Gudoomiyahii Hore ee Ururka Ummada Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose oo soo gadhay London

    London 19March13(SDN) Gudoomiyahii Hore ee Ururka Ummada Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose oo soo gadhay London gudoomiyaha ayaa waxa ku soo dhaweyey garoonka Diyaradaha ee Hetrow Ariport Gudoomiyaha Ururka Wadani ee Uk Axmed Cali Naahi iyo xubnaha uk Garabka Dhalinyarada , gudoomiyaha ayaa ku yimid boqasho gaban waxana la filaya  inuu la kulmo tageerayasha xisbiga wadani oo…

    Read More

    Uefa Cup oo 8-Naadi Iskugu Soo Xoomeen Quarter Finalka Iyo Isku Aadkooda (By Jaahuur).

    Uefa-Cup-Mar-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceyna xagaa iyo Uefa Cup iyo iyada la iskugu soo xoomey Quarter Finalka. Koobkan loogu  magacdarey Uefa Cup ayaa sannad walba uga socda qaaradda Yurub,aalaaba waxaa ku kulama Naadiyaal miisaan weyn ku leh koonkan ilaahay abuurtey. Haddaba koobkan oo aad u xiiseeyaan dadweyne badan oo qaaradaha ka yimid iyo dabcan…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland“Annagu Shir Somalia Loo Qabanayo Tagi Mayno Waayo Somaliland Ayaa Nala Yidhaahdaa…”

      Hargeysa, Mon-18-March-2013 (somalidiasporanews.com) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale ku celiyey inaanay Xukuumadda Somaliland ka qeyb gali doonin shirka Ingiriisku u qabanayo dawladda Somalia ee lagu wado inuu Magaalada London ka qabsoomo Bisha April ee fooda inagu soo haysa. Wasiir  Xirsi waxa uu sheegay inaanay meesha oolin sabab ay Somaliland u…

      Read More

        Cabdi iley“Waxa Wax La Sixi Karaa Markaad Gartiina Qaadataan, Dawladdana Waa Inaad Ixtiraamtaan”

        Xarshin, Mon-18-March-2013 (somalidiasporanews) – Madaxwaynaha dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa shalay socdaal uu ugu magacdaray socdaalkii nabada oo uu ku tagay degmada Xarshin ee kililkaas oo maalmihii u dambeeyay dablay hubaysan ay dad rayid ah ku laayeen ka jeediyey qudbad dheer oo ku xod-xodanayey dadka deegaankaas oo ka soo taagan maamulkiisa. Madaxwayne…

        Read More

          Kulan lagaga hadlayay Cidhib tirka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Caruurta oo Hargaysa lagu qabtay

          Hargaysa 18.March (SDN)  Kulan hawleed lagaga hadlayey  tacadiyada loo gaysto haweenka iyo caruurta iyo sidii  bulshada looga wacyi gelin lahaa ayaa maanta lagu qabtay Huteel maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kulan-howleedkaa oo ay ka soo qayb-galeen  hawl wadeeno ka kala socday wasaaradaha  dawladda qaarkood iyo ururada maxaliga ah, kuwa Bulshada, wax-garadka , Cuqaal  iyo culimada diinta…

          Read More

            Xisbiga Wadani oo Xukuumada ka dalbaday inay ka dhabayso Wada Tashigii Qaran ee ay hore ugu dhawaaqday iyo Arrimo kale

            Hargaysa 18.March (SDN)   Xisbiga Wadani ayaa Mar kale ku Celiyay In Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ay rumayso taladii qaran ee ay hore ugu sheegtay in hadii ay Somaliland ka qayb galayso Shirka London ay Wada tashi Mug leh kala yeelanayso Xisbiyada Siyaasada,Golayaasha Qaranka,iyo Qaybaha Bulshada. Warsaxaafadeed ka soo baxay Gudida Arrimaha Dibada…

            Read More

              Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Furay Mashruuc Guryo loogu dhisayo dadka danyarta ah ee Xaafada Ayax

              Hargaysa 18.March (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qaybgalay Mashruuc Guryo loogu dhisayo dadka danyarta ah ee Ku dhaqan Magaalada Hargaysa. Munaasibad lagu daah furayay Mashruucan Guryaha loogu dhisayo dadka dan yarta ah oo ay Fulinayso Hay’ada Un Habitat ayaa waxaa ka faa’iidaysan Doona Sadex boqol iyo…

