Madaxweynaha Maamulka Puntland oo sharaxay sababaha loo joojiyay Shidaalkii ka imaan jiray Yemen

    Garoowe Feb 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa waxa uu ka hadlay muran ka taagnaa joojinta Shidaalkii ganacsatada Puntland ay kala imaan jireen dalka Yemen. Faroole ayaa sheegay in sababta loo joojiyay Shidaalka ay tahay in laga hortago in Al-qaacidada Yemen ay soo galiso gudaha Puntland iyadoo kusoo dhuumanayso buu yiri…

    Read More

      Xukuumada Jabuuti oo ciidamo fara badan dhigtay degaanada Mucaaridku ku badan yihiin

      Jabuti Feb 25,2013(SDN)-Wararka aanu ka heleyno degaanada Mucaaridku ku xooga badan yihiin ee Jamhuuriyada Jabuuti ayaa sheegaya in xukuumadu ay daadisay ciidamo farobadan oo xanibay isu socodkii. Mucaaridka Jabuuti ayaa maanta qorsheynaya isu soo bax weyn oo looga soo horjeedo natiijadii Doorashooyinkii Baarlamaanka ee dalka Jimcihii ka dhacay. Guddida Doorashooyinka Jabuuti oo uu guddoomiye u…

      Read More

        Bulshada reer Awdal oo Hadalo Duur xul u badnaa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Awdal(DHEGEYSO)

        Boorama Feb 24,2013(SDN)-Bulsho weynta reer Awdal ayaa madal soo dhaweyn iyo furitaan dhismeyaal isugu jira waxa ay ku soo bandhigeen dareeno kala duwan oo ay ka qabaan Maamulka iyo bulsho weynta kale ee Somaliland. Bulshada reer Awdal noocyadeeda kala duwan ayaa waxa ay halkan codkooda ku sheegayaan sida ay u arkaan doorka Gobolku ku leeyahay…

        Read More

          Afaheeynka Mucaaridka Jabuuti Daahir Axmed Faarax:Shalay maanta ma aha,Hawaa Caasimada Martay,waana Hawo isbedel,mid noqoneysana ma aha(DHEGEYSO)

          Jabuti Feb 24,2013(SDN)-Afhayeenka Isbaheysiga Mucaaridka Jabuti ee USN Md Daahir Axmed Faarax oo isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga MRD oo hore looga mamnuucay Jamhuuriyada Jabuuti ayaa wareysi uu siiyay shebekedda Qurbejoog.com waxa uu uga waramay dib ugu noqoshada uu Jabuti dib ugu noqday mudo dheer oo uu qurbaha joogay dabadeed. Sidaas oo kale waxa uu…

          Read More

            Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo dhagax dhigay Dhisme Fooq ah oo ay Yeelan doonto Wasaarada Xannaanada Xooluhu(DHEGEYSO)

            Hargaysa 24.Feb (SDN)  Madaxweyne Ku xigeenka Jsl Md.C/Raxmaan Cabdilaahi Ismacil Saylici, ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhisme ka kooban Laba Dabaq oo Laga Hirgalinayo  X arunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha. Munaasibada Dhagax Dhigan oo ay ka soo qayb galeen,wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr.Cabdi Awdaahir Cali,Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas Dr.Maxamed  axmed Cagaweyne iyo Shaqaalaha ka Hawlgala wasaaradaasi. Wasiirka…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka EU ee Geeska Africa (Sawirro)

              Muqdisho, 24, Feb, 2013…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka xafiiskiisa kulan balaaran kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Michal Caravan, Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Mark  iyo wakiil  ka socda Safaarada Faransiiska ee Kenya. . Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Ra’iisul Wasaaraha iyo wakiilka…

              Read More

                Gudidii Madaxweyne Siilaanyo u Saaray Warshada Laydhka oo soo saaray go’aan ay meesha kaga saarayaan Maamulkii Hore ee Wershadaas(DHEGEYSO)

