C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo ka sharaxan Xisbiga UCID oo soo Bandhigay Awood iyo Taageero Mug Leh
Hargaysa Nov 07/12 (SDN) Iyada oo maanta uu ololaha doorashada Somaliland u lahaa Xisbiga UCID ayaa waxa munaasibad wadajir ah soo qabanqaabiyay laba murashax oo kala ah C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo labadooduba ka sharraxan Xisbiga UCID, taas oo ka qabsoontay inta u dhaxaysa Biriijka Hargeysa iyo Total, waxaana ka…
