Wasiirka Macdanta Somaliland“Waxa aanu marti-qaad ka helnay dawlada Koonfur Afrika, waliba waxaanu ka mid nahay wadamada ka hadlaya, arrintaasina…”
Hargeysa Oct 28,2012(SDN/Hubaal)– Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaalle, ayaa shalay socdaal ugu ambo-baxay magaaladda Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika, halkaas oo la sheegay inuu kaga qaybgelayo shir lagaga hadlayo wax-soo-saarka iyo khayraadka ku dihin qaaradda Afrika. Shirkan oo la sheegay in Somaliland si heer caalami ah loogu marti-qaaday,…
