Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa Lagu Qabtay.
Hargaysa 22.Feb (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa ka qayb galay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay Maalinta Afka hooyo ee Soomaaliga,taas oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa . Xuskan Waxaa ka qayb galay masuuliyiin, fannaaniin, jileyaal, qoraayo, abwaanno, Xubnaha Ururka PEN, macallimiin, saxafiyiin, arday iyo boqollaal dadweyne ahi. Xuskan oo sannad…