                Hargaysa 24.Feb (SDN)   Gudidii uu dhowaan Madaxweynaha JSL u magacaabay xaaladda wershadda laydhka ee caasimadda Hargaysa ayaa maanta soo bandhigay warbixino ka hadlaya xaaladeeda iyo halka ay marayso. Shir jaraa’id ay gudidaasi maanta ku qabatay xarunta wershadaasi ayaa Md Axmed Cabdi Xaabsade wasiirka wasaradda Hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland oo xubin ka ah gudidaasi…

                Read More

                  Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo maanta xusay 43-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaaskooda

                  Muqdisho Feb 24 2013 (SDN)– Munaasabadani oo lagu maamusaye 43-sanoguuradii kasoo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka Xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka difaaca dalka Wasirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka socday maamulka Gobalka Banaadir.Kusimaha taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed…

                  Read More

                    Garab ka Mid ahaa Urur Siyaasadeedkii Ummada oo ku biiray Xisbiga Kulmiye iyo Weedhihii Gudoomiyaha Kulmiye

                    Hargaysa 24.Feb (SDN) Xaflad loo qabtay Midowga Xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah ururkii Umadda ayaa manta lagu qabtay Hotel shiraaqle ee magaalada hargaysa . Munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen madaxda sare ee Xisbiga Kulmiye iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda oo ay wehelinayeen mas’uuliyiinta garabka ururkii umadda oo ay ka mid ahaayeen…

                    Read More

                      Soomaali loo qabtay qaraxyadii qasaaraha badan geystay ee ka dhacay Magaalada Hyderabad dalka Hindiya

                      Hyderabad  Feb 24 2013 (SDN)— Saraakisha ciidaada amaanka wadanka Hindiya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 2 ruux oo mid kamid ah uu Soomaali yahay. Masuul booliska Hindiya u hadlay aya sheegay inay rumaysan yihiin in labada qof ee mid Soomaaliga yahay ay ku lug lahaayeen qaraxyadii dhawaan ka dhacay magalada Hyderabad. Waxaana laga qabtay…

                      Read More

                        Xaalada Siyaasadeed ee dalka Jabuuti oo Cakiran iyo Mucaaridka oo cadeymo Guul hordhigay Beesha Caalamka

                        Jabuti Feb 24,2013(SDN)-Xaalada Siyaasadeed ee dalka Jabuuti ayaa cakiran maalmo ka dib doorashooyinkii Baarlamaanka dalkan Jabuuti ee sida weyn loogu loolamay. Sadexdii xisbi ee ku tartamay doorashooyinka ayaa isku maandhaafay natiijooyinkii doorashooyinka ee Jimcihii ina dhaafay ka dhacay guud ahaan dalka. Xukuumada Jabuti ayaa sheegatay in ay ku guuleysatay 49%,Halka Mucaaradkuna ay sheegeen in natiijadaasi…

                        Read More

                          Mareykanka oo Ciidamo u diraya dalka Nijar ee ay Maali

                          Washington Feb 24,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka  ayaa manta  u diraysa dalka Nayjar ee xadka la wadaaga Maali  diyaaradaha aan duuliyaha  lahayn ee loo yaqaan “Daroonis”  iyo  ilaa boqol askari  , si ay uga  gargaaraan ciidamada huwanta  ah dagaalka  ay kula  jiraan  kooxaha  maylka  adag  ee ku sugan  dhulka  buuralayda ah ee waooyiga Maali . Dawlada mareykanka  waxa…

                          Read More

                            Suuriya oo Mareykanka iyo Qadar ku eedeysay in ay Mucaaridka ka horjoogsadeen wadahadalka

                            Dimishiq  Feb 24,2013 (SDN)-Afhayeen manta u hadlay xukuumada Suuriya Mr.  Shaariif  Shaxaada ayaa ku eedeeyey  dawlada  Qatar iyo maamulka Mareykanka , in ay ka  dembeeyan diidmada ay ku dhawaaqeen madaxda mucaaridka bahoobay  ee dalkaasi , in ayna ka qeyb  galayan wado hadal siyaasadeed oo lala yeesho xukuumada  Suuriya  oo ay hore  ugu  baaqeen  in  ay…

                            Read More