Kulan hawleed Hargaysa lagu soo gabo gabeeyay iyo Qodobo laga soo saaray
Hargaysa 21Feb.(SDN) Kulan-hawleed ku saabsanaa wacyi-gelinta bulshada ee ka qayb qaadashada horuumarinta degmooyinka oo muddo laba maalmood ah u socday maayirada degmooyinka gobolada dalka ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guudee wasaarada arimaha Gudaha Mud, C/samad Cumar maal,oo Maayarada shir howleedkaas u xidhay ,ayaa waxa uu sheegay in kulan…
