Wadahal lagu dhexdhexaadin lahaa Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo Wadani oo fashilmay,maxey tahay sababtu?
London Mar 31,2013(SDN)-Qaar ka tirsan aqoon yahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa hindise ay soo bandhigeen oo lagu heshiisiin lahaa labada Gudoomiye ee xisbiyada UCID iyo Wadani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Ciro. Hindisahan oo looga gol lahaa sidii axsaabta mucaaridka ee Somaliland loogu mideyn lahaa xakameynta xukuumada uu madaxa ka yahay…
