Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Maraya Goobo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgeliyey Qaar Kale Xadhiga Ka Jaray Magaalada Burco

    Burco Nov 11-2012-(SDN)- Madaxweynaha Somaliland. Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo), oo ku guda jira socdaal shaqo ku marayo gobolada Saaxil Tog-dheer, ayaa maanta xadhiga ka jarey mashaariic laga hirgaliyey magaalada Burco xarunta gobolka Tog-dheer, waxaaanu sidoo kale Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kormeer ku soo marey mashaariic horumarineed oo hirgalintoodu ka socota magaalada Burco. Madaxweynuhu dhismayaasha uu xadhiga…

    Read More

      Guddiga Kala Reebista Ururada Siyaasada Somaliland Oo Soo Bandhigay Qodobada Iyo Habka Loo Raacayo Kala Saaristooda Marka Doorashada Deegaanku Dhacdo

      Hargaysa 11-11-2012 (SDN)- Gudida kalsa saarista ururada iyo ansixinta Axsaabta Qaranka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta akaadamiyada horumarinta nabada ee magaalada Hargaysa ku sheegay inay u anbo baxayaan Socdaal haleed oo ay kusoo marayaan dhamaanba Gobolada dalka si ay bulshada uuga dhaadhiciyaan qaabka kalada saarista ururada.waxaana ka mida hadaladiisa “Way iska…

      Read More

        Mudane madaxweyne Waxaanu Kugu La Talinaynaa In Aad Ka Dheeraato Saxeexid Xeerka Sirdoonka Oo Kugu Noqon Karta Taariikh Madaw “ Dr Gabose.

        Hargeisa 11-10-2012 (SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka UMADDA Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa manta ka hadlay Xeerka Sirdoonka Qaranka Somaliland oo dhawaan ay Baarlamaanku ansxiyeen . Dr Gaboose  oo shirjaara’iid ku qabtay Xaruntiisa Guud ee Urur Siyaasadeedka UMADDA uu ku leeyahay Magalaada hargeysa ayaa waxaa uu Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ugu diray fariin Cusun…

        Read More

          Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi.

            Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi. (Kampala SDN) Somali Investment Agency (SIA) oo ah shirkad Dadka Somaliyed ee Damacsan inay Maal gashi ka samaystan Guud ahaan dalka Uganda, gacan ka siisa ayaa lagu wada inay dhawan Xafiiski  ka furato Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi,…

          Read More

          Xisbiga Ucid oo Ansaxiyey Masuulintii Qarada Yurub iyo Waqooyiga Maraykaka

          Hargaysa Nov10/12(SDN)Xisbiga Mucaaradka ee Ucid aya ansaxiyey  Masuulinta Xisbigaas u qabilsan Qaradaha yurub iyo Maraykanka ka dib markii ay kormeer ku tageen wadamaas iyo sii xisbiga loo dardar galin lahaa kuwaas oo ay ka soo xuleen war saxafadeed u soo saray xisbiga oo ku saxeexan yahay Xoghayaha xisbiga ayaa u qorna  sida tan. JAMHUURIYADDA SOMALILAND…

          Read More

            Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir oo gadhay Muqdisho iyo xil culus oo loo Magacabayo

            MuqdishoNov10/12 (SDN) Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir Aayaa gadhay casimada soomaliya ee muqdisho sida ay ku helayso qurbojoog ilo ku dhaw xarunta madaxtooyada cabdiraxaan cabdiqaadir ayaa la filaya in loo magacabo wasiiru dawlaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka sida an ku helnay warar hoose.Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE…

            Read More

              Xaaji Cabdi-waraabe oo Wasiirnimada Foosiya X. Aadan ku Macneeyay Horumar ku Yimi dadaalka ay Haweenka Somaliyeed ku Jiraan Una Hambalyey

              Hargaysa  Nov10/12(SDN) Odayga Ugu da’da weyn reer Somaliland Xaaji Cabdikariin Xaaji Xuseen (Xaaji Cabdi-waraabe), ayaa sheegay inay Haweenka Somaliyeed Waayadan dambe muujiyeen dedaal balaadhan oo kor u qaaday Himiladooda siyaasadeed iyo Kaalinta ay Bulshada kaga jiraan. Sidaasi waxa uu sheegay mar uu Khamiistii doraad ka hadlayay Munaasibad xadhiga lagaga jarayay Jidf 13 KM ah oo Laamiya,…

