Sadex doonyood oo ay Ciidamada Jabuuti soo daayeen iyo Laba kale oo aan War laga hayn
Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cisman Geeljire ayaa Maanta Cadeeyay in Dawlada Jabuuti aya Sii Deysay Saddex Doonyod oo ka mid ahaa Shan Doonyod oo Ciidamada Xeebaha ee Dalkaasi ay gacanta ku hayeen . Wasiirka ayaa hadalkan ka Sheegay Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay…
