Soomaaliya: Magacyada 10 Wasiir oo la magacaabay iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan

    Muqdisho 04, November 2012 (SDN)- Raysul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay magacyada golaha Wasiirada cusub oo ka tarjumaysa xukuumad kooban. Xukuumaddan oo ka kooban 10 wasiir, inkastoo laga yaabo in xubno kale dambeeyaan, wax aka mid ah Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden oo guddoomiye u ahayd urur-siyaasadeedkii NDB oo ka mid…

    Read More

      Urur SIyaasadeedka Xaqsoor oo Saaka Cudooda Tageero ku Soo bandhigay iyo Suldaanka Guud ee Somaliland oo ka Qayb Galay

      Hargaysa : Urur Siyasadeedka Xaqsoor aayaa Saaka ku soo bandhigay cududiisa tageero ee gobolada somaliland o dhan ,isaga oo saaka ay Casimada somaliland ee Hargaysa  ay buxisay Dadwaynaha ku dhaqan Beerta xoriyada oo ku muqday suldaanka guud ee somaliland suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir iyo siyaasinta ururka xaqsoor  gudoomiye ku xigeenka kowaad  Cali sandule ayaa isna…

      Read More

        Xildhibaano Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Beelahodu Xaga Saami In La Siiyo Heerka Ugu Hooseya

        Hargaysa 04-11-2012-(SDN)- Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka somaaliland kana soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa si adag xukuumada ugu dhaliilay saamiqaybsiga Beelaha Gadabuursi iyo Ciise, Shirkan jaraa’id oo ay si wada jira u qabteen Xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle , Xildhibaan Cali Aareeye, Xildhibaan…

        Read More

          Qaramada Midoobey oo dib u guratay ka dib sheegidii Ugaandha ee in ay ka baxayaan Soomaaliya

          New York Nov 04,2012(SDN)-Qaramada midoobey ayaa dib u gurasho ka muujisay eedo ku xusan warbixin ay qortay guddi madax banaan oo ka waramaysa faro galin ay Ugaandha ku heyso dalka ay jaarka yihiin Congo. Ugaandha ayaa shalay shaacisay hadii QM aaney eedahaa ka noqon in ay ciidamadooda kala bixi doonaan Soomaaliya. Warbixintan madaxa banaan ee…

          Read More

            Ogeysiis ku socoda dhamaan taageerayaasha kulmiye uk,gudiga uk,laamaha uk iyo madaxda heer qaran ee ku sugan uk

            Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan taageerayaasha kulmiye uk,gudiga kulmiye uk,madaxda laamaha uk iyo madaxda heer qaran ee ku sugan uk in la qaban doono shirkii taageerada kulmiye ee bristol taariikhdu marka ay tahay 04/11/12 oo ah maalin Axad ah.waxaana ka soo qayb geli doona wisiirka madaxtooyada(mudane xirsi.X. Cali),wakiilka somaliland ee uk, ambaasatoorka wareega iyo xidhiidhiyaha qurba…

            Read More

              Gudomiyaha isku xidhka jaliyadaha sland bariga iyo badhtamaha arfica s ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa ee xisbiga ucid sheegay inu yahay xisbiga ucid ka kaliya ee isku wada kara sland bari ilaa galbeed

              Gudomiyaha isku xidhka jaliyadaha sland bariga iyo badhtamaha arfica s  ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa ee  xisbiga ucid sheegay inu yahay xisbiga ucid  ka kaliya ee isku wada kara sland bari ilaa galbeed (KampalaTHN)Gudomiyaha jaliyadaha bariga badhtamaha Africa ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhatmaha Africa Md abdi risaaq Mohamed daaud cigaal,ayaa…

              Read More

                Hargeysa iyo ololaha Doorashada: Isbahaysiga WADDANI oo Baanaanbaxii ugu balaadhnaa soo Bandhigay + Nuxurka Khudbadihii Ciro iyo Warancade

                Hargeysa 03, November 2012 (SDN)- Urur Siyaasaadeedka WADDANI oo ha Urur ay ku bahoobeen tiro urur Siyaasadeedyo ah ayaa manta banaanbax balaadhan ku soo bandhgay gobolada Dalka iyo dhamaan Degmooyinka ay doorashada Golayaasha Deegaanka ka qabsoomidoonaan. Banaanbaxani oo ka dhacay Magaalooyinka waa wayn ee Dalka sida Caasimada Hargeysa, Burco, Boorame, Berbera, Ceerigaabo, Laascaanood iyo dhamaan…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal tacsi ah u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka

                  Hargeysa 3, November 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo qoyska uu ka baxay marxuum Cumar Yuusuf Buuxane oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorama. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo tacsi ah oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul soosaaray, Madaxweynuhu waxa uu Guddiga…

                  Read More

                    Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhaliilay xukumaada talada haysa eriga ay eryeyso shaqaalaha tagerayasha xisbiga ucid

                    Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhaliilay xukumaada talada haysa eriga ay eryeyso shaqaalaha tagerayasha xisbiga ucid (KampalaSDN)Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhalilay xukumada talada haysa eriga ay eryeyso muwaadiinta shaqadooda ku waayey xibiga ay tageeran ama mabdi ahaan traacen taas oo…

                    Read More

                    Madaxwaynaha Soomaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelanayso Laanta Socdaalka

                      Hargeysa (SDN) 0 3-11,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo loo dhisay laanta socdaalka Somaliland. Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu ka qayb-galay Munaasibad lagu qabtay xarunta uu xadhiga ka jaray, taasi oo ay ka qayb-galeen Wasiirka arimaha gudaha, saraakiisha amaanka iyo sarkaal sare oo…

