Xisbul-xaakimka KULMIYE oo Ka Hadlay Saan-saan Ay Sheegeen Inay Soo Dedejinayso Cimriga Golaha Deegaanka ee Gabiley
Gabiley Mar 21,2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi ayaa sheegay in Maamul Xumo baahsani ka jirto xafiiska dhulka ee dawladda hoose ee Gabiley taasi oo sababtay isku dhacyo dhawr ah oo ka dhashay khilaaf dhuleed kuwaasi oo khalkhal galiyey ammaanka guud ee gobolka gaar ahaana Magaalada Gabiley. Guddoomiyaha KULMIYE ee Gabiley…
