Dhalanteed Waa Maanso ka hadlaysa Dhalinta Maanta
Maansadan magaceeda la yidhaa dhalanteed waxay kahadlaysaa sida dhillinyrada waqtigani nooli ay u badaleen dhaqankii suubanaa ee asturnaa. Wayadii hore way iska yarayd ama may jirinba in inanka soomaaliyeed inanta uu jecelyahay uu ku hodo khiyaamo si uu muraadkiisa foosha xun u fushado.., Taasoo baryahan danbe aad u badatay oo jacaykiiba jar ayaa lagala dhacay…
