Gareth Barry oo laganaaxay kaddib markii lagu helay eedeymo loo heystay
London Dec 14 2012 (SDN)- Khadka dhexe ee Kooxda Manchester City Gareth Barry ayaa laga mamnuucay hal kulan iyo 8,000 bown oo ganaax kaddib markii uu qirtay in uu Aqlaaqdaro sameeyay sida FA Ingiriiska laga soo xigtay. Tani ayaa macnaheeda uu noqonaya in xidigu uu seegi doono Kulanka Sabtida ee Kooxdiisa horyaalka Premier League ay…