              Read More

                Xuska Maalinta Xoriyatul Qowlka Saxaafada Somaliland Oo Maanta Hargeysa La Xusay

                Hargeysa 10,2012 –(SDN) Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta wi weyn looga xusay Maalinta Madax-banaanida saxaafada Somaliland oo loo asteeyay inay noqoto 10-ka bisha November oo ku beegan wakhtigii uu geeriyooday aabihii saxaafada Somaliland Maxamuud Cabdi Shidde oo ururka saxaafadda Somalland ee SOLJA u  aqoonsatay inay tahay maalinta xoriyatul qawlka iyo Madax-banaanida warbaahinta  Somaliland. Munaasibad…

                Read More

                  Madaxwaynaha Somaliland Oo Magaalada Burco Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Kuwo Hor Lehna Dhagax Dhigay

                  Burco 10-11-2012 (SDN)-Madaxxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa saaka aroornimadii hore u ambo baxay safar kedis ah  oo ku tagey Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Maagalada Burco isaga  madaxwaynuhu dhagax dhigay dhowr dhisme  oo laga hirgelinayo magaalad burco qaar kalena xadhiga kajaray . Madaxwayne Siilaanyo oo safarkiisani kediska ah waxaa ku sii maray…

                  Read More

                    Booqashadii Gobolada Galbeed Ee Weftigii WADDANI Soo Dhawayntii Boorame Isu Soo Bixii Wajaale Iyo Dabaaldegii Wacdarahii Gebilay

                      Hargeysa 10-11-2012-(SDN)- Wefti baalaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada Somaliland ahna Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka WADDANI ayaa saaka Hiirtii oroornimo  u kicitimay gobolada galbeedka  Somaliland. Weftigani oo ay ku helelinayeen socdaalka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada  isla markaana ah hogaamiyaha Ururka WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) Xubno uu ka mid yahay  Wasiirkii Hore ee…

                    Read More

                      Ururada Somaliland ee Uk oo Casho Sharaf u Sameyey Wasiirka Madaxtoyada SomalilandMudane XIrsi iyo wasiru dawlaha Maaliyada Cadaani

                      London Nov10/12 (SDW) Madaxda Ururada Jaaliyada Somaliland ee ka hawl gala wadankan uk aya waxay xaflad casho sharafa ay ku soo dhawaynayaan Wasiirka Madaxtoyada Mudane Xirsi oo dhawaan boqasho ku yimid wadankan uk iyo wasiiru dawlaha maaliyada xafladan aya waxa iska ka shaday ururka Marwo ee ,Somalilad Global Unity,West London Somaliland Community iyo ururka Haya…

                      Read More

                        Doodaha ku xeeran u Magacaabida Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya iyo garnaqsiga Somaliland diidka

                        Toronto Nov 10,2012(SDN)-Magacaabidii Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan ee loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa dareeno kala duwan waxa ka bixiyay dadka reer Soomaaliya. Dareenada oo dhawr laga xusi karo ayaa waxa ka mida mid ka duulaya dareen wadaniyadeed,hadii ay dhab ka tahay kuwa ku hadaaqaya. Hadii ruuxa diidaya in Gabadh reer Somaliland…

                        Read More

                          Jubooyinka iyo dawlada Soomaaliya maxaa kala heysta?

                          Kismaayo Nov 10,2012(SDN)-Waxa shalay ka dhacay qaar ka mida degaanada Jubooyinka iyo Gedo isu soo baxyo lagu muujinayo diidmo ay dadka degaanadaa qaar ka mid ahi ka qabaan qorshe ay dawlada dhexe ee Soomaaliya maamul ugu magacaabeyso. Dadka degaanadaa ayaa sheegaya in gobolada qaar dhawaan laga saaray kooxda Shabaab in loo ogolaaday in ay maamulo…

                          Read More

                            Kulan Lagu Dar-dar Gelinayo Musharraxnimada Prof. Axmed-Dhegoyare oo Taageeraashiisu Yeesheen

