Abwaan Gaariye oo Aas Qaran loogu sameeyay Hargeysa

    Hargeysa Oct 08,2012(SDN)-Aas qaran oo maanata loogu sameeyay xabaalaha Xeedho isku dubaride Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa waxa ka qeybgalay madaxda dalka u sareeysa iyo shicib faro badan. Dhamaan qeybha bulshada Somaliland ayaa aaska qaran buux dhaafiyay tiyoo tiiraanyo ay ka muuqato. Waxa goobta looga duceeyay marxuumka oo eebe looga baryay danbi dhaaf…

    Read More

      Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud iyo Kubadda Cagta oo Ka Hadlay Dhaqaale Lagu Eedeeyay In Masuuliyiinta wasaaradda Ciyaaruhu Musuqeen

      Hargeysa Oct 08,2012(SDN/Hubaal)-Masuuliyiinta Xidhiidhada Kubadda Cagta iyo Ciyaaraha Fudud ee Somaliland ayaa Jawaab ka Bixiyay War laga baahiyay Wasaaradda Ciyaaraha oo la xidhiidha musuq maasuq wasiirka ciyaaruhu ka sameeyay dhaqaale loogu talo galay in lagu qabto Ciyaaraha gobollada ee dalka ee sanadkan aakhirkiisa ka qabsoomi doona dalka. Guddoomiyaasha xidhiidhada ciyaaraha fudud iyo kubadda cagta oo…

      Read More

        Ururka Al-Shabaab Oo Sheegay Inay La Dagaalami-doonaan Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somalia

        Muqdisho Oct 08,2012(SDN/Hubaal) – Ururka Al-Shabaab ee Dagaalka kula jira Ciidammada Soomaaliya iyo kuwo ajaanibka ah ee taageeraya, ayaa ka hortimid Raysal-wasaaraha cusub ee loo magacaabay Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo soo dhisaya xukuumadda Somaaliya ka saarta dhibaatada mudada dheer ka taagan. Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Soomaaliya la mid yahay…

        Read More

          Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Wada Shaqayn Dhexmarta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

          Garoowe Oct 08,2012(SDN/Hubaal)- Maamul Goboleedka Puntland ayaa shuruudo ku xidhay la shaqeyntooda dawlada cusub ee loo dhisayo dalka Soomaaliya, iyadda oo si taxadar leh u soo dhawaysay raysal-wasaaraha loo Magacaabay dorraad. Warsaxaafadeed shalay ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, ayaa lagu sheegay in Maamulka Puntland uu xukuumadda Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud kula shaqeynayo hadba sida…

          Read More

            Guddoomiyaha Dhawrista Tayada Oo Fadhiidnimada Hay’adiisa U Nisbeeyey Qalab La’aan

            Hargeysa Oct 08,2012 (SDN/Hubaal) – Guddoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Somaliland Siciid Saleebaan Mire ayaa sheegay in caqabadaha ugu weyn ay ku ogaan lahaayeen badeecadaha dhacay ee dalka soo gala ay ugu horreyso shaybaadh aanay hay’addoodu lahayn. Siciid Saleebaan Mire Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada oo shalay u warramay Gabiley News waxa uu difaacay wada shaqayn ka…

            Read More

              Khubaro Caalami ah oo Xabaal Wadareed ka helay Tuulada Abaarso

              Hargeysa Oct 08,2012(SDN/Hubaal)- Khubaradii baadhista xasuuqii dhacay Xiliyadii Rajiimkii Siyaad Barre ka talinayay Somaliland ayaa xabaal wadareed cusub waxay shalay  ka heleen meel 2 Km dhinaca galbeed ka xigta Magaalada Abaarso ee dulleedka Hargeysa. Xabaal Wadareedkan ayaa lagu ogaaday kadib markii ay Cagafyo ay leedahay Shirkada Somcable ay soo saareen lafaha maytidan oo ku wada…

              Read More

                Wasiirka Maalliyada Somaliland oo Quus Ka Muujiyay Heerka Aqooneed ee Shaqaalaha Dawladda

