Nasiibkaaga Tijaabi oo hel sharciga Mareykanka(HALKAN KA BUUXI DALABKA)
Washington Oct 03,2012(SDN)-Mashruuc ay fuliso wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka oo fursad loogu siyo qowmiyadaha aan Mareykanka ku badneyn ayaa biloowday. Bakhtiyaa-nasiibkan ayaa waxa dalbada malaayiin dad ah oo ku kala nool daafaha dunida sanad walba. Mashruucan oo looga gol leeyahay in lagu badhxo mujtamica Mareykanka si loo helo bulsho ka kooban dadka koonkan ku…
