Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Makhaayada U Dhow Xeebta Liido

    Jimce, 01, Mar, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku dhaawacmeen todoba qof. “Argagixisadu waxay caadaysatay inay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed, waxayna hadda u muuqdaan inay yihiin naf lacaari marba hadii dagaalkoodii ku soo ururay inay…

    Read More

      Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Abaal-marintii 10aad gudoonsiisay qaar ka mid ah Shaqaalaheeda (Daawo Sawirada)

      Hargeysa 01, March 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaadhiinta casriga ah ee Telesom ayaa abaal-marin gudoonsiisay shaqaalaha shirkadda ee sida hawl-karnimada ah u soo shaqeeyey sanadkii la soo dhaafay ee 2012. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xalay lagu qabtay hotel Ambassador, ayaa loogu magacdaray munaasibada 10-aad ee Abaal-marinta Shaqaalaha Shirkada Telesom ee sanadka…

      Read More

        Bandhig Faneed Lacago loogu Aruurinayay Caruuta Darbi jiifka ah oo Muqdisho ka dhacay

        Muqdisho March 01 2013 (SDN)— Waxaa xalay magaalada muqdisho ka dhacday Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa maamulka gobolka Banaadir marti sharaf kale iyo fanaaniin caan ah oo dib ugu soo gurya noqday magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaasina ay ka dhacday  Hoteelka City Plaza ee magaalada Muqdisho. Waxaa Munaasabada iska…

        Read More

          Duqa Magaalada Baladweyne oo xabasiga la dhigay

          Baladweyne March 01 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay Sheegayaan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaaladaasi ay maanta Xireen Duqa Magaalada Baladaweyne. Xunko ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay xiritaanka duqa Magaalada Baladweyne, Maxamed Xasan Nuuriye. Ma cada sababta ka danbeysay Xiritaanka duqa Baladweyne laakiin warar…

          Read More

            Hay’add Dhaqaatiirya aan Xuduuda Laheyn oo ka digtay Musuqmaasuq lagu sameeyo Gargaarka Soomaaliya

            Nairobi Mach 01 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed ay soo saartay hayada dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxay kaga hadashay howlaha gaarka oo hayada ay ka wado dalka Soomaaliya iyo dhibaatada heysata caruurta iyo haweenka Soomaliyeed. “Sida dad badan oo Soomaali ku dadaalayaan inay helaan waxyaabaha ay u baahan yihiin ee lama huraanka ah,sida raashiin…

            Read More

              Halkan ka Akhriso oo ka Bogo Fariimihii ay Nadra Maxamedi u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ee ay Xariga dheer ku muteysatay

              Hargeysa Mar 01,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa dhawaan ku riday xukun 8 bilooda Marwo Nadra Maxamed Jaamac ka dib kolkii ay fariimo aanu jecleysan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan. Fariimahan oo aan dadka badankii hore loogu soo bandhigin ayaanu helay iyaga oo qoraal ah,oo ah sidii dacwada wasiirka ku xusneyd. Hadaba Halkan hoose uga Gogo…

              Read More

              Maxaa Kala Haysta Real madrid Iyo Atletico Madrid oo u Soo Baxay Ciyaartii Kama Dambeysta (Copa Del Rey Finals 2013) By Jaahuur.

              Copa Del Rey-Spain-Feb-28-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku fiirineynaa xaggaa iyo Spain iyo koobka Copa Del Rey oo ciyaartii kama dambeysta ahayd la iskugu yimid (Finals) Real Madrid vs Atletico Madrid. Real Madrid oo hore ciyaartii Semi Finalka uga soo badisey Barcelona ayaa waxay sugeysey Atletico iyo Sevilla hadba tii soo badisa si ay final u…

              Read More

                Maxaa lagu gorfeeyay kulankii gaarka ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi isku horfadhiisteen?

