Lionel Messi oo Ku Guuleystey Markii Afraad oo Isku Xigta Abaalmarinta (The Fifa Ballon D’Or Award) (By Jaahuur)

Zurich-Jan-07-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu ku lafagureynaa mucjisada kubadda cagta ee qarnigan(Lionel Messi) oo ku guleystey markii afaraad oo isku xigta abaalmarinta (The Fifa Ballon D’Or Award). 25-tan jirkan reer Argentin Messi ayaa loo gartey ama loo xuley inuu ciyaaryahanka kubadda cagta u fiican Koonkan aynu ku nool nahay ee ilaahay abuurtey . Mucjisadani waxaa la…

Read More

Kabtanka Chelsea Terry oo Dhaawac Ka Soo Kabanla Malaha waa Tii uu Kaga Shubi Lahaa.

London-Jan-04-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa Kabtankii hore ee xulka Ingiriiska ahna Kabtanka kooxda calankeedu sii dhacayo ee Chelsea John Terry oo dhaawac ka soo kabanla. Haddaba Tababaraha naadiga Chelsea Rafa Benitez ayaa ka dhawaajiyey inuuna wax fikrad ah ka haysanin wakhtiga uu Terry ka kaban doono dhaawacaa soo gaadhey. Kabtankii hore ee Ingiriiska…

Read More

Nigeria oo Soo Gabgabeysey Riyadii Johan Cruf (Nigeria 1 Catanluya 1)

Jan-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Holland ee barisamaadkii (Johan Cruf) oo riyadiisii huleeshey. Haddaba wax badan ayaan maqaaladeydii hore uga soo qaatey Cruf taariikhdiisii laacibnimo iyo tababarnimo,wuxuu qarka u saaranyahay inuu gabiahaanba inuu  ka dhexbaxo ciyaaraha xanuunu dartiis. Saaxiibayaal 65-an jirkan ayaa u horseedey naadiga weyn ee Barcelone ciyaarta casrigan ama…

Read More

Tababarihii Brooklyn Nets(NBA) oo Daaqadda Laga Tuurey Muxuuse Galabsadey?

New York-Dec-29-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa Tababarihii kooxda kubadda koleyga ee Brooklyn Nets (NBA) Avery Johnson oo shaqadii laga eryey muxuuse galabsadey? Haddaba tababarahan oo runtii ahaa xiddigihii barasamaadkii ee reer Mareykan Avery Johnson ayaa kooxo kala gaddisan soo tababarey,sannadii 2006-na waxaa loo magacaabey Tababarihii sannadka wuxuuna macalin u ahaa Dallas Mavericks. Akhyaartay runtii…

Read More

War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliland oo hada Kulan la leh Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran.

  Hargaysa 28 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed  Maxamud Siilaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Waxa uu hada Kulan kula leeyahay Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Sida rasmiga ah loo Gudoonsiiyay Shahaadada Muujinaysa inay yihiin Sadexda Xisbi ee dalku yeelanayo Tobanka Sanno ee soo socda.   Kulankan oo aan weli waxa war ahi ka…

Read More

Maxaad u baahantahay in aad ka ogaato maalmaha loo yaqaano Boxing Day ee Premier League

London Dec 25 2012 (SDN)- Boxing Day waxaa si kooban loogu maneyn karaa dhanka mashquulka ciyaaraha marka laga eego Maalmaha lagu nasto fiirsiga Ciyaarha Ingiriiska oo si isdaba joog ah u dhaca marka fasaxa ciida Kirismiska lagu jiro. Waa maalmo mashquulka Ciiyaaraha kubada cagta Ingiriisku uu gaaro meelaha ugu sareeya waxaana wada kasta oo maagaalooyin…

Read More

Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada bari oo lagu soo dhaweeyay Degmada Widhwidh

  Hargaysa 25.Dec (SDN) Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Kayse Cabdi Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle oo uu kormeer hawleed ku tagay. Wasiirul dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari ee Somaliland ayaa ujeedada Socdaalkiisu waxay salka ku haysaa sidii uu uga qayb gali lahaa Shir…

Read More

Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Shaqaalaha ku amartay in Goobaha ay ka hawl galaan laga helo

  Hargaysa SDN 25 Dec : Hay’adda shaqaalaha dawladda ee JSL ayaa war qoraal ah oo ay maanta ka soo saareen xaruntooda guud ee  Magaalada Hargaysa waxay ku wargeliyeen dhamaan wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa banana ee dalka inay shaqaalahooda gobolada ku diyaariyaan goobaha shaqada iyadoo guddi ka tisan hay’adda shaqaalahu ay kormeer ugu bixi doonto…

