MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA QANACSIGA SOMALILAND?
Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha bangiyada. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka Hirgalinta siyaasada lacagta qaranka (Monetary policy). 1….
