Ra’iisul wasaare Saacid Faarax oo booqday Xerada 54aad ee Ciidamada Xooga Puntland (Sawirro)
Garoowe March 11 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xerada 54aad ee Maamulka Puntlandi. Warsaxaafadeed— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka…
