Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal lagu soo Kordhiyay Qasriga Madaxtooyada

    Hargaysa 28.Feb (SDN)       Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL, Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka siiyey…

    Read More

      Musharaxa Xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen oo Khudbad ka hor jeediyay aqalka looga taliyo Minnesota, USA iyo xubnaha golahaas oo sheegay in aanay hore u maqal xog ku saabsan Somaliland ayse aad ula dhaceen(SAWIRO)

      Minnesotta Feb 28,2013(SDN)-Martiqaad gaar ah oo uga yimid xisbiga Jamhuuriga (Republican Party) awgeed waxa uu Musharaxa Madaxweynenimada ee xisbiga UCID, mudane Jamal Cali Xuseen la kulmay dhamaan xubnaha golaha wakiilada ee labada xisbi ee Republican-ka iyo Demuqraadiga maalintii ay taariikhdu ahayd Isniin, 25kii February, 2013. Waxa uu Mudane Jamaal qudbad gaaban ka hor jeediyay golaha…

      Read More

        Ra’iisul wasaraha dalka Iraq oo ka digay Qatar argagixiso oo ka dhalan karta dagaalka ka socnaya Syria

        Baqdaad Feb 28 2013 (SDN)—Nuur Al-Maliki Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq oo la hadlayay Wakaalada Wararka ee AP ayaa sheegay in dagaalka ka soconaya dalka Syria hadii ay ku guuleystaan Mucaaradka wadankaasi ay ka dhalan karto argagixiso cusub oo Qatar ku noqonta Mandiqada Bariga Dhexe. Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq, ayaa tilmaamay in guul ay gaaraan Mucaaradka…

        Read More

          Gudoomiye Xaafadeed Xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

          Baydhabo Feb 28 2013 (SDN)—Kooxo hubaysan ayaa Magaalada Baydhabo ku dilay mid kamid ah Guddoomiye xaafadeedka Magaaladaasi kadib markii hoygiisa lagu weeraray bam gacmeed. Weerarka lagu qaarijiyay guddoomiye xaafadeedkaan ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Isha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ka ahaa Guddoomiye xaafadeedka. Guddoomiye xaafadeedka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aadan Xuseen…

          Read More

            Al Shabaab oo u hanjabay muwaadiniinta Kenya ee doorashooyinku ay ku soo foodleeyihiin

            Muqdisho Feb 28 2013 (SDN)– Iyadoo doorashooyinka dalka Kenya ay maalmaha soo socda ay ka dhici doonaan gudaha dalka Kenya ayaa Ururka Al-Shabaab oo Soomaaliya ka dagaalama wuxuu war kasoo saaray doorashooyinka Kenya warsaxaafadeedka Al-Shabaab ayaa uqornaa sidatan. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku aadan doorashooyinka aadka loo sugayo ee todobaadyada nagu soo…

            Read More

              Ururka Samafalka ee Garoodi oo Baaq qeylo dhaana u jeediyay Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland

              London Feb 28,2013(SDN)-Ururka Samafalka Garoodi ayaa baaq uu na soo gaarsiiyay waxa uu fariin qeylo dhaana ugu diray Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland,Baaqa ayaa ka warbixinaya xaaladaha Nololeed ee ka jira degeenada hoostaga Degmeda Salaxlley,Baaqa ayaa sidan u dhignaa Bismillaahi Arraxmani raxeem Waxaanu ummadda reer Somaliland leenayahyAsalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh. Allaah…

              Read More

                Muhannad and Islam(Jawaan iyo Sooraan) oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya Dawasho wacan

                London 28Feb13 (SDN) Muhannad and Islam oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya waana actoro yar yar oo u bahan in la garab qabto taas oo ku boqanay gurugooda waxanay ku matalayaan Sooraan iyo Jawaan ee Uk   Dawasho wacan

                Read More

                  Madax Dhaqameedka Beesha Hargeysa oo Baaq u diray Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo(DHEGEYSO)

