Xasuuqii 4ta Feebarwari 1991 – Sheekada Dila iyo Boorama

Qeexitaanka xeerka caalamiga ah ee xasuuqa oo culumada taariikhdu aanay isku raacsanayn ayaa u yaalla sida tan: ”Acts committed with intent to destroy, in whole or in part, a national ethnical, racial or relgious group.” Khubarrada qaarkood ayaa qeexitaankan ku kabay in ficilkan baabbiinta ”problem populations” ay fulin karto kaliya hay’ad ama koox qaab-dhismeed urur…

Read More

Muumin Seed oo u digay Muuse Biixi

Borama Feb 04, 2023 (QJ) – Wasiirkii hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa warqad furan u diray Muuse Biixi ayuu ku sheegay in dalku yahay dal ay wada daganyihiin dad kala duwan islana ogol dawladnimadda somaliland, hasayeshee iskuma wafaqsana SNM. Sidaas awgeed waa inaad ogsonaantaa hadii la hanan…

Read More

President Hassan back in Baidoa

Baidoa Feb 04, 2023 (QJ) – President Hassan Sheikh Mohamud and a delegation he is leading have arrived in the city of Baydhabo for the second phase of the reconciliation conference for the South-West regional state. The President’s second visit to Baydhabo within 11 days is reported to be aimed at ensuring that the reconciliation conference…

Read More

Somaliland oo ka digtay diwaangelinta Puntland

Feb 01, 2023 (SD) -Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay Puntland in aan diiwaan-gelinta codbixiyayaasha laga fulin karin deegaanka Dhahar, waxayna sheegtay in dadka deegaanku cabsho ka keeneen codsigii Puntland ee ahaa qaadashada kaadhka codbixinta. Wasiirka horumarinta reer miyiga Somaliland Axmed Aadan Guray ayaa ka hadlay cabashada shacabka degmada Dhahar ay ku diideen qaadashada kaadhka codbixinta…

Read More

Mortars launched at Villa Somalia

Mogadisho Feb 01, 2023 (QJ) – Mortars reportedly hit neighborhoods close to the Presidential Palace of in Mogadishu, causing alarm among the local residents. The missiles, which were fired from unknown locations within the city of Mogadishu, repeatedly hit the vicinity of the Presidential Palace, and it is not known if some of the missiles…

Read More

Somali Cabinet rejects Defence agreement with UAE

Muqdisho Feb 01, 2023 (QJ) – The cabinet of the Somali government, which met yesterday in Mogadishu, approved the Anti-Terrorism Law, the Immigration Law, and the Somalia-Uganda Business Partnership Agreement. After a lengthy discussion and analysis, the Somali government ministers approved other laws submitted by various government departments. However, the Somali cabinet rejected the security agreement…

Read More

Dalalka Safka hore oo isla qaatay dagaal ka dhan ah Shabaab

Muqdisho Feb 01, 2023 (QJ)- Kulan uu manta shir-guddoomiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa isugu yimid Madaxda dalalaka Jaarka, shirka ayaa waxa laiskula qaatay in si wadjir ah ay dalalka Soomalaiya, Kiinya, Itoobiya Iyo Jabuuti uga qeybqaataan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab, sida lagu sheegtay war saxaafada loogu talogalya oo halka laga…

Read More

Speech of the President of the Republic of Somaliland on the situation in Sool

Hargeisa February 01, 2023 (QJ) – The President of the Republic of Somaliland has commented on the situation in the Sool region of Laascaanood, saying that the country is peaceful and that the situation in Laascaanood has been created by international terrorists, which aimed to create conflict between the people of Sool and the government….

Read More

Garaad Jaamac oo Muuse Biixi u jawaabay

Laascaanood January 31, 2023 (QJ) – Garaadka Guud ee beeaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa jawaab ka bixiyay hadal caro dhaliyay oo shalay ka soo yeeray Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku haya ee Somaliland. Garaadka ayaa sheegtay in dadka kacdoonka ka wada Sool Iyo madaxdhaqameedka degaanada ee shirka aayo ka tashiga u fadhiya aanay argegixiso…

Read More

Madaxda ATMIS oo Muqdisho ku kulmaya

Muqdisho January 30, 2023 (QJ) -Madaxda dalalka ciidamadoodu ka midka yihiin hawlgalada Africa ee ATMIS ayaa la sheegtay in ay ku soo wehan yihiin Muqdisho si baa la yiri looga arinsado kala bixida ciidamadooda ku sugan Soomaaliya dhamaadka sanadkan soo socda. Sidoo kale dlalkan ayaa la filayaa in ay ka arin sadaan ka qeybqaadashada dagaalada…

Read More