Edmonton’s Muslim communities call for more inclusive spaces for Black Muslims

A team of Muslim community members in Edmonton are working to address racism in faith spaces. The Anti-Racism Muslim Collaborative (AMC) conducted community engagement to better understand anti-Black racism to resolve the issue. Hanan Attitalla, education coordinator with the advocacy group John Humphrey for Peace and Human Rights, facilitated the project and said anti-Black racism…

Read More

Afhayeenka Wakiilada Somaliland oo Hargeysa faro marnaan kula noqday

Hargeysa January 29, 2023 (QJ) – Afhayeenka aqalka Wakiilada Somaliland ayaa manta Hargeysa faromarnaan kula soo noqday ka dib safar uu dhawaan ku tegay duleedka magaalada Laascaanood oo in dhawaalaba ay ka jireen kacdoon lagu diidan yahay joogitaanka Somaliland. Afhayeenka oo warfidiyeenka manta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegtay in ka saaridii ciidamada Somaliland e emagaalada Laascaanood…

Read More

Mareykanka oo 41 million ugu deeqay Soomaaliya

Muqdisho January 29, 2023 (QJ) –Safiirka Mareykanka u fadhiya QM Linda Thomas-Greenfield oo manta booqatay magaalada Muqdiaho ayaa kulan ay la yeelatay madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay ku dhawaaqday kaalmo dheeri oo Mareykanku ugu yaboohay Soomaaliya. Safiirada ayaa sheegtay in Mareykanku Soomaaliya siin doono 41 million oo dollar oo lagula tacaali doono xaaladaha biniaadamnimo ee…

Read More

Sheekh Cali dheere oo Baananka u hanjebay

January 28, 2023 (QJ) – Afhayeenka Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa manta si caro leh uga jawaabay sharciga cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegtay in sharcigan ay soo maleegeen shisheeyaha ay dagaalka kula jiraan ee Xalane kugan isla markaana ay u soo dheebeen dawlada oo uu ku sheegtay…

Read More

IGAD iyo Soomaaliya oo dhaqaalaha dalka ka shiraya

Muqdisho January 28, 2023 (QJ) – Dawlada Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD ayaa shir looga arinsanayo Hanaanka dhaqaalaha buluuga uga furmay magaalada Muqdisho maanta. Kulankan oo socon doona sadex maalmood ayaa la sheegtay in looga wadahadli doono xasilinta dhaqaalaha Soomaaliya. Shirka waxaa furay Wasiirka Arrimaha dibadda XFS iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga,…

Read More

Madaxweyne Xasan: dagaalka Al Shabaab waa nagu kali

Muqdisho January 27, 2023 (QJ) – Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in markii uu bilaabanaayay ladagaalanka Al Shabaab aysan la dhalacsanen inta badan dadka Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka, hayeeshee howlgalka lagu qancay markii Al-shabaab laga saaray deegaano badan. Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay in howlgalka uu ahaa mid loo dhabar adeegay oo ay…

Read More

Mareykanka oo dilay madaxii Daacish ee Soomaaliya

Muqdisho January 27, 2023 (QJ) -Dawlada Mareyknka ayaa sheegtay in hawlgal ciidamadeedu qaadeen lagu dilay madaxii kooxda Daacishta Soomaaliya oo ku dhuumaaleysanayay buurlayda Calmiskaad. Bilaal Al Sudani iyo ilaaladisii ku sugneyd degaanada la weeraray ayaa la dilay ka dib kolkii ay diideen in ay isu dhiibaan ciidamada Mareyknaka. Marykanka ayaa Bilaal horu soo qabashadiisa u amray…

Read More

Qatar to feed 46 thousand Somali families

Kismaayo January 27, 2023 (QJ) – The Chairman of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Maxamuud Macalin, along with officials from Qatar Charity and the Qatar Development Fund, has arrived in the city of Kismayo, the interim capital of Jubaland. The delegation was welcomed at the Kismayo airport by the Minister of Planning, Abdirahman Abdi Ahmed,…

Read More

Xarumo Daacish oo duqeyn lagu burburiyay

Bossaso January 26, 2023 (QJ) – Warar ka imanaya Gobolka Barina waxa ay sheegayaan in duqeymo ay ka geysteen duyuuradaha droneska in lagu beegsaday goobo la sheegtay in ay ku dhuumaaleysanayeen dagaal yahano ka tirsan kooxda Daacish. Duqeymada oo shalay iyo maantaba ka dhacay Calmiskaad ayay saraakiil u hadashay Puntlanad waxa ay sheegeen in lagu burburiyay…

Read More

Taliyihii Booliska oo la bedelay

Muqdisho January 26, 2023 (QJ) -Shirkii todobaadlaha ahaa ee ay manta isgu yimaadeen Gollaha Xukuumada federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay RW kuxigeen Saalax Jaamac ayaa xilkii taliyaha ciidamada Soomaaliya loo ga qaaday Gen. Xijaar isla markaana loo magacaabay xilka Gen. Sulub Axmed Firin. Sidoo kale kulankii manta ee Xukuumada Soomaaiya waxa lagu ansixiyay heshiis…

Read More

SNA killes over 300 militants in weeks

Mogadisho January 25, 2023 (QJ) -The Minister of Information of the Federal Government of Somalia, Da’ud Aweys, announced in a press conference that over 300 members of Al-Shabaab have been killed in recent operations conducted within the country. The Minister of Information, accompanied by the African Union’s envoy, Souef Mohamed El-Amine, stated that the operations…

Read More

Xamarweyne oo baaritaano laga bilaabay

Muqdisho January 25, 2023 (QJ) -Ciidamada amniga Gobolka Baanaadir ayaa hawlgal amni ka bilaabay xaafadaha Muqdisho. Habeenkii xaly ayay ciidamada iyo madaxda degmooyinka dhaca bartamaha caasimada ka bilaabeen hawlgal ay guri guri ugu baaraayaan, waxaana hawgalka xalay bilowday lagu bartilmaansaday xaafada Xamarweyne. Hawlgalka oo ay qyb kayihiin madaxda degmooyinka bartamaha caasimada ay algu soo qabqabtya…

Read More