Dalxiisayaal Kulamo la yeeshay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha.

    Hargaysa 10.Feb   (SDN)    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Abiib Diiriye Nuur  ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Koox dalxiisayaal ah,oo booqasho ku jooga dalka Somaliland. Xubnahan Dalxiisayaasha ah oo ka kala socday Wadamada Ingiriiska,Jarmalka iyo Faransiiska . Haweenay ka mid ah Dalxiisayaasha ayaa Sheegtay inay tahay markii ugu horaysay ee ay Somaliland timaado isla…

    Read More

      Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex oo Xilkii kala Wareegay Gudoomiyihii hore ee loo bedelay Gobolka Togdheer.

      Hargaysa 10.Feb   (SDN)        Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex Maxamed Maxamud Jeeni yare ayaa si rasmi ah Xilkii ugala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi jeex,oo loo magacaabay Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje. Xaflada ay labada guddoomiye xilalka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha guddaha ee magaalada Hargaysa, waxa…

      Read More

        Tababar ku Wajahan Sidii aanay Dugsiyada Waxbarashadu u Xidhmin Xiliyada Jiilaalka oo Degmada Faraweyne lagu soo gabo gabeeyay.

        Faraweyne 10.Feb (SDN)    Aqoon isweydaarsi lagaga hadlayay sidii loo samayn lahaa qorshe ku wajahan sidii dugsiyada Waxbarashadu aanay u xidhmi lahayn Xilliyada abaaraha ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay Xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Faraweyne . Aqoon isweydaarsigan oo ay hirgalintiisa iska kaashadeen Ururka Wadaniga ah ee Havayooko iyo Maamulka Degmada Faraweyne waxaa ka qayb…

        Read More

          Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Burundi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

          Muqdisho Feb 10 2013 (SDN)— Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Burundi kuwaasi oo garoonka Muqdisho ay kusoo dhaweeyeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadaan ka yimid dalka Burundi oo tiradooda ay gaaraysa ilaa lix Xildhibaan ayaa ujeedka ay uyimaadeen Magaalada Muqdisho wuxuu yahay inay soo booqdaan markii ugu horeysay….

          Read More

            Howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo Ciidamad dowladda ka sameeyeen Gobolka Sh/hoose

            Marka Feb 10 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgalo ay ka sameeyeen wadada isku xirta Gobalka Shabeelaha dhexe iyo Magaalada Muqdisho. Korneyl Maxamed Maxamuud Saneey oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalkaasi ayaa sheegay in howlgalka ay kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa afar…

            Read More

              Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo maanta ka furmaya Kismaayo

              Kismaayo Feb 10 2013 (SDN)— Wararka laga helayo saakay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka furmayo shirka looga hadlayo maamul u sameynta gobolada Labada Jubo iyo Gedo. Saraakiil ka tirsan Maamulk KMG ah ee ka arimiya Magaalada Kismaayo  ayaa sheegay in intabadan wafuudii ka qeybgaleysay shirkaasi looga hadlayo…

              Read More

                Dahabshiiloow marka hore Xawaaladuhu ha wada shaqeeyeen,Mobileduna wey xigiye

                London Feb 10,2013(SDN)-Kulan ka dhaca dhawaan Jaamacada Oxford oo lagu lafo guray sidii loo mideyn lahaa adeega isgaarsiinta gacanta ee geyiga Soomaaliyeed ayaa waxa hadal uu ka jeediyay Madaxa xawaalada Dahabshiil  Cabdirashiid Ducaale waxa uu ku dheeraaday ka hadalka baahida loo qabo wada shaqeyn dhexmarta shirkadaha Isgaarsiinta. Cabdirashiid Dahabshiil oo khudbadiisa  ka jeediyay  kulan loogu…

                Read More

                  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furay siminaar looga hadlayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta (Warsaxaafadeed)

                  Moqdisho, 09, Feb 2013…… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo diyaarisay Wasaarada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gadiidka, waxaana siminaarkaan ka soo qayb galay bahda Saxafada, Isgaariisnta iyo Khubaro ka socota caalamka. Xeerkaan ayaa u…

                  Read More

                    Shirgudoonka Wakiilada oo Daboolka ka qaaday in aanay Jirin Maamuus ka Xayuubin ay ku Wadaan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

