Midowga Yurub oo dad lagu tuhunsanyahay Burcad badeed ku wareejiyay Jasiirada Seychelles

    Brussels Feb 26 2013 (SDN)— Ciidamada Badda ee ka socda dalka Netharland ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa xukuumada Seychelles,waxay ku wareejisay sagaal ruux oo burcad badeeda Soomaali ah,kuwaasi oo la sheegay in dalkaasi lagu Maxkamadeynayo. Kooxahan burcad badeeda Soomaalida ee sagaalka ruux gaaraya ayaa 19-kii bishan laga qabtay meel 120-mile u jirta xeebaha Soomaaliya,waxaana…

    Read More

      Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in wax dhibaato aysan ka jiran Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose

      Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay arrinta Magaalada Kismaayo iyadona sheegtay in xaalada Magaaladaasi ay tahay mid wanaasan oo aysan dhibaato ka jirin. C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Kismaayo isaga iyo wafdi kale oo ka tirsan wasiirada Soomaaliya ayaa…

      Read More

      Dhaawaca Robin Van Persie Wax Ma u Dhimi Doonaa Man United? By Jaahuur.

      London-Feb-25-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xagaa iyo Ingiriiska oo horyaalkii si habsami ah uga socdo. Horyaalka Ingiriiska oo galey kulankiisii 27-aad waxaa 12-tan dhibcood si xalad leh ugu hogaaminaya Man United oo leh 68-dhibcood waxaana ku soo xigta Man City oo la soo gurguurneysa 56-dhibcood. Haddaba weereryahanka ay Man United halbowlaha u ah Robin…

      Read More

        John Kerry oo Booqashadiisii u horeysay London ku Tegey

        London Feb 25,2013 (SDN) Wasiirka Arimaha debada ee dalka Mareykanka “Joon Keerii’’ ayaa socdaalkii sii u horeeyey ku gaadhay  Caasimada London ee dalka Ingriiska. Safarka Wasiirka ayaa waxa uu qayb ka yahay booqashooyin uu ku marayo muddo toban maalmood ah wadamada ay ka mid yihiin Faransiiska, Turkiga, Masar, Imaaraadka Carabta, Sucuudi Carabiya iyo magaalada Baarliin…

        Read More

          Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah.

          Minnesota26 Feb13 (qurbejoog) Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah. Waxa maalintii sabtidii ee ay taariikhdu ahayd 23kii February ka dhacay huteelka weyn ee Ramada Plaza Hotel ee kuyaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Syria oo Booqanaya dalka Ruushka

            Moscow Feb 25,2013(SDN)-Wasiirka arimaha debada ee dalka Suuriya ‘’Waliid Al Mucalim’’ ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay caasimada Moosko ee dalka Ruushka, halkaas oo uu wada xaajood kula yeelanayo dhigiisa dalkaas ‘’Seergee Laafaroof’’. Labada Wasiir ayaa la sheegay inay ka wada hadli doonaan mashaqada ka taagan dalka Suuriya sidii loo sugi lahaa ammaanka muwaadiniinta…

            Read More

              Boko Xaraam oo dad ku laayay Woqooyiga Nigeria

              Lagos Feb 2013(SDN)-Lix ruux ayaa ku qudhbaxay weerar ka dhacay degmada Najaala oo ku taala waqooyiga  bari ee dalka Nayjeeriya. Weerarkan ayaa la sheegay inay ku kaceen dad hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ka dib markii ay tacshiirad ku fureen qaar ka mid ah dadka deegaankaas. Afhayeen u hadlay ciidanka dalka Nayjeeriya ee gobolka…

              Read More

                Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo Dhakhaatiir iyo Kal Kaaliyayaal u kala dirtay Gobolada dalka(DHEGEYSO KHUDBADIHII MASUULIYIIN HALKAA KA HADLAY)

                Hargaysa 25.Feb (SDN)     Kulan  ay ka soo qayb galeen wasiirada xanaanada xoolaha Dr.Cabdi Aw Daahir, Qorshaynta Dr, Sacad cali shire,Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xanaanada  xoolaha iyo kaluumaysiga  iyo masuuliyiin kale, laguna  ambabixinayey kow iyo konton xubnood oo isugu jira Dhakhaatiir iyo kal-kaaliyayaal ka  tirsan wasaarada xanaanada xoolaha ,oo ka hawlgalaya caafimaadka xoolaha ee gobolada iyo…

