Pretoria: Nelson Mandela oo markale Cusbataal loo gudbiyay iyo wararkii u dambeeyay ee xaaladdiisa Caafimaad

    JOHANNESBURG, March, 28 2013 (SDN/AP)- Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa Khamiista maanta dib loogu celiyay cusbataal, taasoo ah markii saddexaad ah ee muddo afar bilood gudahood ah cusbataal loo gudbiyo, si loo daaweeyo. Mr. Mandela oo hadda 94-jir ahi, waxa la rejaynayaa inuu ka soo kabto xanuunka kadib daawaynta la xidhiidha…

    Read More

      Xarunta Derbi-jiifka Maxamed Mooge oo Ka Nasan Weyday Wasiirka Shaqad,&Luul Xasan Mataan oo Qaylo dhaan u Dirtay Hoggaanka Qaranka

      Hargeysa  28March (SDN) – Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan ayaa si adag uga cabatay hagardaamooyin iyo camaajurayn joogto ah oo uu wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku hayo xaruntaasi. Luul Xasan Mataan oo maalintii shalay shir jaraa’id…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyay Warbixintii HRW ay dhawaan soo saartay

        Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xukuumada Soomaaliya ay si aad u soo dhaweyneyso warbixinada Human Rights watch ee ku aadan ka tala bixinta xaaladaha xaquuqda aadanaha Soomaaliya ee ka dhanka ah barakacayaasha Muqdisho ku dhaqan (IDPS). “Aniga iyo Xukuumada Soomaaliya, waxaan soo dhaweeyneynaa Hay’ada…

        Read More

          Maareeyaha Wershada Laydhka Hargaysa oo dalbaday in lagu soo cadeeyo inuu Wax Musuq maasuqay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 28March (SDN)  Maareeyaha Wershada Korontada ee Caasimada Hargaysa Weli Axmed Xaawo oo ay dhawaan Sheegeen Gudi uu Madaxweynuhu u Saaray Wershada Laydhka ee Dawladu inay Xilkii ka qaadeen kadib Markii uu ku Kacay Sida ay yidhaahdeen Wax is daba Marin ayaa Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargaysa waxa uu Si adag…

          Read More

            Shir lagaga hadlayay Waxqabadka Wasaarada Caafimaadka oo Hargaysa lagu soo gabo gabeeyay

            Hargaysa 28March (SDN)  Shir-howleed  Lagu gor-faynayey Wax-yaalaha u qab-soomay iyo ku tala galka Sanadkan2013-ka ee wasaarada caafimaadka iyo hay’adaha la shaqeeya ayaa maanta lagu soo geba-gebeeyey  Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka Dr,Axmed Cabdi Nuur, oo xidhitaankii shirka oo lagu gorfaynayey intii uu socday  wixii u qab-soomay sanadkii 2012-kii  wasaarada caafimaadka…

            Read More

              Wasiirka Warfaafinta oo dhagax dhigay Dhsimayaal Cusub oo Telefishanka Qaranku yeelanayo

              Hargaysa 28March (SDN) Wasiiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta , Md. Abiib Diiriye Nuur ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha istuudyaw Cusub oo uu Yeelanayo Talavishanka Qaranka Somaliland.   Wasiirka Warfaafinta  oo Munaasibada Dhagax Dhigaasi ka Hadlay ayaa Sheegay in Dhismaha Istuudyahan oo ay Hirgalinayso Wasaarada Warfaafintu, uu Wax Weyn ka tari Doono Hawl so…

              Read More

                AMISOM Oo Faah Faahin Ka bixisay Ciidamada Ka Socda Sera Leone Oo ka mid noqonaya Howlgalka Nabada Ilaalinta Soomaaliya

                Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Afhayeenka ciidamada Amisom Cali Aadan Xumud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo la xiriirta howlgalka Amisom ee Soomaaliya. Cali Aadan Xumud afhayeenka Amisom ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in todobaadka soo socda ay ciidamo ka socda dalka Sera Leone…

                Read More

                  AMISOM oo Ka Hadashay hakat Ku yimid maanta howlihii Shaqo ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Kadib markii maanta howshii garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ay hakad u gashay gaari la sheegay in lagu arkay waxyaabaha qarxa, ayaa arintaasi waxaa ka hadlay saraakiisha ciidamada Amisom. Afhayeenka Ciidamada Amisom Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in shakiga ah gaariga watay waxyaabaha qarxa uu jiray hasa yeeshe…

