Xildhibaan Qabille Oo Si Adag U Cambaareeyay Sharciyada Labada Xil Ee Guddoomiye Cirro Ku Tun-Tuunsaday

    Hargaysa, We-March-20-2013 (SDN) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ku baaqay in go’aan laga gaadho labada xil ee uu isku hayo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C/Raxmaan Cirro. Xildhibaanku waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay wargeyska DAWAN, waxa kale oo xisbiyadda iyo xukuumadda u soo jeediyay inaan…

    Read More

      Obama oo Sheegay in Israa’il ay ahaan doonto Saaxiibka ugu Weyn ee Maraykanku Xulufada la yahay

      Israel 20 March (SDN) Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Brack Xuseen Obama oo maanta booqasho uga bilaabantay Dalka Israa’iil ayaa sheegay in ameerikaanku ay sii ahaanayaan saaxiibka ugu weyn ee xulafada la ah dalka Israa’iil. Madaxweyne Obama oo israa’iil kala qayb geli doona xuska loo samaynayo sanadguuradii 65-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay dawladda Yuhuudda…

      Read More

        Taliyaha Ciidanka Booliska oo Digniin Culus u diray Dhalinyaro Kooxo kooxo habeenkii isku dila

        Hargaysa 20.March (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta digniin u diray Dhalinyaro uu Ku Sheegay inay Koox Koox isu laayaan Xiliyada Habeenkii Gaar ahaan Caasimada isla markaana ay Ciidamada Boolisku raacdo ugu jiraan Soo Qabashadooda . Taliyaha oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada Qurbe joog.Com ayaa ka dalbaday Waalidiinta…

        Read More

          Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Shacabka ugu Baaqday iyadoo abaar xoogani dalka ka taagan tahay in hadana ay Sidii la rabay uga faa’iidaystaan Raxmaadka Gu’ga

          Hargaysa 20 March (SDN  Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta,Biyaha Iyo Tamarta ayaa Maant Ugu Baaqay Bulsho Weynta Somaliland in Sida ugu Haboon ay Uga Faa’iideystaan Biyaha Xilliga Roobabka Gu’ga,Raxmaadkaasi oo Haatan  La galay Xilligiisii. Wasiir Ku Xigeenka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta C/Salaan Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Waaxda Biyaha ee Wasaaradaasi C/Risaaq Jaamac Nuur oo Labadooduba Kulankaasi ka…

          Read More

            Shirweynihii Sadexaad ee Dalada SONSAF oo Hargaysa ka Furmay

            Hargaysa 20 March (SDN) Wasiirka wasaarada Qorshaynta JSLand Dr. Sacad Cali shire ayaa maanta  uga furay magaalada Hargeysa ururka jilayaasha   aan dawliga ahayn ee(SonSaf),shir-wey-nahoodii saddexaad, kaasi oo ay ku soo dooranayaan hogaanka Cusub  ee Ururadaasi. Wasiirka Qorshaynta Dr.Sacad,oo kulankaas  ka hadlay ayaa ku bogaadiyay   Ururka SONSAAF wax-qabadka ay muujiyeen mudadii ay jireen , isaga oo…

            Read More

              Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

              Jowhar March 20 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Ujeedka wafdigaan ayaa waxaa lagu sheegay ukuurgalka xaaladaha kala duwan ee Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi iyadoo ay kormeereen xarumo dhowr ah. Waxaa Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay maamulka…

              Read More

                R/wasaaraha Soomaaliya Saacid oo kulan La qaatay Qabiir Ka socda Qaramada Midoobay

                Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Raii’sal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qabiir madax banaan oo qaabislan dhinaca xuquuqul aadanaha oo ka socday Qaramada Midoobay kana mid ah gudi gaar ah qubaro ah oo ay Qaramada Midoobay u xilsaartay arimaha bini’aadanimada Soomaaliya. Qabiirkan oo lagu magacaabo Dr Shamsul Baari aya markii kulankoodu soo idlaaday…

                Read More

                  Ururka Midowga Yurub oo Maaliyiin Doolar ugu Deeqay Howlgalka Nabad Ilaalinta AMISOM

                  Nairobi March 20 2013 (SDN)– Ururka Midowga Yurub ayaa go’aansaday inay bixiyaan taageero dheeraad ah oo ay siinayaan howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya,kaasi oo ay sheegeen inuu door muhiim ka cayaarayo dib u soo celinta Nabadii iyo kala danbeyntii dalka ka jirtay. Midowga Yurub ayaa howlgalka AMISOM ku kordhiyay Lacag gaareysa €33 million,taasi oo…

                  Read More

                    Gudi Madaxweyne Faroole Uu Uxilsaaray Hoos U Dhaca Doolarka Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Ay Wax U Marayaan

