turxaamineynaa xiddigga reer Ivory Coast iyo Man CityYaya Toure ayaa ka dhawaajiyey in laacibiinta Afrika marka la xulayo kuwa ugu wanaagsan in aan la qiimeyn,sabata oo ah Afrikaanimo. Yaya ayaa rumeysan in xifradiisa ciyaareed in la iska saabey,waxaana ila mid ah Diidier Drogba iyo xiddigga kale ee reer Cameroon…

Read More

Labadii Naadi ee Reer Crimea FC Sevastopol iyo S C Travia Ayaa Mustaqbalkoodu Cirka Ku Laa lanyahay Markii Lagu wareejiyey Naadiyada Horyaalada Ruushka.(By Jaahuur)

Crimea- April-18-2014- (SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaa iyo Crimea oo labadii naadi FC sevastopol S C Travia lagu wareejiyey iney ka mid noqdaan naadiyada ka ciyaara Ruushka. :Labadan naadi ayaa caan ka ahaa dalka Ukrain,halka naadiga S C Travia uu ku guuleystey sannadkii 2010 horyaalka. Fc Sevastopol iyo S C Travia…

Read More

Real Madird Ayaa Ku Guuleysatey Copa Del Rey Markii Aay 2-1 Ugu Madax Salaaxdey Barcelona.(By Jaahuur)

Spain-17-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qaadaadhigeynaa Real Madrid oo Barcelona 2-1 kaga xayuubsatey Copa Del Rey Final-na ahayd. Labadan kooxood ayaa ah kuwa ugu awoodda roon Spain badakana koobabka kala qeybsada waxaana ka dhaxaysa xurguf iyo is nacayb ciyaareed. Haddaba koobkan lagu magacaabo Copa Del Rey ayaa ka mid ah kooobabka ugu faca weyn…

Read More

Ergayga Qaramaada Midoobay oo ka hadlay xaalada degmedda Taleex

Nairobi April 16,2014(SDN/QJ)-Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex. “Waxaan ku baaqayaa in la muujiyo  dheganaansho,xaaladda laguma xalin karo hab ciidan, dhamaan dhinacyada…

Read More

Liverpool oo Faraciddile Ku Baxsatey Markii 3-2 Ku Ambibixisey Man City. By Jaahuur.

London-13,April-2014-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Liverpool oo hal ciyaari uga dhimantahay hanashada horyaalka Ingiriiska (Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay galabta dhexmartey Liverpool iyo Man city,runtiina waxay ahayd ciyaar aan waxba la isu reeban qolo waliba waxay ku dadaaleysey 3-da dhibcood jeebka ku ridato. Tageerayaasha labda dhinac…

Read More

Yaa u Kala Dabqaadaya Real Madrid,Bayern Munich,Atletico Madrid,Iyo Chalsea.(Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

Champion League-April-12-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalkii Yurub (Champion League) oo la iskugu soo uruurey (Semi Finals) \ Haddaba haddii aan idiin bidhaamiyo afarta kooxood ee Semi Final-ka isku duban doona waa Real Madrid,Bayren Munich,Atletico Madrid iyo Chalsea. Saaxiibayaal ciyaarta  xiisaha badan ee isha lagu hayaa waata dhexmari doonta Bayern Munich iyo Real…

Read More

Madaxweyne Dr.Gaas oo kala dooday shacabka amaanka Gobolka Mudug SAWIRO

Gaalkacayo 09.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta Gaalkacyo uga qayb galay dood cilmiyeed looga hadlayo xaalada Gobalka Mudug ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in hormarka laga wada shaqeeyo. Dooda waxaa soo qaban qaabiyay saraakiisha Hay’adda PDRC ee Gobalka Mudug waxana kasoo qayb galay inta badan dadka waxgalka ah ee Gobalka…

Read More

DAREENKA ARDEYDA REER SOMALILAND EE MALAYSIA IYO ICTIRAAFKA SHEFFIELD

Shacbi waynaha reer Somaliland meel wal oo ay joogaan Shalay 02-04-2014 waxay u ahayd maalin u ah Hididiilo, farxad iyo maamuus. Taas oo uu qof walba dareemayey in ay riyo lagu riyoonayey afkii furatey, haddana biqilkeedu bilaabmey. Shacbi waynahaas dareenka waddaninimo qaba waxaa ka mid ah Jahliyadda iyo Ardeyda reer Somaliland ee ku dhaqan wadankaasi…

Read More

HAMBALYO MEHER WACAN, JIBRIIL IYO NUURA

Mahad J Mohamoud Guleid, Abdirahman Abdillah saed dhere, Mohamed Abdillah saed dhere, Mustafe Abdirahman, Osman Yusuf Osman, Mohamed Adan Hassan, Abdisamad Yusuf Elmi, Yusuf Hassan Yusuf, iyo qaar ka mid ah ardeyda Jamacada Hargeisa, iyo Jamacada UniMAP ee Malaysia, dhamaan waxay Hambalyo iyo bogaadin shucuur farxadeed ku duugantahay halkan u marinayaan CARUUS: JIBRIIL MOHAMED CIISE…

Read More

Barcelona Ayaa 4-3 Ku Qarqisey Real Madrid (La Llga) (Goolasha Daawo) By Jaahuur.

