Fowziyo Xaaji oo sheegtay in aysan heyn Cadeyn ku aadan in Iraan ay taageero hub siiso Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya

    New York Feb 15 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya Marwo Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in aysan ka war heyn meel ay dowladda Iran ku taageertay Xarakada Al Shabaab ee dagaalka kala soo horjeeda dowladda Xasan Sheekh Maxamuud.  Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo la hadleysay Laanta afka…

    Read More

      Qaramada Midoobey oo aan dooneyn in Cidamadooda Nabada suga loo Diro Soomaaliya,soona jeediyay in UNIPOS la tirtiro

      New York Feb 15,2013(SDN)-Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa sheegay in xaaladaha ka jira Soomaaliya haatan aaney saamaxeyn in dalkaa loo diro Ciidamo QM ka socda oo nabada suga,balse soo jeediyay in Hawlgal Taakulo loo sameeyo. Kiyoo la Hadlaya Golaha Amaanka ee Qm oo qiimeynaya tilaabada xigta ee QM ku taageereyso Soomaaliya ayuu Kaaliyaha Xoghayaha…

      Read More

        Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Britain Wiilliam Hague oo madaxwayne silaanyo kula taliyey in ay somaliland qadato 10sano oo Fedrala wada hadalka somaliland iyo somalia

        London 15Feb13(SDN) warar aan ka helay xubno ku dhawa wafdigii madaxwaynaha ee la shiray Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Britain Wiilliam Hague oo noo sheegay in  madaxwayne silaanyo lagula taliyey in ay somaliland qadato 10sano  oo Fedrala wada hadalka somaliland iyo somalia si shacabka reer somalilnad afti laga qado sidii ay ku kala baxeen wadamada Sudan…

        Read More

          UCID UK:Waxaynu arki jirnay Madaxweyne Siilaanyo oo Magaalada London iyo Gobolada Dalka UK si balaadhan loogu soo dhaweeyo, maantana arrintu waxay isugu soo ururtay in uu la kulmo 40 qof oo u badan Guul-wadayaal iyo Caa’iladiisa

          London Feb 14,2013(SDN)-Xisbiga Mucaarika ee UCID laantiisa UK waxa uu warsaxaafadeed ka soo saaray kulankii dhawaanta uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo la yeeshay jaaliyada Somaliland ee dalka Britain. Warkan uu soo saaray Xoghayaha UCID ee UK ayaa lagu lafo guray sababha keenay in madaxweynuhu la kulmo xubno kooban oo jaaliyada ka tirsan,qoraalkuna sidan ayuu…

          Read More

            Afar Badhasaab oo Maanta la Wareegay Xilal uu Madaxweyne Siilaanyo u igmaday

            Hargaysa 14.Feb (SDN)        Munaasibado ay Xilalka kula kala Wareegayeen Gudoomiyeyaasha Cusub ee Gobolada Awdal,Gebilay,Hawd,iyo Sanaag ayaa Maanta lagu kala qabtay Xarumaha Goboladaasi. Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Awdal Md Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Gudoomiyahii hore ee Gobolkaas Axmed Xaddi Sidci. Munaasabad ka dhacday xarunta Gobolka awdal ee Boorame ayaa…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo dalka ku soo laabtay kana Waramay Socdaalkiisii

              Hargaysa 14.Feb (SDN) Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland M.d Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhamaytay Booqasho hawleed oo uu ugu Maqnaa Wadamada Kenya iyo Ingiriiska. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxaa Garoonka diyaaaradaha Ee Cigaal International Airport ay ku soo dhaweeyay oo ku qaabilay  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan…

              Read More

              Xiddigii Reer South Africa ee Ku Caan Baxay Orodka(Blade Runner Ama Mindidii Oradka) Ayaa Jeelka Loo Taxaabey Markii uu Khaarijiyey Saaxiibadiis.By Jaahuur.

              Pretoria-South Africa-Feb-14-2013-qurbejoognwes.com- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo maanta waxaynu ugu kuur galeynaa xiddigii reer South Africa ee ku caanbaxay orodka (Amputee Runner) oo gabadh saaxiib uu la lahaa khaarijiyey. Haddaba ciyaaryahankan(Oscar Pistorius) oo ku caan baxay Orodka Blade Runner ama mindidii orodka laba biladood oo dahab ahna ku guuleystey ciyaarihii Olombikada ee lagu qabtey London Sannadkii aynu soo…

              Read More

                Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay in tabarada la siinayo Ciidamada dowladda loo soo wareejiyo Muqdisho

                Kampala Feb 14 2013 (SDN)— Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Uganda in loo wareejiyo Soomaaliya.  Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida ee Midowga Yurub Gen,Gerald Ahern uu sheegay isagoo kahadlayay kulan ay wasiirada difaaca midawga yurub ku lahaayeen dalka Airland ayaa sheegay inaan lagu fududaan in…

                Read More

                  Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose

                  Marka Feb 14 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Sh/hoose ayaa saakay la wareegay deegaano iyo degmooyin dhawr ah oo kuyaalla gobolka Sh/hoose kuwaasi oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada Xarakada Al Shabaab.  Sida uu noo xaqiijiyay taliyaha Taliyaha Gaaska labaad ee Ciidamada dowladda Soomaaliya Ciidamada dowladda ay hada gacanta ku hayay…

                  Read More

                    Wasiirkii hore ee Cadaalada Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

                    Muqdisho Feb 14 2013 (SDN)– Allaha unaxariistee waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Caadaalada Dowladdii KMG aheyd hadana ahaa Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya.  Sheekh Nuur Cali Aadan  Wasiirkii hore ee Cadaalada ahaana Xildhibaan ka tirsan Barlmanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in xanuun ku soo booday awgiis uu…

                    Read More

                      Madaxweyne Wasiirka Arrimaha Dibeddu ma Shaqaale Aqalkaaga ka shaqeeyaa mise waa Masuul Qaran?

                      London Feb 14,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mar uu dhawaan London kula kulamy qeyb ka mida Jaaliyada Somaliland ee UK waxa uu si shakhsiya u difaacay wasiirka wasaarada arrimaha Dibedda ee Somaliland oo dhaliil loo soo jeediyay. Madaxweynaha ayaan maraba difaaciisa wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar ku darin wax qabdkiisa iyo xil gudashadiisa,ee uu…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta Abiib Timocad “Qaar si kale wax u wada ayaa ka Mid ah Xukuumada Somaliland”(DHEGEYSO)

                        Hargeysa Feb 13,2013(SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Md Abiib Timocad ayaa hadal uu jeediyay waxa uu uga waramayaa arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin safarka Madaxweynaha Somaliland ku tegay Britain iyo Khilaafka dibedda u soo baxay ee u dhexeeya Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Seylici. Abiib Timocad ayaa sidoo kale ka…

                        Read More