Kooxaha hubeysan oo dilay Wadaad caan ka ahaa gobolka Galgaduud

    Dhuusamareeb March 03 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay macalin dugsi quraan ka dhigayay gobolkaas. Rag hubaysan ayaa macallinkan oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cali Maxamed Siyaad ku toogtay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa tilmaamaya in marxuumka ladilay uu  sidoo kale kutubbada diiniga…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay Somaliland isweydaarsadeen Qoraalo iyo kulamo dhidibadda loogu aasayo midnimo waarta

      Muqdisho Mar 03,2013(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shaeekh Maxamuud ayaa kulan baarlamaani ah oo Muqdisho ka dhacay ka sheegay in Dawladiisa iyo Somaliland ay isweydaarsadeen qoraalo isla markaana ay dhabaha u xaarayaan sidii loo heli lahaa midnimo waarta. Madaxweynaha ayaa sheegay in dawladiisu ay ka goantahay sidii dalka Soomaaliya loo mideyn lahaa oo lo heli lahaa midnomo….

      Read More

        Saraakiil reer Buuhoodle ah oo Hargeysa u yimi ku biirida ciidamada Qaranka(DHEGEYSO)

        Hargeysa Feb 02,2013(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Gaashaan Dhiga Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami,Dibu dejinta Mudane Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Mudane Cismaan Garaad Soofe  ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa Saraakiil ka tirsan Deegaanka Buuhoodle kuwaas oo ku soo biiray Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland . wasiirka wasaarada gaashaandhiga…

        Read More

          Ma Dhabaa in qof shacab ah Qandaraas lagu siiyay Cusboonaysiinta Baasaboorka Somaliland?

          Hargeysa 02, March 2013 (SDN)- Kadib markii ay dhawaan xukuumadda Somaliland sheegtay in Basaborka Somaliland loo rogi doono qaabka casriga ah ee loo yaqaano Elektroonig (E- Passport), ayaa waxa soo baxayay warar sheegaya in dad badani doonteen qandaraaskaas. Xukuumadu waxay sheegtay in ay casriyaynta Basaborka Somaliland go’aansatay ka dib markii ay dawlado kala duwani kula…

          Read More

            Wasiirka Khaarajiga dalka Siiriya oo Laba-wajiilenimo ku eedeeyay Maraykanka, kana hadlay taageerada la siinayo Mucaaradka ka horjeeda Maamulka Madaxweyne Al-Assad

            Beirut 2, March 2013 (SDN)- Wasiirka Khaarajiga Siiriya laba-wajiilenimo ku eedeeyay dawladda Maraykanka, kadib markii ay go’aansatay inay taageero u fidiso kooxaha mucaaradka ah ee isku dayaya inay afgambiyaan Madaxweyne Bashaar al-Asad iyo dawladdiisa. Wasiirka arrimaha dibadda Siiriya Mr. Walid al-Moallem wuxuu Sabtida maanta ah sheegay intii uu ku gudo jiray safar uu ku tegay…

            Read More

              Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan la yeeshay Maamulada Degmooyinka Gobolka

              Hargaysa 02.March. (SDN)       Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka kaas oo lagaga wada hadlay dardargalinta hawlaha Shaqo ee ay u xilsaaran yihiin. Kulankan Waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Rashiid Axmed iyo Xoghayaha Gobolka Maroodi Jeex Xamse Ciise Cabdi . Gudoomiyaha Gobolka Maroodi…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Xaalada Saylac,Wada hadal ay la galayaan Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor iyo Arrimo kale(DHEGEYSO)

                Hargaysa 02.March. (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa maanta ka Xog Waramay Xaalada Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac,Wada Hadal u furmaya Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor iyo Qodobo kale . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu waxa uu Tilmaamay in Magaalada Saylac uu ka jiro Maamul dawladeed isla markaana ay ku hawlan yihiin Xal…

                Read More

                  Munaasabad lagu furayay Kalfadhigii labaad ee Barlamanka Soomaaliya oo maanta ka dhacayda Muqdisho (Sawirro)

                  Muqdisho March 02 2013 (SDN)— Munaasabada si heersaro ah loo soo Agaasimay ayaa maanta waxa ay ka dhacday Iskoo Boluusiya ee Magaalada Muqdisho, taasi oo lagu furayay Kalfadhigii Labaad ee Barlamnaka Jamhuuriyada Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, Guddoomiyaha Barlamanka, Ra’iisul wasaaraha, Guddoomiyaha Maxkmada Sare iyo Marti sharafkale oo ay Wasiiro…

