“Madaxwayne Siilaanyo Wuxuu Markhaati Ka Yahay Dhaawac Kasta Oo Soo Gaadhay Bulshada Somaliland Horeyso Iyo Dambaysaba” Ururka SOLJA
Hargeysa 25-11-2012 (SDN)– Ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA ayaa warqad furan u diray Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ilaa hadda hor-yaallo xeerka sirdoonka qaranka oo qodobo ku jiraa caqabad ku yihiin saxaafadda iyo xoriyatul-qowlka. Warqadan furan oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa u dhignayd sidan “Waxay…
