Francois Hollande oo gaaray dalka Maali oo ay howlgalo ciidamdiisu ka wadaan
Tumbuktu Feb 02 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa booqasho ku tagay dalka Mali halkaasi oo ay Ciidamadiisu kawadaan howlgal soconaya wax aan ka badneyn muddo 3-isbuuc ah. Francois Hollande Madaxweynaha Faransiiska ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Taariikhiga ah ee Tumbuktu lixmaalin kaddib markii ay ciidamada Faransiiska iyo kuwa Mali ay qabsadeen. Waxa uu u…
