Ciidamada Kiinya oo ka digay weeraro Shabaabku dalkaas ku qaadaan iyo Caqabadaha ku xeeran Doorashooyinka dalkaas
Nairobi Mar 04,2013(SDN_Ciidamada dalka Kiinya ayaa soo saaray digniin ay uga hadlayaan weeraro ay dhici karto in ay dalkaas la beegsadaan kooxda Al Shabaab ee dalka Soomaaliya. Wadaada Madhabta Masiixiga ee dalka Kiinya ayaa in dhawaalaba khudbadohoda diiniga ah ee Axad walba ku soo qaadayay in nabada la xoojiyo. Doorashooyinkan ayaa imanaya iyada kuwii u…
