Xiddigii Reer Talyaani oo u Haajirey AC milan Markii Ay Iska iibisey Man City. (By Jaahuur)
Rome-Jan-30-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxay maanta ku falanqeyneyna Balotelli oo u hayaamey xagaa iyo AC Milan markii Man city aay iska iibisey. Mario Balotelli ayaa wakhtigiisi ka dhamaadey Talaadadii shaley aheyd markii maamulku isku raacay in ciyaaryahanka dhiigkarka qaba ee reer Talyaani u masaafuriyaan AC Milan waxayna ku iibiyeen 20-Million oo Euros. Tababaraha Man City Roberto…