                    Garoowe March 20 2013 (SDN)—Gudi dhawaan Madaxweynaha maamulka Puntland uu uxilsaaray qiimeynta hoos udhaca lacagta doolarka mareykanka ayaa waxa ay tafaasiil ka bixiyeen halka ay umarayaan qiimeynta ay ku hayaan lacagahaasi. Gudigan oo Madaxweynaha Puntland uxilsaaray soo ogaanshaha sababta keentay inuu doolarka hoos udhaco ayaa waxaa madax u ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada maaliyada Puntland…

                    Read More

                      R/wasaare Saacid oo sheegay in Ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan Xudur

                      Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay deegaano ay Al Shabaab dhawaan gacanta ku dhigeen ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dib u qabasan doonaan. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonaan Gacan ku heynta Magaalada Xudur ee…

                      Read More

                        Mashruucii Baanka Aduunkee Somaliland Wuxuu La Mid Noqdey; BARNAAMIJKII QIIMEE QOFKAAGA!!

                        Munaasibad maalintay taariikhdu ahayd 11/3/2013 ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa lagu shaaciyay 56 ruux oo lagu sheegay ganacsadayaal oola yidhi waxay ku guulaysteen lacagihii deeqaha yaryar ee mashruucii baanka aduunku ku maalgalinayay ganacsatada Somaliland. Mashruucan oo soo bilaabmay bishii 11 aad ee dabayaaqadii sanadkii 2012 isla markaana lacag qadarkeeda lagu sheegay…

                        Read More

                          Maareeyaha Hay’adda Korontada Hargeysa oo Wasiir Xaabsade iyo Guddidiisa ku Tilmaamay Kuwo Xidhanaya Duub Aanay Lahayn

                          Hargeysa Mar 20,2013(SDN)- Maareeyaha Hay’ada adeega  Korontada Hargeysa  Maxamed Axmed Aadan (Weli Xaawo) ayaa sheegay in aanay jirin awood uu wasiirka hawlaha guud  kaga qaadi karo xilkiisa isla markaana aanu shaqada kaga joojin Karin, isaga oo si adag ayaan darro ku tilmaamay in wasiirka Iyo guddida uu katirsan yahay indhaha ka laliyaan digreetaddii Madaxweynuhu Xilka…

                          Read More

                            Qaabkee Ayay Xukuumaddu u Hubisaa Badeecadaha Dalka Soo Gala iyo Tayadooda

                            Hargeys Mar 2013(SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Tayada Somaliland Siciid Saleebaan Mire ayaa faahfaahin ka bixiyey Habka ay adeegsadaan marka ay baadhayaan Badeecadaha kala duwan ee wadanka la keenayo iyo waxyaabaha ay dagaalka kula jiraan Hay’addaasi. Guddoomiye Siciid Suleymaan Mire oo maalinta shalay qaarka mid ah warbaahinta dalka ugu warramayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay…

                            Read More

                              Warshaddii Sibidhka oo Xukuumaddu Si Qarsoodi ah Ugu Wareejisay Saddex Qof oo Ganacsato Ah oo Midkood Ajanebi Yahay

                              Hargeysa Mar 20,2013 (SDN) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland , ayaa sifo aan sharciga waafaqsanayn ugu qeybisay hanta Ummadda ka dhaxaysay oo ku jirtay gacanta Xukuumadda , kadib markay Wershaddii Sibidhka ee Berbera ugu wareejisay dad gaar ah , kuwaas oo hadal la’aan loogu kala jaray sheerarkii iyadoo aan hantidaa qaranka ee suuqa madaw lagu kala goostay…

                              Read More

                                Maxkamada Gobolka Hargeysa oo maan Xukumeysa Boqor Raabi oo loo heysto booqasho uu Xamar ku tegay

                                Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta soo gunaanadeysa dacwad lagu soo oogay mid ka mida Madax dhaqameedka Somaliland Boqor Raabi Cabdilaahi. Boqorka ayaa loo heysta in uu dhawaan booqday magaalada Muqdisho oo booqashadeeda hore xabsi ugu muteystay. Boqor Raabi ayaa ka mid ah madaxdhaqamedyada kooban e edhaliila xukuumada uu madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaamiyo. Waana…

                                Read More

                                  Barack Obama oo booqan doono Israel iyo Falastiin

                                  Washington March 20 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu u duulo  Israel markii ugu horeysay tan iyo markii dib loogu soo doortay hogaaminta Qaranka Maraykanka. Obama ayaa sidoo kale tagi doona dhulka Reer Falastiiniyiinta halkaasi oo laga yaabaa in uu kula kulmo Hogaamiyaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas Abuu Masim. Inta…

                                  Read More