Qalabkii Codbixinta Doorashada oo Komishanku Ka Doonay London
Hargeysa Oct 17,2012(SDN/Hubaal) C/raxmaan Maxamed Ismaaciil iyo Faarax Abiib Aadan oo ka mid ah Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa ku sugan Dalka Ingiriiska, halkaas oo ay ka soo qaadayaan Qalabkii Doorashada Dawladdaha Hoose lagu gali lahaa oo la dhamaystiray. C/raxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood oo ku sugnaa xarunta Shirkadda samaysay qalabka Doorashada oo ku taala Barriga…
