Kooxda kubadda cagta ee Comsed oo qalab ka helay Urur ka dhisan Finland
Bosaaso Nov 02,2012(SDN)- Kooxda kubadda cagta ee Comsed Fc oo ka mida kooxaha magac ahaan iyo tayo ahaanba ugu wanaagsan Soomaaliya ayaa qalab Sports ka helay Ururka dhaqanka iyo Sportska ee Finland, kaasoo ah Urur ka shaqeeya arimaha Sporstska tartamo fara badana sanad walba ka dhiga dalka Finland. Kooxda Comsed ayaa maanta qalabka ciyaareed ee…