                Hargeysa Oct 08,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka wasaaradda Maalliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay in hawl wadeenada ka shaqeeya laamaha kala duwan ee hay’addaha dawladdu inay ku yar yihiin dadkii xirfadda lahaa ee aqoon yahanka ahaa gaar ahaana dhalinayrada jaamacaddaha ka soo baxday oo uu sheegay inay shaqada qaranka ka door bidaan kuwa gaarka ah. Cabdicasiis Samaale…

                Read More

                  Hargeysa: Natiijada Imtixaan laga qaaday 51 xubnood oo ka mid ah bahda Garsoorka Somaliland

                  Hargeysa 7, October 2012 (SDN)- Guddiga ruqsad-bixinta iyo anshax-marinta Qareenada, ayaa shaaciya natiijada imtixaan ay ka qaadeen hormaddii koowaad ee qareenada Somaliland. Guddiga ruqsad-bixinta iyo anshax-marinta qareenada Somaliland oo ah guddi madaxbanaan oo ka kooban 7 xubnood oo ka kala socda; Maxkamadda Sare, ururka Qareenada Somaliland (SOLLA), wasaarada Cadaalada, golaha Guurtida iyo golaha Wakiilada, ayaa…

                  Read More

                    gudoomiyaha wakaalada qurbajooga somaliland oo xilkii kaqaaday wakiilkii wakaalada qurba jooga ee imaaradka carabta

                    Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka jaaliyadaha JSL Mudane Maxamuud Cabdi-raxmaan Cali ayaa u magacaabay wakiil cusub xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland ee dalka Imaaratka Carabta. Sida ay noo xaqiijiyeen warar aannu ka hellay Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL xaruntiisa Hargeysa, wuxuu Guddoomiyuhu u magaacabay Wakiilka Xafiiska Xidhidhka Jaaliyadaha dalka Imaaraatka Carabta Marwo Khadan Maxamed Cismaan oo ka tirsan jaaliyadda Somaliland…

                    Read More

                      Xil. Maxamed Cali Jibriil oo London Ka soo Qoray Maqaal uu Ku Sababaynayo Maqnaanshihiisa iyo Ballanqaad uu ka haysto Guddoomiye Cirro

                      London Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Xildhibaan Maxamed Cali Jibriil oo kamid ahaa afartii Xildhibaan ee dhawaan golaha wakiilladu xasaanadii ka qaadeen ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan xil ka qaadistaas, isaga oo tallaabadaas ku eedeeyay Masuuliyiin uu Sheeegay inay kamid yihiin Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Adeegsanaya Xildhibaan Nacnac iyo guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiillada Baashe Maxamed Faarax. Xildhibaan…

                      Read More

                        Tageerayasha Ururka Wadani oo Sanadguradii Kowaad ee Aasaska Ururka ku Qabtay Galbeedka London(SAWIRO)

                        London 7/10/2012(SDN)- Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay laguna maamusayey sanadguradii kowaad ee  Urur Siyaasadeedka Wadani ayaa ka dhacday Magaalao madaxda wadanka Uk ee London. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen taageerayaasha Ururka Wadani ee wadankan Uk iyo qaybaha kala duwan ee shacabka S/land Madax Sarsare ee u horeyey safiirka somaliland u fadhiya…

                        Read More

                        Tartankii Kubada Kolayga ee Kooxaha Heerka Labaad oo Galay Semi Final

                        Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Tartankii kubada kolayga ee kooxaha heerka labaad ayaa galay marxaladiisii labaad ee semifinalka waxaana iskugu soo hadhay afarta kooxeed ee Asluubta, Abarso Tech, Jigjiga Yar iyo Ahmed Gurey. Tartankan oo uu hirgaliyay xidhiidhka Kubada Kolayga iyo wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha oo ay maaligalisay Hay’ada Mercy Corps oo soo marisay Dallada Dhalinyarada ee SONYO…

