War degdeg ah: Koox hubaysan oo toogasho ku dilay Weriyihii Universal TV ee Laascaanood

    Laascaanood 23, October 2012 (SDN)- Koox hubaysan ayaa caawa toogasho ku dilay weriyihii magaalada Laascaanood u joogay Telefishanka Universal marxuum AxmedSaki Faarax. Siday shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com u xaqiijiyeen masuuliyiinta Universal TV xafiiskooda Hargeysa iyo weriyeyaal ku sugan Laascaanood, weriyaha waxa toogtay rag hubaysan oo aan la garanaynin, xilli uu abaarro 8:00 caawa ku socday gurigiisa magaalada…

    Read More

      Safarkii Prof. Cabdiweli M. Cali Gaas uu ku booqday degaanada Gobolka Mudug

      Gaalkacyo Oct 23,2012(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay Magaaladda Gaalkacyo, kadib safaro uu ku booqday deegaano kamid ah Gobolka Mudug, gaar ahaan Dagmadda Galdogob. Prof. C/wali Maxamed Cali oo haatan ah xildhibaan dowladda Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland, ayaa waxaa uu…

      Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafuud Balaran oo Ka Socda Wasarada Arimaha Dibada Talyaaniga iyo Midawga Yurub

      Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo…

      Read More

        Golaha Wakiilada Somaliland oo durduro ku ansixiyay xeer ay maalmo kooban ka doodeen, fasax 45 maalmood ahna galaya

        Hargeysa 23, October 2012 (SDN)- Mudaneyaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa durduro ku ansixiyay xeerka mihnadleyaasha Caafimaadka Somaliland oo ay maalmo kooban ka doodayeen wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay. Fadhigii maanta oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax, wax aka qaybgalay 42 mudane oo ka tirsan 82-ka xubnood ee golaha Wakiiladu ka…

        Read More

          Al Shabaab oo u hanjabtay dalka Britain

          Muqdisho Oct 23,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa fariimo ay ku baahiyeen bogooda Twitter waxa ay ugu hanjabeen dalka Britain oo ay ku eedeeyeen in ay dagaal kula jiraan Muslimiinta. “weerarada ku fool leh Britain waa qaar ka culus kuwii hore loola beegsaday dalkaas”ayaa lagu yiri qoraalka hanjebaada ah. Al Shabaab ayaa sheegtay in ay ujeedadu tahay…

          Read More

            Dagaalo ka dhacay Badhaadhe iyo xaalada oo kacsan

            Badhaadhe Oct 23,20129SDN)-Waxa shalay ilaa maanta ay dagaalo ku dhex mareen degaano ka tirsan gobolka Jubada hoose ciidamada Amisom oo ay weheliyaan ku wa dawlada iyo kooxda Al Shabaab. Dagaaladan oo ka dhacay degmooyinka Badhaadhe iyo kulbiyoow ayaa waxa uu sababy argagax ku dhacay dadka degaanka. Ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada ayaa sheegay in ay…

            Read More

              Ma dhabaa in madaxwenihii hore ee Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya loo gudbinayo maxkamada Hague

              Adis Ababa Oct23,2012(SDN)-Warar ay isla dhexmarayaan saxaafada dalkaItoobiyaayaa tibaaxayain haatan lagu guddo jiro baaritaano lagu hayo gabood falo uu hore u geystay madaxweynihii hore ee Dawlad degaankaItoobiya Cabdi Muxamuud Cumar Iley. Cabdi Iley oo haatan ku sugan Adis Ababa ayaa la baarayaa gabood falada ay geeysteen ciidamo si toos ah uga amar qaadanayay oo la…

              Read More

                Hawlgalo ay qaadeen ciidamada Somaliland oo Tahriibeyaal lagu qabqabtay

                Lawyacado Oct 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo qabqabteen tiro dad ah oo damacsanaa in ay ka tahriibaan xeebaha Galbeed ee dalka. Taliyaha ciidamadaSomaliland Ismaaciil Cawaale ayaa saxaafada u sheegay in hawlgalada ciidamadu qaadeen ay ku soo qabqateen 40ruux oo tahriib damacsanaa. Taliyuhu waxa uu sheegay in dadkani…

                Read More

                  Doodii kama danbeysta aheyd iyo Obama oo xilkiisa xejistay

                  Raton,Florida Oct 23,2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka iyo ninka xilkiisa ku socda ee Mitt Romney ayaa xalay yeeshay doodii sadexaad ee kama danbeysta aheyd oo looga dooday siyaasada arrimaha dibedda. Madaxweynaha Mareykankaayaa doodan sadexaad u muuqday in uu si weyn uga soo kabtay arbushkii Romney ee doodii u horeysay ee ay labada nin yeesheen. Obama ayaa xalay u…

                  Read More

                    Findland oo laga cabanayo Caruurta Soomaaliya lagu celiyo

                    Helsinki Oct 22,2012(SDN)-Waalidiinta Soomaaliada ku nool dalka Findland ayaa looga cawday in caruurtooda ay dugsiyada ka saaraan Soomaaliyana ay uga soo tagaan. Warbixin ay dhawaan daabacday Helsingin Sanomat axadii ina dhaaftay ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin ka dhashay dhalinyaro dalkaa laga kexeeyay oo doonaya in Findland dib loogu soo celiyo. Dhalinta waalidiintaa dhashay ayaa Findland…

                    Read More

                      Xaglotoosiye:Weli waxaan ahayhogaamiyaha SSC

                      Hargeysa Oct 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii jabhada SSC ee dhawaanta nabada qaatay ayaa manta xaflad uu xilka wasiirnimo ee loo magacaabay kula wareegayay waxa uu ka sheegay in weli uu yahay hogaamiyaha jabhadii SSC. Wasiirka wasaarada Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Axmed Ciie Xaglotoosiye ayaa khudbad uu munaasibada xil la wareegidiisa ka jeediyay waxa uu ku yiri;“Waxaan…

                      Read More