Read More

golaha Deegaanka ee Bali Gubadle oo doortay Hogaanadoodii

  Hargaysa 25 Dec.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada balligubadle oo manta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey ee rasmi ah ayaa ka dib markii la dhaariyey waxay doorteen Mayor-ka iyo Mayor ku xigeenka cusub ee ay yeelan doonto magaaladaasi . Fadhiga oo ay soo xaadireen xubnaha sadex iyo tobanka ah ee xildhibaanada golaha deegaanka waxaana goobjoog…

Read More

Gudoomiyaha Guurtida oo ka hadlay cabashooyinka Ururada Siyaasada iyo Safar Caafimaad oo u baxayo

    Hargaysa 24.Dec (SDN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida isla markaana ku wargaliyay inuu socdaal caafimaad ku tagayo Wadanka Dibadiisa. Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan oo kulankaas kadib Saxaafada kula hadlayay Xarunta Golaha Guurtida ayaa iftiimiyay…

Read More

Yaa u Kala Dabqaadaya Man United VS Real Madrid Iyo Barcelona VS Ac Milan.

Uefa-Dec-21-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku kiciyeynaa isku aadka koobka yurub iyo afar naadi oo aan ogahay maxaa kala haysta. Alaaba koobka qaaradda Yurub (UEFA) wuxuu aad us oo shaacbaxaa 16-ka naadi ee isku soo hadha,runtiina waa koob aad iyo aad u xiisa badan. Haddaba xiddiga reer Portugal Christino Ronaldo oo u ciyaari jirey Man United…

Read More

Fifa oo Cirka Ku Laashey 86-dii Gool ee Lionel Messi Markii Ay Soo Ifbaxeen.

Dec-20-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxamineynaa Fifa oo cirka ku laashey 86-dii Gool uu dhaliyey xiddiga reer Argentiin iyo Barcelona LIONEL MESSI,markii ay soo ifbaxeen xiddigo ka horeeyey isaga oo dhaliyey Goolal ka badan kuwa uu dhaliyey. Haddaba wiigagii aynu soo dhaafney buubuunis badan oo ka soo butaacaysey Argebtina,Barcelona,miidiyaha iyo taageerayaashiisa oo ku saabsanaa…

Read More

Isku Aadka tartanka Uefa Champions League wareega 16-ka oo la soo saaray

Nyon Dec 20 2012 (SDN)–Isku aadka wareega 16ka Uefa Champions League ayaa la sameeyey iyadoo uu ka dhacay magaalada Nyon, ee dalka Switzerland maanta oo Khamiis ah. Kooxda heysata horyaalka Primera Division Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxda Ingiriiska ah ee Manchester Uniyed, Cristiano Ronaldo ayaana kusoo laaban doona garoonkii uu ku barbaaray ee Old…

Read More

Raheem Sterling oo ogolaaday in uu qalinka ku duugu hesiis cusub oo uu kooxdiisa Liverpool kula sii joogayo

Liverpool Dec 20 20120 (SDN)— Xidiga da’yar ee Raheem Sterling una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu ogolaady in uu heshiis cusub oo 5-sano ah uu u saxiixo kooxdiisa. 18-sano jirkan ayaa lafilayaa in uu qalnka duldhigo 5-sano oo heshiis kaasi oo ka soo hormari doona Ciida Kirismiska. Sterling ayaa…

Read More

Kabtanka Xulka Zambiya Christopher Katonga oo Ku Guuleystey Abaalmarinta Ciyaaryahanka Afrika 2012.

Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa xiddiga reer Zambia ahna Kabtanka xulka qaranka Christopher Katonga ayaa ku guuleystey abaalmarinta ciyaaryahanka Afrika ee sannadkan 2012. Xiddigan ayaa wuxuu ka mid ahaa ciyaaryahano caan ah horeyna ugu guuleystey abaalmarintan waxaana ka mid ahaa Didier Drogba,Yaya Toure,Demba Ba,iyo Younes Belhanda waanu ka guuuleystey. Akhyaartay liiskan waxaa  ku…

Read More

Xiddigii reer Zambiya Godfrey Chitalu oo Dhaliyey107-Gool Kala Khaarijiyeyna Messi Iyo Muller.(SAWIRO)

Zambia-Dec-16-2012-qurbejoognews.com- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu maanta ku xiddigii reer Zambia Godfrey Chitalu oo hakiyey mucjisada kubadda cagta ee qarnigan MESSI markii ay soo baxdey inuu dhaliyey 86-Gool,laakiin waxaa hsdhuudhlaha ku darey Chitalu oo uruursdey 107-Gool sannadihii 70-nadii. Haddaba Godfrey Chitalu muxuu ahaa,wuxuu dhashay sannadkii 1947 Bishii Oktoobar 22-dii,kuna dhashey Luanshya oo waqooyiga Rodhiishya,wuxuuna dhintey April-27-1993(Age…

Read More