                        Read More

                          Hargeysa: Jaamacadda Admas oo Qayb Cusub ka Furtay Degmada Maxmuud Haybe

                          Hargeysa Oct 07,2012(sdn/Hubaal ) Jaamacadda Adams, ayaa xarun cusub ka furatay shalay degmada Maxamuud Haybe, gaar ahaan xaafadda Star ee caasimadda Hargeysa. Munaasibad loo sameeyey furitaanka qaybta 2aad ee Jaamacadda Admas oo laga leeyahay dalka Itoobiya ka furatay shalay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxa ka qaybgalay salaadiin, aqoonyahanno, maamulka jaamacaddaas iyo marti-sharaf kale. Gudoomiyaha Guddida…

                          Read More

                            Somaliland: Gobol Koobsaday Dhacdooyin Kala Duwan oo Lidi ku ah Dhismaha Qaranka

                            Caynabo Oct 07,2012(SDN/Hubaal)- Guddoomiyaha gobolka Saraar Ibraahin Xasan Maxamuud ayaa bilihii u dambeeyay socdaal ku joogay Magaalada Hargeysa kadib markii la sheegay inuu Khilaaf soo jiitamayay ka dhexeeyo isaga iyo ku xigeenkiisa. Safarka guddoomiyaha gobolka Saraar ayaa la sheegay inuu la xidhiidho tabasho ka dhan ah ku xigeenkiisa oo la sheegay inuu u gudbiyay Madatooyada….

                            Read More

                              Masuuliyiinta Dawladda Kaga Jira Gabiley oo Carraabe Loogu Diray Dejinta Gadoodkii Shalay iyo Tabashooyinka Is Biirsaday ee Deegaankaas

                              Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa xubnaha Golaha wasiirrada iyo Aqalka Wakiillada kaga Jira gobolka Gabiley u dirtay dejinta xiisadda ka dhalatay  rabshadihii  shalay ay iskaga hor yimaadeen  ardayda magaaladaasi  iyo  Ciidammada ammaanku. Wasiirrada Warfaafinta iyo Maalliyada Abiib Diiriye Nuur iyo Cabdicasiis MAxamed Samaale oo ay weheliyaan xildhibaan Xasan Cawaale, Xil.  Cabdilaahi Balaaki  Xil. Ibraahin…

                              Read More

                                Ololaha dib u doorasho ee Madaxweyne Obama oo lacagtii ugu badneyd loogu deeqay Bishii ina dhaaftay

                                Washington Oct 07,2012(SDN)-Ololaha dib u doorasho ee madaxweynaha Mareykanka Mr Barack Obama ayaa bishii ina dhaaftay ay u soo xarootay lacagihii ugu badnaa ee ilaa iyo haatan u soo xarooda. Lacagahan oo ay ololaha ugu deeqeen dad taageera madaxweynaha iyo xisbiga Dimuqradiga ayaa cadeeda lagu sheegay $181 million. Lacagahan iyo warbixin shaaca ka qaaday in…

                                Read More

                                  Qareenada nin loo heysto in uu lug ku lahaa dhalinyaro Minneapolis ka tagtay oo Shabaabka ku biiray oo weeraray markhaatiyo maxkamad la hor keenay

                                  Minneapolis Oct 07,2012(SDN)-Qareenada Maxamuud Siciid Cumar oo loo heysto in uu abaabulay kharashna ku bixiyay dhalintii Soomaaliyeed ee ka tegtay Minneapolis ee ku biirtay Shabaabka ayaa eedo huwiyay mid ka mida markhaatiyadii ay xeer ilaalintu hor krrntay maxkamada. Andrew Birrell oo ka mida qareenada difaacaya eedeysanaha ayaa sheegay in Cabdifitaax Yusuf Ciise oo ku markhaati…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay raiisul wasaare

                                    Muqdisho Oct 06,2012(SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh ayaa maanta xafalad uu Muqdisho ku qabtay waxa uu ku magacaabay shakhsiga qaban doona xilka raiisul wasaarenimada Soomaaliya. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo Saacid looyaqaano ayaa xilka Raiisul wasaarenimada loo magaacaabay maanta. Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo labaduba goobta hadalo ka yiri ayaa u rajeeyay raaiisul wasaare…

                                    Read More