Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda oo maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay
Muqdisho Feb 18 2013 (SDN)—Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar loogu soo idleeyay dalka Uganda ayaa maanta Soogaaray Magaalada Muqdisho iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo ay tiradoodu gaareysay 50-Askari waxaa xubnihii ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kamid ahaa Wasiirka Gashandhigga, Ku- xigeenadiisa, Abaanduulaha ciidanka Xooga…
