Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Wadanka Turkiga isagoo si adag uga hadlay Xayiraad ka qaadista Hubka Somalia

    Hargeysa March.09, 2013 (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Socdaal ugu ambo baxay Wadanka Turkiga kadib markii uu martiqaad ka helay dhigiisa Dalka Turkiga . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Warbaahinta uga Waramayay Socdaalkiisa ayaa Sheegay inuu Marti qaad ka helay Wadanka Turkiga oo ay ku sii sugan  yihiin Xubno ka…

    Read More

      Uhuro Kenyatta oo noqday Madaxweynaha Rasmiga ah ee dalka Kenya

      Nairobi March 09 2013 (SDN)– Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dalka Kenya Axmed Isaaq Xasan ayaa ku dhawaqay natiijada rasmiga ah ee laga wada sugayay iyo cidda noqonaysa madaxweynaha dalkaKenya. Kahor Gudoomiyaha inta uusan sheegin magaca madaxweynaha cusub ee dalkeKenyawuxuu aqriyay sagaalkii musharax iyo sidii ay ukala heleen cododkii la tiriyay. Waxaana markii uu soo tiriyay todobo…

      Read More

        Wafdiigii uu horkacayey raisul wasaare Saacid oo gaaray Garowe, si diirana loo soo dhoweeyey

        Garowe 09March13 wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu horkacayo ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.Wafdiga raisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan giolihiisa wasiirada sida wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka maaliyada iyo qorsheynta Maxamuud Xasan Suleymaan iyo xubno kale….

        Read More

          Marwada Madaxweynaha oo kaqayb gashay Xuska Maalinta Haweenka Addunka

          Hargaysa 09.March.(SDN)   Marwada Madaxweynaha, Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, ayaa habeenkii xalay ka qayb gashay munaasibad ay soo agaasimeen Daladaha Haweenka ee Naw iyo Nagaad oo lagu xusayey maalinta haween waynaha aduunka ee Sideeda March,oo ku beegnayd maalintii shalay ayaa lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeisa. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen…

          Read More

            Maayar ku xigeenka Caasimada iyo Mas’uuliyiin kale oo booqday xaafada State houska ee Shalay Gubatay

            Hargaysa 09.March.(SDN) Maayiir ku xigeenka caasimada hargeisa Md C/casiis maxamed xaashi oo ay wehilinayeen xildhibaano ka tirsan dawlada hoose iyo badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa maanta gudoonisyey deeq rashiin ah boqol iyo sadex qoys oo dhawaan guryahoodii kaaga gubteen dab ka kacay xaafada istaat hawska ee magaalada hargeisa . Maayir ku xigeenka caasimada ayaa halkaas…

            Read More

              Urarada kala ah Gaaroodi, Haldoor Org iyo Protect and Grow the Land ayaa deeq, dhir beerid, iyo tababaro macalimiinta iyo Asaaska tiim kubada Cagta ah oo loogu magac daray Macalin Ceesh ka hirgeliyey degmada Salaxley.

              Salaxlely 09March 13(SDN) Safar ay si wada jir ah u fuliyeen urarad kala ah Gaaroodi, Haldoor Org iyo Protect and Grow the Land ayaa ujeedadoodu ahaayeen deeq, dhir beerid, tababarka macalimiinta iyo Asaaska tiim kubada Cagta ah oo loogu magac daray Macalin Ceesh oo ay ka hirgeliyeen degmada Salaxley. Waxa uugu horeyn barnaamijka bilaabay ururka…

              Read More

                Madaxwaynaha Somaliland Oo Goor Dhow U Amba Baxay Safar Uu Ku Tagayo Dalka Turkiga.

                Hargeysa March.09, 2013 (SDN)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaw ka ambo-baxaya Madaarka diyaaradaha Hargeysa, isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxwaynaha ayaa waxa safarkiisa ku wehelin doona Wasiirrada Madaxtooyada, dib u dejinta, Marwada koowaad iyo Wasiirka arimaha dibada. Safarkan oo ah kii toddobaadkii hore baaqday, ayaa waxa uu ku sii…

                Read More

                  Saxafiyiinta ka hawlgala wadankan uk oo casho sharaf ku soo dhaweyey wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta C/shakuur Cali Mire

                  London 09March 13 (SDN)Saxafiyiinta ka hawlgala wadankan uk oo casho sharaf ku soo dhaweyey wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta C/shakuur Cali Mire Munaasabadan   oo lagu soo dhaweynayey wasiir ku xigeenka mudane C/shakuur cali mirre waxaa xalay markii ugu horeysey isku arkey bahda Sports-ka qaybaheeda kala duwan,bahda saxaafada soomaaliyeed qaybahooda kala duwan sida…