                    Hargaysa 09.Feb (SDN)  Gudoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay Warar lagu faafiyay Warbaahinta Qaarkeed laguna sheegay in Golaha la hor keenayo Mooshin ka dhan ah Madax weyne ku xigeenka Somaliland. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladu waxa uu Saxaafada…

                    Read More

                      Gudigga Xuquuqul Insaanka Barlamanka Soomaaliya oo doladda ugu baaqay in la siidaayo Wariye Koronto oo la xakumay

                      Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— War saxaafadeed ka soo baxay Gudigga xaquuqul insaanka haweenka iyo arimaha bani’aadamnimada baarlamanka soomaaliya ayaa dowlada Soomaaliya loogu baaqay inay xabsiga kasoo dayso wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim iyo Marwa Luul Cali Cismaan oo ay Maxkamadda gobolka Banaadir ku xukuntay min 1-sano oo xarig ah kadib markii ay ku…

                      Read More

                        Kulan looga hadlayay xeerka ay ku shaqeynayaan Isgaarsiinta iyo Warbaahinta dalka oo maanta Muqdisho ka furmay (Sawirro)

                        Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlaye xeerarka ay ku shaqeeyaan isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya waxaana intii uu soconaye la isku dhaafsaday talooyin iyo fekrado ku aadan qaabka loo horumarin karo isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya. Madasha uu kulanka ka dhacaye ayaa…

                        Read More

                          Hanti dhawraha Guud ee Qaranka oo ka warbixiyay Xisaab Xidhka Sannad Miisaaniyadeedka 2008 iyo 2009.

                          Hargaysa 09.Feb (SDN)  Hanti dhawraha Guud ee Somaliland Md. Maxamuud Aw/Cabdi Ibraahim (Maxamuud Dheere) ayaa Golaha Wakiilada Xogwaran ka siiyay Xisaab Xidhka Miisaaniyad Sannadeedkii 2008 iyo 2009. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro waxaanu sheegay inay Warbixin ka dhagaytaan hanti dhawraha Guud ee Qaranka. Markaas kadib hanti dhawraha Guud…

                          Read More

                            Weftigii Madaxweynaha oo Soo gaadhay Magaalada London si balaadhana loogu soo dhaweeyay.

                            London 09.Feb.(SDN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka degay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagay. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Safiirka wareega ee Somaliland Mudane Kaysar Cabdilaahi Maxamed, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xuquuqul Iinsaanka Qaranka oo Canbaaraysay Kufsiyo dalka ka dhacay.

                              Hargaysa 09.Feb (SDN) Gudoomiyaha Gudiga Xuquuqul insaanka qaranka Marwo Farxiya Xuseen Jaahuur ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabatay xafiiskeeda waxay kaga hadashay sadex arimood oo kala ah Kufsi ku dhacay sadex hablood oo socdaal tahriib ah ku marayey Xuduuda Somaliland yo jabuuti Marwo Farxiya xuseen oo ku hadlaysay magaca Gudiga Xuquuqul insaanka JSL…

                              Read More

                                Midowga Yurub oo sheegay in ay taageerayaan dowladda Soomaaliya

                                Brussels Feb 09 2013 (SDN)– Midowga Yurub ayaa sheegay inay ku dadaalayaan taageerada ay siinayaan dowlada cusub ee Soomaaliya si ay kaga gudubto marxalada kala duwan ee heysata dowlada Soomaaliya,si loo gaaro mustaqbal wanaagsan. Madaxweynaha golaha Midowga Yurub Herman Van Rompuy,ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Soomaaliya booqashadii magaalada Brussels ay aheyd mid taariiqi ah. Midowga…

                                Read More

                                  Xasan Sheekh: “Soomaaliyay ka gudba qabii una gudba qaran”

                                  Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka gudbaan marxalada qabiilka una gudbaan qaran. Wuxuu sheegay Madaxweynaha inaysan faa’iido laheyn isqab-qabsi ku aadan arimaha jira balse ay wanaagsan tahay in waxyaabaha qaldan la isku sheego si loo saxo. Madaxweynaha ayaa sheegay inay muhiim tahay in…

                                  Read More