                            Hargeysa Nov 09,2012(SDN)- Taageerayaasha Musharrax/Prof.  Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhega-yare) oo Urur Siyaasadeedka WADANI uga sharraxan Caasimadda Hargeysa ayaa shalay  yeeshay Kulan lagu dardar gelinayo laguna xoojinayo taageerada  ay u hayaan musharraxnimadiisa. Kulankan oo hor dhac u ahaa sidii ay cududooda u  muujin lahaayeen isu soo baxa wareega labaad ee ololaha WADANI oo berri ku beegan…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Safar Uu Ku Tegey Dalka Ingiriiska

                              Hargeysa 09-11-2012 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji  Xasan oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar in mudo ah dalka debediisa ugu maqna  isaga oo Wasiirku faah faahinka bixiyey Safarkiisan Cariga Dalka Ingiriiska Wasiirka Madaxtoyada oo ka soo degen Madaarka Diyaaraha ee Magaalada Berber ayaa waa garoonka ku soo dhaweyey Masuulinta…

                              Read More

                                War Saxaafadeed Ay Soo Saareen Xubnaha Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Oo Ay Ku Cadeeyeen Liiska Masuuliyiinta Hantida Dowlada Ugu Ololeeyey Xusbiyada Iyo Ururada Siyaasada

                                Hargeysa [SDN]-) Guddida ilaalinta anshaxa iyo hab-dhaqanka ceeb la’aanta doorashooyinka ayaa ka hadlay masuuliyiin ku xadgudbay nidaamkii anshaxa ololaha ee golayaasha deegaanka,sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha loo xilsaaray ilaalinta anshaxa doorashooyinka gaar ahaan Gudoomiyaha guddigaasi oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska shabaladda Baadiye waxaa ku saxiixnaa Gudoomiyaha Gudigaasi Axmed Maxamed Cadaad…

                                Read More

                                  Soomaaliya: Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose

                                  Lego 09, November 2012 (SDN)- Ilaa 4 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal Jimcaha maanta ka dhacay deegaanka Leego oo ka gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Siday sheegeen wararka laga helayo degaankaas, dagaalku waxa uu dhexmaray ciidanka dawladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad-ilaalinta Afrikaanka ah ee AMISOM iyo maleeshiyaadka…

                                  Read More

                                    Cali Guray oo Xukuumada ku eedeeyey inay ku dhexmilantay Ololaha Doorashada Deegaanka, Xilka Wasiirnimo ee Foosiya Yuusuf X Aaden-na la maseeyay kuwii ay siyaasiyiin Somaliland ka soo jeedaa ka qabteen Soomaaliya

                                    Hargeysa 09-11-2012 (SDN)– Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka san-qadhiyey in Xisbul Xaakimka Kulmiye iyo Xukuumadda ka dhalatey ee Madaxwayne Siilaanyo-ba inay mareen Dhabadii ay ku guuldaraysteen Xisbigii UDUB iyo Maamulkii Daahir Rayaale, kaas oo tilmaamay inay dhaqamo badan iska shabahaan. Muj. Cali…

                                    Read More

                                      Komishanka Doorashooyinku Waxay Yidheehdeen Waxa Jira Masuuliyiin Dowlada Ka Tirsan KULMIYE U Ololaynaya Aniga Ka Mid Ah Maanan Fahmin Ula Jeedkooda (Agaasimaha Ka Hortaga AIDS-ka……

                                        Hargeysa 09-11-2012-(SDN)- Agaasimaha Maamulka Komishanka ka hotrtaga AIDS-ka C/kariim Yuusuf Xinif ayaa jawaab ka bixiyey digniin iyo eed ay u jeediyeen guddida anshaxa komishanka Doorashooyinka oo ku eedeeyey in uu ka mid ahaa masuuliyiinta ololaha u adeegsaday hantida umadda. Agaasimaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hutel Xaraf ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu…

                                      Read More

                                        Taariikh nololeedkii madaxweynihii uu horeyey ee somaliland Muj Cabdiraxman ahmed ali (Tuur) iyo xukumada siilaanyo inay xusaan iska daayo inay goob muhiima ugu magac daraan kala masuugay muj abdi rahman ahmed ali !!!!!

                                        Taariikh nololeedkii  madaxweynihii uu horeyey ee somaliland Muj Cabdiraxman ahmed ali  (Tuur) iyo xukumada siilaanyo inay xusaan iska daayo inay goob muhiima ugu magac daraan kala masuugay muj abdi rahman ahmed ali !!!!! wariye khaddar bitijoor – somalidiasporanewsnews   .  (KampalaTHN)Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna…

                                        Read More