Ololaha Doorashada madaxtinimada Mareykanka iyo weerarka China

    Washington Oct 20,2012(SDN)-Ololaha Doorashada Aqalka Cad ee Mareykankaayaa berihii u danbeeyay diirada lagu saaray xiriirka Mareykanka iyo China. Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney ayaa ku eedeeyay madaxweyne Obma in uu u dabacsan yahay danaha dalka China oo uu sheegay in si sharci daro ah uga ganacsato una fadhateysato xogaha ciidan iyo kuwa ganacsi ee Mareykanka….

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee ay Midowga Yurub

      Muqdisho Oct 20,2012 (SDN) War-Saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee ay Midowga Yurub usoo magacaabeen Soomaaliya Cervone De Urso. Inta aan warqadaha laga gudoomin ka hor waxaa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda ku qaabilay safiirka Xafiiskiisa ayadoo Madaxweynaha iyo Safiirkana ay ka…

      Read More

        Taliyaha ciidanka Qaranka Gen. Shaqale oo ka Hadlay Hawl gal ay ku Qabteen Tahribiyaal ka yimid Itoobiyia&Somalia

        Hargaysa Oct 20,2012 (SDN) Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed (Shaqale) ayaa ka warbixiyay hawlgal ay ciidamadda qaranku ku qab-qabteen dad tahriibayaal  ka kala  yimid  wadamada Itoobiya iyo Somalia. Taliyaha oo la hadlaye saxafada ayaa tilmaamay in mudooyinkii u danbeyey ay xabaha somaliland ee galbeedka ay ku soo qulqulayaan tahribaal somali iyo itoobiyaana Taliya Cidanka…

        Read More

          Abwaan Muuse Cali Faruur iyo Abwaan Xasan Qawdhan oo si heer sare lagu soo dhaweyey casiimada wadanka UK London

          London Oct 20,2012( SDN) Waxa maanta soo gaadhay caasimada wadanka UK ee   london  labada  abwaan ee qiimaha ku leh   gayiga lagaga hadlo afka Soomaliga  labadan  Muuse Cali Faruur iyo abwaan Xasan Qawdhan ayaa ka qayb galay Somali Week oo sanadkiiba mar lagu qabto wadan kan Britain. Shabakada wararka  ee qurbojoog.com/somalidiasporanews.com oo la kulantay labada abwaan ayaa…

          Read More

          Xiriirka K Cagta Ashia Ayaa Raali Galiyey Markii Danyeerada Saxaaraha Ugu Yeedheen Xulka Imaaradka.

          AFC-Oct-20-1012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa xiriirka kubadda cagata AFC(Ashian Football Confederation) oo ka raaligaliyey (Apologise) dalka Imaaraadka markii uu sarkaal ka tirsan AFC ugu yeedhey xulka qaranka kubadda cagta ee Imaaraadka Daanyeerkii Saxraaga (Sand Monkey). Haddaba xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Imaaraadka oo loogu yeedho (ALABYAD—-WHITE) ayaa runtii sumcad weyn ku leh hab…

          Read More

            Baananka Mareykanka oo la weeraray iyo cida ka danbeysa

            New York Oct 20,2012(SDN)-Qaar ka mida baananka Mareykanka ayaa waxa la soo dersay xanibaad dhanka xogta ah ka dib kolkii la curyaamiyay adeegyadooda Internetka qaar ka mida. Baananaka Capital One Financial Corp. iyo BB&T Corp ayaa waxa lala beegsaday weerar socday todobaadkan oo idil oo sababay in macaamiisha baananku ay awoodi waayaan in ay lacagahooda…

            Read More

              Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiyihii Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Xamar Tegey oo Shalay Soo Laabtay

              Berbera Oct 20,2012(SDN/Hubaal)- Ciidammada Baadhista Dembiyadda ee C.I.D-da ayaa shalay xabsiga u taxaabay Guddoomiyihii Xidhiidhka kubadda Cagta Somaliland Axmed Maxamuud Sheekh (Axmed-Dhego) iyo guddoomiyaha Naadiga kubadda cagta heerka 1aad ee wasaaradda duulista hawada Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye), kadib markii ay socdaal qarsoodi ah ay muddo sagaal  maalmood ah ugu maqnaayeen xarunta dawlada Soomaaliya ee magaalada…

              Read More

                Faysal Cali Waraabe“Madaxweynaha Arrimo badan ayaa la gala hadlay, laakiin wax natiijo ah lagama hayo”

                Hargeysa Oct 20,2012(SDN/Hubaal)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa shalay galab  si diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Berbera, kadib markii uu soo dhameystey safar shaqo oo todobaadadii ugu danbeeyey ku marayey qaar ka mida Waddamada Yurubta. Waxa madaarka Magaalada Berbera ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng….

