Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale
Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii…