                  Hargeysa Feb 27,2013(SDN)-Madax dhaqameedka Beesha Hargeysa ayaa maanta kulan qabteen waxa ay fariin ugu direen Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madax dhaqameedka ayaa waxa ay xukuumada u jeediyeen in xoriyadiisa si taama loogu soo celiyo Boqor Raabi Yuusf oo mudo iminka Hargeysa ku xiran.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boqor1.mp3″]

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Wadanka Jarmalka kula kulmay Maalgashadayaal Caalami ah

                    Berlin 27.Feb (SDN) Wasiirka arimaha dibada  Somaliland,Dr Mohamed Abdilahi Omer oo martiqaad rasmiya ka helay dawlada jarmalka,ayaa waxa uu maanta la kulmay,deeq bixiyayaal jarmala iyo shirkado waawayn oo aad u danaynaya inay somaliland maal gashadaan. Waxa kale oo uu wasiirku la kulmay baarlamanka jarmalka,ee loo yaqaan (Bundes Tag) kana kala socday xisbiyada talada haya ee…

                    Read More

                      Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo dhagax dhigay Shan Ceel oo lagu soo Kordhinayo Biyaha Magaalada Berbera

                      Berbera 27.Feb (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil,iyo ka degmada Berbera ayaa maanta dhagax dhigay ilaa Shan Ceel oo ay dawlada Turkigu ka hirgalinayso Deegaanka Fara Deero,oo ilaa iyo 23 Km dhinaca Konfureed kaga beegan magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland…

                      Read More

                        Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

                        Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

                        Read More

                          Wariyaasha Gobolka Galgaduud Oo Sameestay Urur Ay Ku Midaysanyihiin +(Sawirro)

                          Dhuusamareeb (SDN)– Warsaxaafadeed– Kadib munaasabad wayn oo ka dhacday Degmada Guriceel laguna dhisayay Ururka saxafiyiinta gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Ahlu-sunna iyo kan Degmada iyo wariyaal kakala Socday Degmooyinka C.waaq, Dhuuso-mareeb, Guriceel IYO Cadaado. Ururkaan oo lamagac baxay MEDIA ASSOCIATION OF GALGADUUD REGION OO LOSOO GAABIYO (MAGR) ayaa waxaa hogaanka…

                          Read More

                            Madax dhaqameed Xukuumada ka dalbaday inay Si dhakhso ah u soo dayso Boqor Raabi Yuusuf C.laahi

                            Hargaysa 27.Feb (SDN)   Shir Jaraa’id Oo ay Cuqasha iyo Salaadiinta Beesha Ciidagale Ku Qabteen Hotel Dalxiis Magaalada Hargeysa ayaa Xukuunada Somaliland ay ugu Baaqeen inay Si Deg dega usii daayaan Boqor Raabi Yusf C/laahi Oo kamida Boqorada Reer Somaliland Oo Dhawaan Kayimid Xamar Kaasoo ay Xukuumada Somaliland dhawaan Xabsiga u taxaabtey Baaqan Ay Odayaashu U Direen Xukuumada…

                            Read More

                              Meydka Wiil daldalan oo maanta laga helay duleedka Magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal

                              Garoowe Feb 27 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaa maanta Magaaladaasi duleedkeeda lagu arkay meydka wiil dhalinyaro oo daldalnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilkaan dhalinyarada ah in isaga oo meyd ah lagu arkay duleedka Garoowe, iyadoo aan lakala cadeyn karin inuu isdaldalay iyo sidoo kale in la…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Ururka ODXA Marwo Faadumo Siciid oo Kun dollar ku Wareejisay Gudida Dhisaysa Biriij loo samaynayo Xaafada Maxamed Mooge ee Hargaysa

                                Hargaysa 27.Feb (SDN)  Ururka wadaniga ah ee ODXA   Maanta ku wareejiyey Guddiga dhismaha Biriijka Xaafada  Maxamed Mooge ee Magaalada  Hargeysa  deeq lacageed oo ay urur ahaan kaga qayb qaadanayaan dhismaha Biriijkaas . Gudoomiyaha  Ururka  Wadaniga ah ee ODXA Marwo Faadumo Siciid Ibraahin, oo   ka hadashay munaasibada  Gudoonsiinta Lacagta Tabaruca ee ururka  odxa  kaga qayab qaadanayo…

                                Read More