                Read More

                  Xukuumadda oo Tabashooyinka reer Gabiley Ugu Gabbata Tukashada Salaada Jimcayaasha

                  Hargeysa Oct 20,2012 (SDN/Hubaal)- xubno wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa mar labaad shalay salaadii Jimcaha kula tukaday Masaajid ku yaal magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley. Wasiirrada arrimaha dibbedda iyo madaxtooyada Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa salaadii jimcaha kadib waxa ay xubno kamid ah madax dhaqameedka gobolka Gabiley kulan…

                  Read More

                    Khal-khal Xalay Ku Yimid Adeega Xawilaada ee ZAAD Iyo Macmiisha Lacagaha Ku Keydsada oo Mar Keliya Isku Shubay Xarumaha TELESOM

                    Hargeysa Oct 20,2012(SDN/Hubaal)- Adeega Xawilaada Lacagaha ee ZAAD oo Macaamiisha shirkadda TELESOM  lacagahooda ku keydsadaan ayaa hawada ka baxay Xalay, kaas oo xannibay dhammaanba dhaqdhaqaaqyaddii adeegaasi oo muddo dheer dadweynuhu isticmaali jireen, isla markaana ku aamineen hantidooda. Xannibaadan ku habsatay Adeegga ZAAD ayaa mar keliya lagu war helay isaga oo aan shaqaynayn, kadib markii Mishiinka…

                    Read More

                      Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday magaalada Marka iyo degaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/hoose

                      Muqdisho  jimce  19/10/2012 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday magaalada Marka iyo degaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/hoose, waxaaana wafdigaasi sidoo kale la socday Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM ee iyagu ku sugan gobolada Shabeelooyinka. Maamulka gobolka Sh/hoose madax ka tirsan, waxgarad iyo odayaal ku dhaqan magaalada Marka ayaa kulan…

                      Read More

                        Ciidamada Badda Puntland oo gacanta ku dhigay hub badan oo laga dejiyay Xeebta Degmada Qandala ee Gobolka Bari [SAWIRRO]

                        Jimco, Oktoobar 19, 2012  (SSD) – Ciidamada badda Puntland ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen meel u dhow degmada Qandala ee gobolka Bari, kusoo qabtay hub sharci daro ah oo laga soo dejiyey meel xeeb ah oo degmadaas wax yar ka durugsan. Hubkan ayaa isugu jirey: Baasuukeyaal, Miinooyin , Dhashiikeyaal, Rasaas, Fuyuusyo iyo  budada laga…

                        Read More

                        Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

                        London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota…

                        Read More

                          Maxaad ka ogtahay saacadihiii u danbeeyay nolosha Qadafi

                          Sirta Oct 19,2012(SDN)-Baaritaano ay sameysay Human Rights Wacth ayaa lagu ogaaday saacadihii u danbeeyay noloshii keligii taliyihii Libya Mucamar Al Qadaafi. Hogaamiyaha Liibiya ayaa maalmihii noloshiisa u danbeeyay waxa uu ku qaatay cabsi,qaboow iyo dunida oo uu ka dhego la’aa. Human Rights Wacth ayaa qisada saacadihii u danbeeyay ka soo xigatay la-taliyihii dhanka amniga ee…

                          Read More

                            Xeerbeegti Minneapolis oo nin Soomaaliya ku helay in uu gacan siiyay dhalin Al Shabaab ku biirtay

                            Minneapolis Oct 19,2012(SDN)-Xeerbeegti dhegeysaneysay dacwad lagu soo oogay nin Soomaaliya oo looheystay in uu gacansiiyay koox dhalina oo Minneapolis ka tagatay oo Shabaabka ku biirtay. Maxamuud Siciid Cumar oo 46 jir ah ayaa lagu helay danbi ah in uu gacan siiyay dhalin Soomaali ah oo Minneapolis oo Soomaaliya tegay kana soo dagaalamay. Maxamuud ayaa sidoo…

                            Read More

                            Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay

                            Muqdisho 19/10/2012  (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan…

                            Read More