Maayar ku Xigeenka Hargaysa oo deeq xoolo ah gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka iyo Xildhibaano beeniyay Khilaaf ka jira Golaha Deegaanka Caasimada
Hargaysa 16.Feb (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ayaa maanta deeq Xoolo ah gaadhsiiyay Qaybta Xanuunada Maskaxda ee Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa . Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Caasimada C.casiis Maxamed Xaashi ayaa ka waramay deeqdan xoolaha ah ee ay ugu talo galeen bukaanka ku jira Cisbitaalka Waalida oo uu…
