Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Tababar u soo xidhay koox dhakhaatiir Wasaarada Xoolaha ah
Sheekh 17.Feb (SDN) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa maanta tababar ugu Soo Xidhay Dugsiga Culuunta Xoolaha ee Degmada Sheekh Koox Dhakhaatiir ah oo ka tirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha . Tababarkan waxaa ka qayb qaadanayay afar iyo labaatan Xubnood oo ka mid ah hawl wadeenada Wasaarada Xoolaha kuwaas oo…