                Hargeysa Feb.28, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay shalay yeeshay kulan labadooda ku kooban, tan iyo markii uu soo baxay loolanka xisbiga KULMIYE.Kulankaas oo ay albaabadu u xidhnaayeen, ma jiro wax war ah oo ka soo baxay, waxase la sheegay in…

                Read More

                  Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Deeq Timir ah ka Gudoomay Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera

                  Hargaysa 28.Feb (SDN)      Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa maanta Gaadhsiiyay Taliska  Ciidamada Qaranka deeq Timir ah oo ka koobnayd Kun Tanakadood Isla markaana ay ugu Talo galeen inay Taakulo u noqoto Ciidamada Qaranka ee Fadhiisimada Hore ee Xuduudaha Qaranka . Munaasibada Gudoonsiinta deeqdan oo lagu qabtay Taliska Ciidanka Qaranka ee Caasimada hargaysa waxaa hadal kooban ka…

                  Read More

                    Gudida Dhismaha Wadad 150ka ee Hargaysa oo Bulshada uga digay inay ku soo xadgudbaan Jidkaas oo dhismihiisu Wejigii labaad galay

                      Hargaysa 28.Feb (SDN)    Af-hayeenka Gudiga Dhismaha  Wadada boqol iyo kontonka  ee magaalada Hargeysa Mr, Cabdillahi Baaruud Cige, ayaa ugu baaqay dadka  hareeraha kaga soo durkay Jidka Boqol iyo konton  inay dib uga noqdaan jidka, waxaanuu xusay in aan cidina laga yeeli  doonin inay  Wadadaas oo  Wejigii labaad ee dhismaheedii bilaabmay ay ku soo durkaan….

                    Read More

                      Iskaashatooyinka Basaska ee Hargaysa oo daboolka ka qaaday inay Kordhinayaan Qiimaha Basaska lagu raaco,Xukuumadana baaq u diray

                      Hargaysa 28.Feb (SDN)   Iskaashatooyinka   Basaska  Ka howl gala caasimada Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ay qabteen Hargaysa Waxay kaga hadleen kor u kaca  qiimaha shidaalka  iyo saamaynta uu ku yeeshay gaadiidka Basaska   u kala goosha  degmooyinka iyo xaafadaha  magaalada, kaasi oo ay sheegeen in haddii uu sidaa ku sii socdo  kor u kaca…

                      Read More

                        Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku ansixiyay sharciga Qiimaha Canshuuraha

                        Khamiis, Feb. 28, 2013—–Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixino laga dhagaystay Wasiiro ka soo noqday safaro shaqo oo ay ku tageen dalalka Suudaan iyo Ethiopia, Amniga, iyo…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed oo la kulmay Garoorayaasha Maxkamada Sare

                          Muqdisho, Soomalia,Febraayo,28 )2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Maxkamada Dhexe iyo Maxkamada Gobolka. Kulanka ayuu Madaxweynaha kaga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa Garsoorka oo tiir weyn ka ah “Lixda Tiir Siyaasadeed” ee Madaxweynaha. Madaxweyne…

                          Read More

                            Kulan lagu Gorfaynayay Kaalinta ay Golaha Guurtidu kaga Jiraan Somaliland oo lagu qabtay Hargaysa

                            Hargaysa 28.Feb (SDN)    Kulan hal maalin ah soconaya oo lagaga hadlayo doorka Golaha Guurtidu ugu Fadhiyo Qaranka Somaaliland, kana soo qayb galeen Xubno ka tirsan Golaha wakiilada, Golaha Guurtida iyo marti sharaf kale, ayaa maanta lagu qabtay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Furitaankii kulanka waxa ugu horayn ka hadlay Xog-hayaha Golaha Guurtida Mud, Cabdillahi Ibraahim…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo dhalinyarada Caasimada Hargaysa ugu baaqay inay Ciidamada Gacan Siiyaan

                              Hargaysa 28.Feb (SDN)  Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex  Md Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare)) Ayaa Maanta ka qayb galay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinyay arday  dugsiga Almis ee caasimadda Ka Dhamaystay waxbarasho kala duwan. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Md Maxamed maxamuud cali Agaasimaha Waxbarashada dadban ee wasaarada warbarashada Somaliland gudoomiyaha gudida…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Gobolka Hawd oo Kormeer ku gaalaa bixiyay Deegaamo ka tirsan Gobolkaas

                                Hargaysa 28.Feb (SDN)    Badhasaabka Gobolka Hawd Md Ibraahin Xaaji Xasan oo kormeer xog ogaal u noqosho ah Waxa uu Maanta  ku maray deegaanada  Gobolkaasi Kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Cunaqabad, Gumar, Baargoo, seylah iyo masaajidka.   Badhasaabka oo uu safarkiisa ku weheliyo agaasimaha xidhiidhka gobolada iyo siyaasadda ee wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland ayaa kulamo…

                                Read More