Real Madrid-23-Mar-2014-(SDN)Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga baaraandageyna horyaalka ka hilaacaya Spain (La Liga) oo aay isku rifayaan Real Atletico,Real Madrid iyo Barcelona iyo ciyaar aan la isku aabayeelin oo dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid. Saaxiibayaal ciyaartan dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid oo runtii aad u xiiso badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo…

Read More

Dhalandhoolka tahriibta iyo dhugla’aanta dhalinta Qallinkii:Maxamed Xasan Daacad

“dhalinyarada cabanaysa iyo , Camalka loo baahday, carigeenu waa dinyahoo, waa Cusayb waliye, calooshiisa dahabkaa ku jira, cimidh u soo saara, culimada cilmiga sayniska ah, caanka ku ah doona, caynaanka nimanyaw hayaa, ceebta ka ilaasha.” “Hanti aanad lahaynood, Gacmaa hoos dhigataana, Halnugayl kugu beermiyo, Hayin layskaga guuriyo, Hoorigii latilmaamiyo, Hal dhurwaa ogalaatiyo, Hebad baad noqotaa.”…

Read More

Qaraxii Shalay Muqdisho oo gilaaftay uun ruuxii Halaaga maleegayay

Muqdisho Mar 16,2014(SDN)-Ruux shalay fuliyay qarax lala beegsaday mid ka mida Hotelada magaalada Muqdisho ayaa noqdey ruuxii qura ahaa ee qaraxaa ku geeriyoodey sida laga soo xigtay goobjoogeyaal. Ruuxa ismiidaamiyay ayaa ilaa iyo haatan la hubaa in uu yahay cida qura ee ku geeriyootay bartilmaansigii Hotel Maka Al Mukarama oo qaraxyo hore loogu weeraray. Qaraxa…

Read More

Gudoomiyihii (Manager) ee Bayren Munich Uli Honesse Ayaa Xabsiga Loo Taxaabey Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.

Germany-13-Mar-2014- SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Germany,gudoomiyihii ama (Manager) Bayren Munich Uli Hoeness oo xabsiga loo taxaabey maxaase lagu suusey? Gudoomiyihii (Manager) ee kooxda facaweyn ee dalka Germany Bayren Munich Uli Hoeness ayaa  jeelka loo taxaabey markii uu lunsadey isdabamarina ku sameeyey Canshuur celin. Hoeness ayaa lagu soo eedeeyey in uu si…

Read More

Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele si Diiran Ugu Soo Dhaweyey Qasriga Madaxtooyada Orod Yahan Ayaanle Suleyman oo Hantiyey Biladda Dahabka 1500 ee Mitir (DAAWO) By Jaahuur.

Jabuuti-13-Mar-2014- (SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo geeska Afrika iyo Jabuuti oo siweyn loogu soo dhaweeyey orod yahan Ayaanle Suleyman oo ku guuleystey Biladda dahabka 1500 ee Mitir (2014 Poland) Haddaba runtii ordyahankan oo mustaqbal ku leh oradada caalamiga ah ayaa waxa hubaal ah inuu hantiyidoono bilado badan hadii uuna ka caajisin. Dadweynaha reer…

Read More

Atletico Madrid oo Ac Milan Gurigooda u Caraabisey Markii 4-1 Ugu Awood Sheegatey(Champion League) DAAWO Goolasha- By Jaahuur.

Spain-12-Mar-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa koobka horyaalka Yurub( Champion League) qaarna ay ka shubeen qaarna wadnaha farta ku hayaan. Akhyaartay koobkan oo si habsami ah u socda waxa horey u soo dhamaadey lugtii hore,waxaana manta biloodey lugtii labaad oo qaar ka huleeleen. Haddaba ciyaarihii maanta manta la ciyaarey waxaa ugu xiisa…

Read More

Taageerayaasha Arsenal oo Dalbadey in la ganaaxo Daniel Agger dhaawicii uu gaadhsiiyey Jack Wilshere!

Jamaahiirta kooxda Arsenal ayaa bogga Twitter-ka ku daabacay fariin ay udirayaan xiriirka wadanka Ingriiska ee FA-ga waxaana ay ka codsadeen in lagu ganaaxo Daniel Agger dhaawicii uu gaarsiiyay Jack Wilshere. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Gunners ayaa 6 asbuuc ka maqnaan doona garoomada kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray cagta lugta bidix , dhaawaca…

Read More

Brazil oo Ku Hadaaqdey Iney Sugi Doonto Amniga Koobka Aduunka Iyo Macarana Stadium oo La Dayactirey. By Jaahuur.

Brazil-01-Mar-2014-(SDN) Asxaabtay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula baqooleynaa xagaaiyo Brazil oo ku hadaaqdey iney sugeyso amaanka koobka kubadda cagta ee aduunka iyo garoomada lagu ciyaari doono. Saaxiibayaal waxaynu la soconaa oo aan shaki ku jirin in bisha Juun ee soo socota haddii ilaahay yidhaahdo 32-ba dawladood ku hardimi doonaan koobka kubadda cagta ee Aduunka dalka Brazil…

Read More