                  Read More

                    Wariye Aamina Muuse Weheliye oo iska casishay si rasmi ah shaqadii ay u haysay taleefishanka UNIVERSALTV

                    london09March13(SDN)Wariiye Aamina Muuse weheliye ayaa si rasmiya u shaacisay inay iska casishay telefashanka Universal tv taas oo war koban oo ay ku shegtay warsaxafadeed ay soo sartay ilaa imika lama hubo sabata ay uga tagayaan wariyaashu TVga universal taas oo ugu yaraan 10wariye iyo shaqale oo ka tirsanaa tvgaa ay ka tageen qoraalkii Aamina oo…

                    Read More

                      QM oo ugu baaqday dowladda Soomaaliya in ay wax ka qabato xadgudubyada Haweeynka Soomaaaliyeed

                      Muqdisho March 09 2013 (SDN)– Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augostin Mahiga,oo ka hadlay maalinta caalimiga ee aduunka kaga caalameysan maalinta haweenka,ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hortago rabshadaha ay la kulmaan haweenka oo ah horseedka Nabada. Mahiiga ayaa Xukuumada Soomaaliya si gaar ah kaga codsaday in xil weyn…

                      Read More

                        Marwada R/wasaaraha Soomaaliya oo 8-da Maarso Barakacayaal kula dabaal dagtay Muqdisho (Sawirro)

                        Muqdisho March 09 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed— Marwada Ra’iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March  caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala. Marwada Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale, gaarsiisay xeradaasi kaalmo raashin ah oo isugu jirtay Bur, Bariis, Cabitaan, iyo macmaan,…

                        Read More

                          MAXAA HORTAAGAN IN AY SI RASMI AH U HOOSTAGTO HAY’ADA XIDHIIDHKA MUCAAWINOOYINKA WFP WASIIRKA DIB U DAJINTA?

                          Hargeysa Mar 09,2013(SDN)-Mudo imika laga joogo bil iyo badh ayaa digreeto madaxwayne lagu hoos geeyay wasaarada dib u dajinta xafiiska xidhiidhka mucaawinooyinka WFP ee dawlada Somaliland. Hadaba si aanu waxa ooga ogaano sababaha hortaagan in ay toos u hoos tagto wasaarada dib u dajinta  haayadani aan arrimaha loo sababayno hoos tagid la’aanta mid mid u…

                          Read More

                            Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Maalinnimada Berri Ah Daah Furaya Dib U Eegista Dastuurka Dalka (Warsaxaafeed)

                            Muqdisho March 08 2013 (SDN)— Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo gaareysay 750 xubnood. Furitaanka kulankan daah furka u ah dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa waxaa lagu casuumay…

                            Read More

                              Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka tagay Gedo oo fariisin ka sameystay duleedka Kismaayo

                              Kismaayo, March, 08 2013 (SDN)–Wararka laga helayo ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magaalada Kismayo iyo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka guurey gobolka Gedo ay gaareen degaanka Beerxaani. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegey inta u dhexeysa 150-200 ayaa ka tirsan xoogaga dowlada Federaalka ah kuwaasoo gobolka Gedo horey ugula dagaalamey kooxaha Al-Shabaab. Taliyaha ciidamadaan…

                              Read More

                                Libaax dilay Haweenay ku sugneyd Xero lagu xanaaneeyo Xayawaanka oo ku talla dalka Mareykanka

                                California March 08 2013 (SDN)–Gudoomiyaha gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in libaax dilay haweenay ku sugneyd xero lagu xanaaneeyo xayawaanka uu baxsaday. David Hadden,oo ahaa baarihii sababta haweenayda u dhimatay ayaa sheegay in dadka baarayaasha ah ay aaminsan in libaaxa uu weeraray haweenayda uuna dilay Dianna Hanson,iyadoo oo ku jirtay sadiifinta beerka libaaxyada….

                                Read More

                                  Xisbiga UCID:maamul xumada Xukuumada xilka haysa ayaa masuul ka buuxa ka ah dhibka Saylac

                                  Hargeysa Mar 08,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa war uu soo saray uga hadlay shaqaaqada ka aloosan gobolka Selal ee Galbeedka Somaliland. Xisbiga UCID ayaa masuuliyada khasaarihii ka dhashay weeraro dhawaan kadhacay Xariirad oo dad ku dhinteen dusha u saaray Xukuumada maaxweyne Axmed Siilaanyo,War murtiyeedka UCID ayaa sidan u dhignaa”Xisbiga UCID wuxuu si weyn uga…

                                  Read More