                Read More

                  Ururka Haweenka Qaranka ee NOW oo Shirweynahoodii soo Gabo gabeeyay kuna doortay Mar kale Gudoomiyahoodii Hore iyo Ku xigeenkeedii

                  Hargaysa 25.Feb (SDN)    Shirweynihii Ururka Haweenka Qaranka ee Now ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee  Magaalada Hargaysa iyadoo mar kale  dib loogu doortay hogaankii hore ee Ururka Now. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa tilmaantay doorka Ururka Now ay kaga Jiraan dhismaha qaranka waxaanay…

                  Read More

                    Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Deeq Timir ah ka Gudoomay Maayarka Magaalada Gebilay

                    Hargaysa 25.Feb (SDN)    Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Saareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa maanta ka gudoomay Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse Deeq Timir ah oo loogu talo galay Ciidamada Qaranka. Deeqdan oo dhamayd Shan Boqol oo Tanakadood waxaa Munaasibada Gudoonsiinteeda ka hadlay Suldaan Ismaaciil Suldaan  C.raxmaan Suldaan C.laahi oo Bulshada ka dalbaday inay…

                    Read More

                      Qilaaf Xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha Soomaaliya oo Shaac baxay iyo Xaalka oo noqday in la kala dhuunto

                      In dhowaalaba shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan dadka waxgaradka ah waxay isla dhex marayeen xan ku aadan inuu jiro khilaaf marba marka ka sii dambeysa soo baahaya oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, khilaafkaasi oo salka ku haya loolan xagga awooda…

                      Read More

                        Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose

                        Garoowe Feb 25 2013 (SDN)– Dagaal 23-2-2013 ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac dagaalkaasi oo u dhexeeyey ciidamo beeleed ku sugan magaalada. Mudooyinkii dambe waxaa ku qul qulayey magaalda kismaayo ergooyin aad u fara badan si ay uga qaybgalaan shirka maamul u-samaynta Gobolada Jubooyinka. Ugu horeyn, maamulka Puntland waxa uu cambaraynaya dagaalka Kismaayo…

                        Read More

                          Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay hawl wadeeno ka baxay Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada iyo Furitaanka Kulan lagu darsayo qorshaha 5 Sano ee H.I.V

                          Hargaysa 25.Feb (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane ‘’Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici’’ ayaa maanta Todoba iyo sideetan xubnood oo ka qalin jabiyey Machadka shaqaalaha Dawlada  shahaadooyin ku gudoonsiiyey Hoteel maansoor ee Magaaladda hargeysa, isla markaana halkaas kulan hawleed ugu furay sodon xubnood oo ka kala socday shaqaalaha Komishanka Qaran ee ka hortaga Xanuunka Aydhiska iyo…

                          Read More

                            Wafdi ka socday dowaladda Soomaaliya, AU, IGAD iyo AMISOM oo gaaray Kismaayo

                            Kismaayo Feb 25 2013 (SDN)— Warar ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in Wafdi aad u balaaran ay maanta gaaray Magaaladaasi. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Wasiirada Gaashaandhiga, Maaliyada, AMISOM, Wakiiladda Midowga Afrika, IGAD iyo saraakiil ka socota…

                            Read More

                              Deg Deg: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo heer wasiiro ah oo u anbabaxay Kismaayo

                              Muqdisho Feb 25 2013 (SDN)— Wafdigaan oo heer wasiiro ah ayaa waxay goor dhaw ka ambabaxeen magaalada Muqdisho garoonka diyaaradaha Adan Cade airport. Wafdiga lama shaacin xilalka ay hayaan iyo magacyadooda waxaase wararka aan helayno ay sheegayaan in Wasiirka Arimaha gudaha uu horkacayo wafdigaasi. Waxaa la sheegay inay wafdigaasi usocdaan sidii ay usoo kala dhex…

                              Read More