                  Read More

                    Xildhibaanadii Haweenka kaga Jirtay Golaha Guurtida oo Maanta iska Casishay Xilkaas iyo Sababta Shaqo ka tagisteedu la Xidhiidho

                    Hargaysa 02.March. (SDN)  Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo ahayd Haweenaydii keliya ee Ku jirtay Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta iska Casishay Xubinimadii Golahaasi,iyadoo Iscasilaadeedana ay ka aqbaleen Mudanayaasha Golaha Guurtidu. Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Guurtida Mudane Siciid Jaamac ayaa Xildhibaanada golaha ku Wargaliyay inay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gobolka Hawd oo Kulan la yeeshay Isu Duwayaasha laamaha dawlada ee Gobolkaas

                      Hargaysa 02.March. (SDN)  Gudoomiyaha Gobolka hawd Ibraahin Xaaji xasan ayaa xafiiskiisa kulan balaadhan maanta kula yeeshay laamaha dawladda ee gobolkaasi,  Gudoomiyah Gobolku waxa  warbixino uu  ka dhegaystay isu duwayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda ee Gobolkaasi kuwaasoo ka warbixinayey hawlaha ay gobolkaugu xilsaaran yihiin iyo iyo shaqada ay xiligan gacanta ku hayaan oo ay soo raacdo…

                      Read More

                        Gudida Qiimaynta Mashaariicda Somaliland oo ka hadlay Waxqabad u hirgalay

                        Hargaysa 02.March. (SDN)   Gudiga qiimaynta Mashruuca horuminta Somaliland  BSF ayaa manta shir jara’iid  oo ay ku qabteen magaalada hargeisa  ayaa waxay kaaga warameen mashaaric ay dalka ka hirgalinayaan . Gudigan ayaa waxa ay sheegeen in ay bishaan ku dhawaaqi doonaan dadkii ku guulaystay mashaaricdaas  kuwaas oo dhan  59 xubnood . Wasiirka Wasaarada Qorshaynta qaranka Dr…

                        Read More

                          Janaraal Dhagabadan oo digniin culus u diray Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

                          Muqdisho March 02 2013 (SDN)— Saraakiisha Milateriga Soomaaliya ayaa hanjabaad ujeediyay raga caadeestay kufsiga haweenka iyo dhaca lagula dhaqaaqo shacabka Soomaaliyeed. C/kariin Yuusuf Aadan Dhagabadan Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan udulqaadan doonin in la dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed oo ay uqaadeen masuuliyada.Wuxuu sheegay in qof waliba oo geesta kufsi si cad loo tooganayo maxkamad…

                          Read More

                            War Deg-dega Dawlada Fedralka Soomaaliya oo Gen Cali Samatar u dalabtay in aan Mareykanka lagu Maxkamadeyn

                            Fairfax Mar 02,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ee dhawaanta Mareykanku aqoonsaday ayaa ka dalbatay in dalkooda aan lagu maxkamadeyn wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Soomaaliya Gen Maxamed Cali Samatar. Dalabkan ayaa wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka waxa todobaadkan u guddbiyay dawlada Soomaaliya. Sanadkii hore ayay aheyd kolkii maxkamada Virginia ku taal ay Gen Cali Samatar ku xukuntay in…

                            Read More

                              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka soo horjeesta shirka Maamul Sameynta Jubaland ee ka soconaya Kismaayo

                              Kismaayo March 02 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa siweyn uga soo horjeestay shirka ka furmaya Magaalada Kismayo ee Xarunta gobolka J/hoose kaasi oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Labada Jubo iyo Gedo. Cabdi Faarax Shirdoon Saacdi ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed marka la sameysanayo Maamul dadka Soomaaliyeed ay dowr…

                              Read More

                                Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan oo shaqo ku jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco

                                Burco 02, March 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan oo hawlo shaqo ku jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda iyo qaybaha bulshada ee gobolkaas. Wasiirka Madaxtooyada oo uu weheliyo Wasiiru-dawlaha Maaliyada Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa waxa ay kulankaas kula hadleen in…

                                Read More