Qori Tuurkii Koobka Kubbadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Qaxay Iyo (Group Of Death,Germany,Portugal,Ghana,USA) DAAWO-By Jaahuur.
Salvador-06-Dec-(SDN) Saaxiibayaa faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Salvador oo lagu kala faraxashey isku aadkii ama qori tuurkii 32-da dawladood ee ka qeybgalaya koobka kubadda cagta ee aduunka ee lagu qaban doona dalka Brazil 2014 xagaaga soo socda. Qormooyinkeenii hore ayeynu ku soo qaadaney isku aadkan maanta lagu kala qaxay,haddaba tababarayaashu maxay ka yidhaahdeen?…