                    Read More

                      Mareykanka:dalalka caalamka waxa ugu badan een kala hadalo waa Burcada badeeda Soomaalida

                      Washington Nov 03,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa sheegtay in macaamilka u badan ee safaaradeheedu haatan dunida la leeyahay ay tahay ka hadalka dhibaatada Burcad badeedu ku heyso maraakiibta Ganacsi ee isaga goosheysa badaha ku teedsan Soomaaliya. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee xafiiska siyaasada iyo militeriga ee dalka Mareykanka Andrew Shapiro ayaa sidaa ka sheegay shir ay dhawaan…

                      Read More

                        Sheekh Aadan Siiro “Doorashada Waxa Lagu Gelayaa Yaa Hadal Badan oo Gurasho Badan, Xukuumadda Maanta Jirtaana Waxay Ku Guul-darraysatay….

                        Hargeysa Nov 03,2012(SDN/Hubaal)- Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiiray (Aaden Siiro), ayaa Komiishanka doorashooyinka Qaranka ugu baaqay inay si caddaalad ah uga garsooraan doorashada golayaasha deegaanka Somaliland, isaga oo shacabkana ugu baaqay inay nabadgalyadda ilaashadaan. Sheekh Aaden Siiro oo khudbadii jimcaha ee Masjidka Xaafada Xawaadle  shalay ku soo qaatay arimaha doorashada iyo sida ay muhiimka u…

                        Read More

                          Burbur Ku Yimi Kulan Qaramada Midoobay Ku Yeesheen Qol Madaw Oo Lagaga Hadlayay Arrimaha Soomaaliya

                          New-york Nov 03,2012(Hubaal-W/wararka) –  Wakiillo ka socda 15ka dal ee xubanaha ka’ah Golaha ammaanka ee  Qaramada Midoobay oo kulan qarba-qarbo ah ku yeeshay xarunta Golaha ammaanka ee Magaalada New-York ee Dalka Mareekanka ayaa isku maandhaafay  in xayiraadda hubka laga qaado dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa muran ka dhashay in mudada loo kordhiyo ciidamada AMISOM ee…

                          Read More

                            Suxufiyiin Lagula Taliyay Inay Hubka Qaataan

                            MuqdishoNov 03,2012(SDN/Hubaal)-Ergeyga Xoghayaha guud ee Qarammadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Augusting Mahiga, ayaa markii u horraysay weriyaasha Soomaaliya ka hawlgala u soo jeediyay inay qaataan hub ay naftooda ku difaacaan. Danjire Mahiga oo  shalay  weriyayaasha kulan kula yeeshay Muqdisho, ayaa cambaareeyay dilalka loo geysto weriyayaasha Soomaaliya, isagoo hoosta ka xariiqay baahida ay u…

                            Read More

                              Musharax ilhaam Xassan Faleebo Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigtay Cududa Taageereed

                              Hargaysa Nov 02/12 Musharax ilhaam  Xassan Faleebo Oo Hargeysa Ku Soo Bandhigtay Cududa Taageereed  oo ka mid ah Musharixiinta Urur Siyaasadeedka Rays uga sharaxan Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa maanta Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaaladda Hargeysa ku soo ban-dhigaytay Cududa Taageero  iyadoo subaxdii hore ee saaka isugu soo baxay barxada hore ee Xafiisyada Ololaha Musharaxan ee…

                              Read More

                                Urur siyaasadeedka Rays Ayaa manta a wax qabad dhabaa ku soo bandhigayn Baanbixisii malintii ugu horeyey ee uu soo istaago fagaraha beerta xooriyada ee casimada Hargiesa

                                Hargaysa Nov 02/12 Tageerayasha urur siyaasadeedka Rays aya manata waxa uu soo bandhigay cududiisa tageero iyo wax qabadkiisa oo kaga duwan uraradii kale ee isu soobaxay tagerayashan oo isu soo baxay fagaraha beerta xoriyada aya waxa ay muqatay cududa uu ku leyahay gobolka maroodijeex taas oo farxad galisay madaxdii ururka rays , waxa goobta ka…

                                Read More

                                  Madaxdhaqameedka Buuhoodle Oo Ku Hanjabay In Iy Somaliand Ku Biiri Doonaan Hadii Ay Xukuumada Cusub Ee Somaliya ay Ka Waayaan Wasiirda Cusub.

                                  Muqdisho Nov 02/12( SDN)Odayaasha Dhaqanka iyo Xildhibaanada Beesha Dhul bahante ee degta Gobolada Sool, Sanaaag iyo Ceyn ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay wararka ku aadan in Beeshaasi aysan xaq u laheyn in ay kamid noqoto Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya. Ka dib kulamo kala duwan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo deegaanada Khaatumo…

                                  Read More

                                    Warbixin:Xeryaha Barakacayaasha Muqdisho oo la kireeyo iyo musuq kale oo baahsan

                                    Muqdisho Nov 02,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday Hay’ada Qaxootiga caalemiga ah ayaa lagu sheegay in maamuleyaasha xeryaha Barakacayaasha ku yaal Muqdisho ay dhacaan raashinka tacadiyona kula kacan qaxootiga. Warbixinta ayaa ugu baaqday in hay’adaha gargaarku joojiyaan in ay gargaarka ka maamulaan Nairobi,sida lagu xusay warbixinta. Waxa muqdisho ku yaal xeryo ay ku nool yihiin barokacayaal tiradoodu ay…

                                    Read More