Taliska Ciidamada Badda ee reer Yurub oo kolkii u horeeysay kulan la qaatay Kaluumeysato iyo Madax dhaqameedyo
Bossaaso Nov 02,2012(SDN)-Taliyaha ciidamad areer Yurub ee ka hawlgala baddaha Soomaaliya (Atlanta) Rear Admiral Enrico Credendino ayaa kulan aan noociisa hore loo arag la yeeshay Kaluumeysato Soomaaliyeed iyo Madax-dhaqameed,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay ciidamada EUda. Kulanka oo ka dhacay markab ciidamada reer Yurub kaga hawlgalaan baddaha Soomaaliya oo la yidhaah ITS San Guisto…
