Taageerayaasha Murashax C/Shakuur Bidhaan Oo Wacdaro Ka Dhigay Ololihii Shalay ee Hargeysa

    Hargaysa Nov 22/12 (SDN)Maalintii u dambaysay ee ololaha doorashada Xisbi-weynaha UCID ayaa guud ahaan si weyn looga dabbaal-degay dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland, iyada oo munaasibad ballaadhan lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee caasimadda Hargeysa. Murashax C/Shakuur Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) oo ka mid ah murashixiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa ay isaga iyo taageerayaashiisu…

    Read More

      Xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xiliga La Bixindoono Darajada Ciidamada Qaranka Ee Qalabka Sida

      Hargeysa 21-11-2012(SDN)-Xukuumada Somalilanda ayaa shaacisay xiliga lawado in ay  la bixiyo darajada Ciimada Qalabka Sida ku waasi oo horey ay dowladu uga dhawaajisay in ay bixindoonaan sanadka soo socda . Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa shaaca ka qaaday in 15-ka December 2012 ay dalka Itoobiya ka iman doonto darajadii ciidammadda qalabka…

      Read More

        Laba Qof Ayaa Ku Dhintay Tiro Kalena Way Ku Dhawacmeen Dad Lagu Laayey Degmada Taleex

          Hargeysa 21-11-2012-(SDN)Wararka ka imanayaa Gobolka SOOL gaar ahaan degmada Taleex ayaa sheegeya in ay ku dhinteen laba qof halka tiro kalena ku dhaawacmeen waxaana wararku intaasi ku darayaan in ay dilkaasi ka dambeeyaan Ciidamo ka  soo jeeda Ismaamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Ciidamadda Puntland ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaan hawdka Taleex…

        Read More

          Hargeysa: Ururka VOSOMWO oo qabtay kulan lagu taageerayo Murashaxiinta beelaha Lahayb-sooco iyo in bulshadaasi wakiilo ku yeelato goleyaasha dalka (Daawo Sawirada)

          Hargeysa 21, November 2012 (SDN)- Ururka Codka Haweenka bulshada Lahayb-sooco oo magaciisa loo soo gaabiyo VOSOMWO, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay kulan ku saabsan sidii loo taageeri lahaa murashaxiinta bulshadaas uga qaybgalaya tartanka doorashada Deegaanka Somaliland oo hadda todobaad keliyi ka hadhsan yahay. Kulankan wadatashiga ah, waxa ka qaybgalay xildhibaano ka tirsan goleyaasha Baarlamaanka,…

          Read More

            Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Hargeysa u jooga hirgalinta midnimo somalia shanta sano ee soo socda

            Hargaysa Nov21/12  Wefti ka socday Qaramada Midoobay ayaa  la sheegay inay Hargeysa u yimaadeen xog ururin la xidhiidha warbixin looga soo dhiibay xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork, Weftigan oo ay ujeedoodu ahayd inay Somaliland iyo Somaliya ka keenaan xog la xidhiidha qorshaha ay Qaramada Midoobay ku waajahayso shanta sannadood ee soo socda, maadaama  dib loo eegayo…

            Read More

              Wafdi Balaran oo uu Hogaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Qarada Europe oo ka Anbabaxay Uk kana qayb galaya Dorashada Dhacaysa 28/11/12

              London Nov21/12 (SDN) Waxa Maanta ka anbabaxay wafdi balaran oo ka tirsan xisbiga ucid ee  Uk  wafdigan oo u hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga ucid ee qarada Yurub mudane Siciid Maxamed Amiin wafdigan aya waxa la filaya inay ka qayb qataan dorashada golaha deeganaka ee ka dhacaysa 28/11/12 iyaga oo dhira galin iyo goob joog ka noqonaya…

              Read More

                Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Loo Faaruqiyey Fagaaraha Beerta Xoriyada iyo Madaxwayne Siraanyo oo socdaal la filayiyey inuu ku tago Gabilay la hakiyey.

                  Hargaysa Nov 21/12 (SDN) Xisbiga taladda haya ee Kulmiye ayaa soo khatimay wareega afaraad ee Ololihiisa Doorashadda Golaha Deegaanka oo uu maanta u lahaa, kaas oo Taageerayaasha Musharixiinta Xisbul xaakimka uga qayb-galaya Doorashadda Goleyaasha Deegaanka ee Todobaadka soo socda Dalka ka dhici-doonta ay iskugu soo baxeen Fagaaraha Beerta Xoriyadda si ay u muujiyeen Taageeradda ay u…

                Read More

                David Beckham oo Ka haajiraya La-Galaxy Xageesu Ku Biyo Shubandoonaa?

                Los Angeles-Nov-21-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer England ee u ciyaara La-Galaxy David Beckham oo ka dhawaajiyiy inuu ka haajirayo kooxdan Galaxy baisha December ee foodda inagu soo haysa. Haddaba David iyo Galaxy ayaa ka dhawaajiyey Isniintii G’aankan difaacanayana horyaalka,waxayna ciyaarta kamadambeysta ah (FINAL) isku dhamaandoonaan HOUSTON December 1-da. Laacibkan 37-jirka ah ayaan…

                Read More

                  Yuhuuda oo ku dhiiran weyday weerar dhulka ah oo ay Xamaas ula tagto iyo Mareykanka oo u ceeb Asturay

                  Qudus Nov 21,2012(SDN)-Xukuumada Yuhuuda ee maalmaha hawada ka weerareysay magaalada Gaza isla markaana ku goodiyeysay in ay weerar cagta ah ku qaadi doonaan degaankaas ayaa maanta shaaciyay in aaney sidaa yeeli doonin. Raiisul wasaaraha Yuhuuda Benjamin Natanyahu ayaa sidaa ku sheegay shir saxaafada ay wada jir ugu qabteen isaga iyo Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka Hillery…

                  Read More

                    xaflad aad maqaamkeedu aad sareeyo oo loo qabtay ardaydii reer Somaliland ee ka qalin jabisay jamacada dalka ugandha.