                  Read More

                    Dowladda India Oo Sheegtay In Ay Taageerayso Ciidamada Nabada Ilaalinta Midowga Africa AMISOM

                    New Delhi March 28 2013 (SDN)– Warbixin uu soo saaray raysal wasaaraha dalka Hindia Manmohan Siin ayaa lagu sheegay in dowlada Hindia si weyn ula dhacsan tahay horumarada dhinacyada taabanaya ee ka jira dalka Soomaaliya. Raysal wasaaraha India ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen hogaamiyaasha Africa kaasi oo ka dhacay dalka Koonfur Africa,kaasi…

                    Read More

                      Dadka Reer Galkacyo Oo ka Wal Walsan Afduubyada ku soo badanaya Magaaladaasi (Warbixin)

                      Galkacyo March 28 2013 (SDN)— Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ay ka dhacayeen falal afduub ah oo ay ku kala dhaqaaqayeen maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka kala arimiya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyo Koonfurta Magaaladaasi ayaa masuuliyiinta maamulka Puntland ee Gaalkacyo waxa ay ka hadleen ammaanka Magaalada. Axmed Cali Salaad duqa Magaalada Gaalkacyo ee…

                      Read More

                        Maamulka Kismaayo Oo Rajo ka Muujiyay Wada hadalada ay la leeyihiin dowladd Soomaaliya

                        Kismaayo March 28 2013 (SDN)— Maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulamada ay la qaateen masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in hada uu socdo wadahadalo udhaxeeya maamulka KMG ee Kismaayo iyo wafdiga Ra’iisul Wasaaraha isaga oo…

                        Read More

                          Daawo sida uu Ganacsade Mahdi Ibrahim ugu guuleystay in magaca Somaliland iyo faiidooyinka Fooxa uu gaarsiiyo Caalamka

                          Vermont Mar 28,2013(SDN)-Ganacsade Mahdi Ibrahim oo ka soo jeeda Somaliland ayaa mudo Sagaal sanadooda ah ku hawlanaa siduu uu Faaiidooyinka Fooxa u gaarsiiyo dalalka caalamka ee haatan fooxa Somaliland uga yimaada carabaha. Ganacsadahan oo mudo dheer ka dib soo hooyay guulo ay ka mid yihiin in markii u horeysay Badeecad Somaliland looga dhoofiyo Mareykanka iyo…

                          Read More

                            Hay’adda SAFE & John Price Foundation oo kormeer qiimayn ah ku soo sameeyay dugsiyada SAFE ka dhistay deegaannada Maraagga iyo Harcadaad

                            Faraweyne Mar 28,2013(SDN)-Hay’adda Somali and American Fund for Education (SAFE) oo xarunteedu tahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa dabayaqaadadii sannadkii hore ka fulisay  dhismeyaal cusub oo dugsiyo hoose ah deegaanada Maraagga iyo Harcadaad kuwaasoo ay ka codsadeen bulshooyinka deegaannadani. Hay’adda SAFE oo ka shaqaysa horumarinta waxbarashada carruurta soomaalida ah, isla markaana sannad kasta…

                            Read More

                              Wasirka Arrimaha Gudaha oo faah faahin kooban ka bixiyay kulamadii maanta ee dowladda iyo maamulka Kismaayo

                              Kismaayo, March 27,2013(SDN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo  Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo galabta shir shir jaraa’id u qabtay bahda warbaahinta magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kooban ka bixiyay kulamo ay saacadihii ugu dambeeyey la qaateen qeybaha kala duwan ee magaalada, gaar ahaana maamulka magaalada, odayaasha, iyo  waxgaradkaba. Wasiirka ayaa tilmaamay in kulan ay maanta…

                              Read More

                                Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland oo si kooban uga hadlay Dil ka dhacay Degmada Xariirad iyo Go’aamo laga Gaadhay {DHAGAYSO}

                                Wasiirka gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo hogaaminayay Wefti ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Degmada Xariirad ee Gobolka Salal u tagay Xalinta Khilaaf gacan ka hadal Sababay oo dhex maray laba beelood oo deegaankaasi wada dega . Wasiirka ayaa maanta hadal kooban oo uu Warbaahinta ku siiyay magaalada Boorama oo ay dib…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo hadal kooban Warbaahinta ku siiyay Madaarka Berbera {DHAGAYSO)

                                  Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada…

                                  Read More

                                    Weftigii Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay oo dalka dib ugu soo laabtay kana waramay Safarkii ay ku tageen Imaaraadka Carabta

                                    Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada…

                                    Read More