              Read More

                Salaadiin Madaxweyne Siilaanyo ku taageeray Go’aankii uu ku Qaadacay ka qayb galka Shirka London ee Arrimaha Somalia

                Hargaysa 18.March (SDN)  Salaadiinta  Beelaha laga tirada badan yahay,ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Huteel Xaraf ee magaalada Hargeysa  Ku taageeray go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda somaaliland Mud, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee Qaadacaada  shirka soomaalida ee  London. Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ugu horayn shirka jaraa’id Ka hadlay ayaa    sheegay In ay si buuxda…

                Read More

                  Faah Faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta Muqdisho lagu la eegtay Taliyihii PIS Muqdisho

                  Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo maanta lala eegtay Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo marayay inta u dhexeesa Guriga Hooyooyinka iyo Ex-Giyoore ee Magalaada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in weerarku uu ahaa mid ismiidaamin…

                  Read More

                    Xildhibaano Tagay Baydhaba Oo Ku Biiray Qorshaha Maamul Loogu Sameynayo Lix Gobol Oo Ka Tirsan K/Soomaaliya

                    Baydhabo March 18 2013 (SDN)— Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay oo ay gaareen dhawaan Xildhibaano ku dhaw 30 Xildhibaan ayaa ujeedka gaaritaankooda Xildhibaanadiisa lagu sheegay inay shirar kala duwan la qaataan masuuliyiinta ku howlan maamul usameynta lix Gobal oo koonfurta dalka Soomaaliya ku yaalo. C/laahi Cumar Cali Sheeti oo kamid ah xubnihii hore ee Baarlamaanka…

                    Read More

                      Madaxda Sare ee dalka iyo qaar kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo kulan ku yeesha Villa Soomaaliya, Maxay ka hadleen?

                      Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Kulan ay ka soo qeybgaleen Madaxda sare ee dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay waxa uu ka dhacay dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay Wajiga cusub ee ay galeyso dowladda Soomaaliya oo dhawaan laga qaaday Xiyaarada hubka oo muddo kabadan 21-sano saarneyd….

                      Read More

                        R/wasaaraha Soomaaliya oo soo dhaweeyay sii deynta Wariye C/casiis Koronto

                        Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa soo dhoweeyey sii deynta weriye Cabdicasiis Ibraahim Koronto oo in muddo ah ku jiray xabsiga. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta oo ay taariikhdu tahay March 17, in la sii daayay weriye Koronto, waxayna arrintani ka dambeysay kadib…

                        Read More

                          Mujj Xasan Ciise:Taariikhdaa Xusi Doonta in Dawlada Xamar ay Britain ka kasbatay Xukuumada Axmed Siilaanyo

                          Hargeysa Mar 18,2013(SDN)-Gudoomiyaha ururkii Xaqroor ee ku haray tartankii ururada siyaasiga ah ee Somaliland Md Xasan Ciise Jaamac ayaa sheegay in Xukuumada Xamar ay ta Somaliland uga dheereysay kasbashada dalka xiriirka ugu dhaw la lahaa Somaliland ee Britain. Mujaahid Xasan Ciise oo hore mar u noqday madaxweyne ku-xigeen ayaa sheegay in dhacdadaasi noqon doonto mid…

                          Read More

                            Shabaabka oo dib u qabsaday degaano dhawaan laga saaray

                            Xudur Mar 18,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dhawaanahan laga sifeeyay degaano faro badan oo ku yaal Konfurta Soomaaliya ayaa waxa ay dib ugu soo noqonaayaan degaanadaas. Kooxda Al Shabaab ayaa dib ugu soo noqdey degaano ku yaal gobolka Bakool ee dalka Soomaaliya. Ciidamo faro badan oo faro badan oo aad u hubeysan ayaa lagu arkay degaano…

                            Read More

                              Gudoomiye Xasan Cise:Inaanu Maxkamad dibedda ka furano Xukuumadaa nagu khasabtay(DHEGEYSO)

                              Hargeysa Mar 17,2013(SDN)-Gudoomiyaha Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii ururada siyaasada Somaliland Md Xasan Ciise ayaa manata  shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay uga hadlay wadahadal u socda ururkoodii iyo xukuumada Somaliland. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu ka hadlay dacwado ay ka furteen maxkamado dalka dibediisa ku yaal ka dib kolkii ay cadaalad dalka…

                              Read More