Rabshado ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay dalka Masar

    Qaahira Feb 09 2013 (SDN)— Wasaarada Caafimaadka dalka Masar ayaa sheegtay in dibad baxyo rabshada watay oo ka dhacay dalkaaasi ay ku dhawacmeen ku dhawaad 30-ruux kuwaasi oo u badan dadka dibad baxyada dhigayay. Wasaarada ayaa sheegtay in dadkan intooda badan ay ku dhawaacmeen rabashado ka dhacay Magaalooyinka Gharbiya iyo Alexandria halkaasi oo ay ka…

    Read More

      Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo Turkiga ugu baaqay in ay dhexdhexaadiso Dawlada iyo Shababaka

      Muqdisho Feb 09,2013(SDN)-Guddoomiyaha hay’ada culimaaudiinka Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Salaad ayaa dawlada Turkiga baaq uu u jeediyay waxa uu ku codsadau in la dhexdhexaadiyo dawlada Soomaaliya iyo kooxda Al Shabaab. Sheekh Bashiir Salaad waxa uu codsigiisa ku sheegay in dawlada Turkigu tahay dawlada keliya ee arintani suurto gelin karta. “Turkigu waxa ay muujiyeen sida ay daacada…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

        Muqdisho Feb 08 2013 (SDN)– Madaxawaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalimihii ugu dambeeyay dalka ka maqnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho ku soo dhaweeyay madaxda ugu sareysa dalka ee uu ka mid yahay gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheekh cismaan jawaari ,Ra’iisulasaaraha…

        Read More

          Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo gacanta ku dhigay Laba doonyood oo si Sharci Daro ah uga Kalluumaysanayay Xeebaha Somaliland.

          Hargaysa 08.Feb.(SDN) Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee fadhigiisu yahay Ceel Daraad ayaa hawl gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen laba doonyood oo si Sharci daro ah uga Kalluumaysanayay Xeebta Somaliland ee Deegaanka Karin ee Gobolka Saaxil. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha Sareeye Guuto Axmed Aw Cismaan Xasan oo u Waramayay Shabakada…

          Read More

            Wasiirka Maaliyadda Iyo Qorshaynta Qaranka Oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Magaalada Nairobi

            Muqdisho Feb 08,2013(SDN)-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka. Shirarka uu wasiirku ugu qayb galayo magaalda Nairobi ayaa daba socda shirarkii looga hadlayey qaabaynta dhaqaalaha Soomaaliya…

            Read More

              Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa

              Hargeysa Feb 08,2013(SDN)-Xildhibaan ka tisan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay dhawaan qabteen ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa maxkamad ku sugaya xabsiga dhexe ee Hargeysa. Xildhibaan Jaamac Maxamuud oo bishan shanteedii ka soo degay magaalada Berbera ayaa lagu qabtay magaalada Gebiley. Xildhibaanka ayaa lagu soo oogayaa sharci ay 2003dii ansixiyeen labada aqal ee sharci dejinta Somaliland. Sharciga…

              Read More

                Afsoomaaliga Yaa Matala? (QORMO)

                Afka waxa uu ka mid yahay astaamaha ama qodobbada madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco dhaqanka, haybta iyo asalka ay ummad ama koox dad ahi leedahay. Qeexid aan murugsanayn oo afku leeyahay waa ereyada iyo ulajeeddooyinkooda oo ummadi ay isku garato. Dadka adduunka ku nool inta ayan baran qoraalka casriga ah ee afka…

                Read More

                  Xogo dheeraada oo ka soo baxay Safarka Madaxweynaha ee Ingiriiska, laba Qodob oo lagala hadlayo iyo mawduuca uu isaguna soo bandhigayo

                  Hargeysa 07, Feb.2013 (SD)- Xogo dheeraad ah ayaa laga helaya safarka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu ambo baxay magaalada London ee dalka Ingiriiska, Salaasadii doraad. Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya oo war ka qortay safarka Madaxweyne Siilaanyo kuna baahisay barta ay ku leedahay internet ka, ayaa sheegtay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Ingiriiska ku…

                  Read More

                    Xisbiga Wadani oo ka hadlay Wada Shaqayn la’aanta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,Xaalada nabadgalyo ee dalka iyo arrimo kale.

                    Hargaysa 07.Feb (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fashilaad Siyaasadeed ku tilmaamay Xidhiidhka Murugsan ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa iyagoo cadeeyay in Xukuumada iyo Xisbiga ay ka soo jeedo ee Kulmiye aanay Wada Socon,Waxaanay sidaas ku Sheegeen Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xaruntooda Caasimada Hargaysa Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee…

                    Read More

                      Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku Amaanay Ciidamda AMISOM ee Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne, Hiiraan

                      Muqdisho Khamiis Feb 07 2013 (Warasaxaafadeed)— Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir isugu yimaaday, Isagoona shir-guddoominayay Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabduqaadir Faarax Shirdoon, Waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid aheyd Safaradii ugu dambeeyay ee raysul wasaaraha ku bixiyay gobalada dalka gaar ahaan safarkii ugu dambeeyay ee Beledweyne iyo dowrka…

                      Read More