KISMAAYO MAXAA KA YAAL? (Qormo)
Talaabada aan qaadayno Midkii turun tureeey maagan Tumaatida ku dhici doonta Taasina is waydiin leh! Ninka tuhunsan Soomaali baa tamar yarooow Inta aad dhib wayn taransan Aan talo ku siinee WARHOOY Timir laf baa ku jirta* Inkasta oo dadka Aduunyada ku nooli ay yihiin ood-wadaag isku baahan oo aan midkoodna midka kale uga maarmeyn hagaajinta…