                    Kampala Nov 20,2012(SDN) xaflad aad maqaamkeedu aad sareeyo oo loo qabtay ardaydii ka qalin jabisay jamacadaha dalka ugandha oo kala diyaariyey master iyo digri ardaydan oo loo dhigay xaflada farxada lagula qaybsanaayo farxada waxaana  soo agaasimay ururka ardayda reer Somaliland ee (usolsa),waxaana ka qayb qaatay qaybaha bulshada ee Somaliland ee kala  duwan haday tahay ganacsato…

                    Read More

                      Doorashada Dhamaan Goobahii Loo Qoondeeyey Way Ka Dhacaysa Waxanu Guntiga Dhiisha Isaga Dhigayna Sidii Aanu Nabadgelyada U Sugi Lahayn Wasiirka Daakhiliga

                      Hargeysa 20-11-2012 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay shaqayndoonaan hadh iyo habeenba taasi oo qayb ka ah adkaynta nabad gelyada mudada kala guurka doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee dhawaan ka qabsoomayaa Guud ahaanba Dal Wasiirka Arrimaha Gudaha Md Maxamed Nuur Caraale Duur oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeya ayaa…

                      Read More

                        Hargeysa: Saxaafadda Madaxabanaan oo go’aamisay in guddi todoba xubnood ah ergo loogu diro Madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa 20, November 2012 (SDN)- Kulan ay maanta saxaafadda madaxabanaan ee Somaliland ku yeelatay magaalada Hargeysa, ayaa laga soosaaray go’aamo dhawr qodob ka kooban. Kulanka waxa lagu faaqiday sida ugu haboon ee ay saxaafadda madaxabanaani uga hortegi karto Xeerka Sirdoonka Somaliland oo hadda saxeexiisu horyaalo Madaxweyne Siilaanyo, waxaana lagu go’aamiyay in guddi ergo ah loo…

                        Read More

                          “Siyaasadii Arrimaha Dibadu Way Fashilantahay, Markaad Eegto Xaalada Uu Dalku Ku Sugan-yahay”Agasamihii Hore Arimaha DIbada

                          Hargeysa Nov20/12 (SDN)- Agaasimihii hore ee Wasaaradda dib u dejinta Xukuumaddii Daahir Rayaale Dr. Anwar Maxamed Cigge, isla-markaana hadda ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa qaabka ay wakhtigan u shaqaynayso Siyaasada Arrimaha dibada Somaliland ku tilmaamay mid guul-daraysatay. Anwar Maxamed Cige oo ka khudbad ka jeediyey Fagaaraha Beerta Xoriyada oo maanta…

                          Read More

                            Khudbaddii Dr. Gaboose ka jeediyay fagaaraha Burco: “Ururkan Umaddaa Dooratay, Samadaa laga caleemo saaray, Kibir iyo Cadaalad-daro laguma joojin karo”

                            Burco 20, November 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo hadal ka jeediyay isu soo bixii shalay ee uu ururka Umaddu ku soo khatimay ololihiisa doorashada, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay maalinta cod bixinta si weyn isugu soo baxaan. Dr. Gaboose, oo ka qayb galay isu soo bixii magaalada Burco, oo…

                            Read More

                              Xisbiga UCID Oo dhoolo-tus balaadhan ku soo gabagabeyey Ololihii doorashadda Deegaanka dhamaan gobolada oo dhan

                              Hargaysa Nov20/12 (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta soo gabo-gabeeyay ololahoodda doorashada Goleyaasha deegaanka ee dalka ka qabsoomaysa 28-ka bishan. Waxaanay Kumanaan ka mid ah Taageereyaashoodu ay isku soo bax balaadhan ka dhigeen maanta fagaaraha beerta Xoriyadda ee caasimadda Hargeysa Sidoo kale, Taageereyaasha shanta degmo ee Hargeysa ee xisbiga UCID oo saaran gaadiid kala duwan,…

                              Read More

                                Magacyadii Shantii musharax Ee Hal Mar Iska Casilay Ururka Ucid Kuwaasi Oo dhamaantood Ka Tartamayey Degmada Burco

                                Burco 20-11-2012-(SDN)- Shan murashax oo ka mid ahaa murashaxiintii xisbiga UCID u soo sharaxay degmadda Burco, ayaa maanta shaaciyay inay is casileen kana hadheen tartanka doorashada goleyaasha deegaanka. Murashaxiintan oo magacyadoodu kala yihiin Suldaan Axmed Maxamed, Cabdilaahi Aadan Abokor, Farxiya Cumar Yuusuf, Khadar Cali Cabdilaahi iyo Cabdi Axmed Shidde, waxay shir jaraa’id oo ay si…

                                Read More