Maayar Jiciir oo Wareegtadii Madaxweyne Siilaanyo ka soosaaray Dhulka Xisbiga ku tilmaamay mid baal marsan Nidaamka Dawladnimo

    Hargaysa 06, October 2012 (SDN)- Maayarka caasimadda Hargaysa  Md. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay inuu la yaabay markii uu arkay war-saxaafadeedkii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu ku joojiyay hawshii ay ka wadeen suuqa Gobonimo, waxaanu xusay inuu qoraalkaasi ka dheeraa hanaanka dawladnimo. Maayar Jaciir waxa uu sheegay inay joojiyeen dhisamayaashaas ay ka wadeen xarunta xisbiga, balse…

    Read More

      Hargeysa: Shir ay laba sannadood ka dib xukuumaddu ku qiimaynayso waxyaabihii u qabsoomay iyo barnaamijyada qabyoobay oo ka furmay Madaxtooyada

      Hargeysa 06, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta furay kulamo ay yeelanayaan golaha Wasiiradu. Kulankan oo ka furmay xarunta Madaxtooyada, waxa uu socon doonaa muddo saddex maalmood ah, waxaana lagu qiimaynayaa waxyaabihii xukuumadda u qabsoomay, waxyaabaha aan fulin iyo ku talogalka qorshahooda 2013. Shirka oo ah kii u horeeyay noociisa…

      Read More

        Gollaha Wakilada oo loo gudbiyay xildhibaano bedelaya qaar dhawaan gollahaa laga saaray

        Hargeysa Oct 06,2012(SDN)-Gollaha Wakiilada ee Somaliland ayaa maanta laga hor shaaciyay afar xildhibaan oo bedeli doon qaar dhawaan gollaahsi laga eryay ka dib kolkii ay kalfadhiyadii ka soo xaadiri waayeen. Xildhibaanada afarta ah ayaa waxa magacooda soo guddbiyay Guddida Doorashooyinka Somaliland. Xildhibaanada cusub ee meteli doona sadaxda xisbi qaran ayaa magacyadoodu kala yihiin; 1.C/raxman Maxmed…

        Read More

          Hoosgeynta Madaxtooyada ee Hay’ada Wadooyinka iyo Xeerka Baanka Islamiga oo ahaa Ujeeda dhabta ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo mar u soo wada saaray dhawrka wareegto saqda dhexe

          London Oct 06,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa xalay mar qura ooda ka soo rogay dhawr wareegto oo caad looga dhigay laba wareegto oo ahaa sababta dhabta ah ee madaxweynuhu ka lahaa isku shaandheyntan aan nooceeda hore loogu arag nidaamka dawliga ah. Waa ay dhacdaa in hay’adaha dawliga loo kala bedelo wasaaradaha ay hoos tagaan,balse…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo berito lagu wado in uu raiisul wasaare magacaabo iyo shakhsiga ugu hadalheynta badan

            Muqdisho Oct 06,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh oo ay maalmo uga harsan yihiin xiligii lagu waday in uu soo magacaabo raiisul wasaare cusub ayaa haatan xushay ruuxa uu xilkaa u magacaabayo. Madaxweynaha ayaa waxa uu ruuxan cusub ka soo xushay tiro siyaasiyiin iyo aqoon yahan isugu jira oo buux dhaafiyay aqalka madaxtooyada mudadii…

            Read More

            Tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo soo gaaray kulankiisii kama danbaystaa (Final)(DAAWO SAWIRADA)

            Gaalkacyo Oct 05,2012(SDN)-Waxaa kulankiisii ugu danbeeyay ee Finalka soo gaaray tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasoo soo biloowday 13kii bishii hore ee September ayna ka soo qayb galeen siddeed kooxood oo ka kala socday laba dhinac. Tartankan ay isku arkayeen dhalinta da’doodu ay ka hoosayso…

            Read More

              Gudigii Ra’iisul W. Gaas U Magacaabay Masiibooyinkii Ka Dhacay Baladweyn Oo Maanta Shir Muhiim Ah La Yeeshay Hay’adaha Samafalka

              Muqdisho, 05, Oct, 2012(SDN)-Waxaa maanta shir isugu yimid Gudigii  wasiiro ah oo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali u magaacabay kasoo talo bixinta iyo isku duba ridka gar-gaarka la gaarsiinayo dadka ku waxyeeloobay fatahaaddii ka dhacday magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, wuxuuna Gudigu maanta kulan la qaatay in ka badan 20 Hay’adood  oo…

              Read More

              10-ka-Xiddig Kubadda Cagta Aduunka u Caansan oo Cayil La Dalaa Dhacaya.(SAWIRO)

               World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay…

              Read More

                Duqa magaalo ku taal Mareykanka oo laga dalbaday in uu is casilo ka dib kolkii uu Soomaali magaaladaa ku nool u sheegay in ay dhaqankooda ilbaabka uga yimaadaan

                Lewiston Oct 05,2012(SDN)-Duqa magaalada Lewiston ee dalka Mareykanka ayaa Soomaalida magaalada ku nool saxaafada u mariyay hadalo ka dhana dhaqankooda oo ka careysiiyay Soomaalida iyo dadka kale ee magaaladaa ku nool. “Soomaalidu waa in ay dhaqankeeda uga soo tagtaa ilbaabka ayna qaadataa dhaqankeena”ayaa ka mid ahaa hadalada Duqa magaalada Lewiston ee gobolka Maine ee dalka…

                Read More

                  Maxkamadii Mareykanka ee dhegeysanaysay dacwad la xiriirta cida Soomaaliya geysay Dhalin Shabaabka ku biirtay oo markhaatiyo dhegeysatay

                  Minneapolis Oct 05,2012(SDN)-Maxkamad ka socota magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka oo dhegeysaneysay Dacwad lagu soo oogay nin loo heysto in uu lacag siiyay mid ama laba ka mida 20kii dhalinyaro ee magaaladaa ka tegay ee Shabaabka ku biiray. Maxamuud Siciid Cumar ayaa waxa ku markhaati furay mid ka mida ilaa todobo ruux oo qirtay in…

                  Read More

                    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhaqan geliyay xeerka Baananka Islamka,sadex waaxoodna wasaarado u kala bedelay

                    Hargeysa Oct 04,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo saaray wareegto uu ku dhaqan gelinayo xeerka Baananka ee ay gollaha wakiiladu ansixiyeen,wareegtadu waxa ay u qorneyd sidan;”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo adeegsanaya awoodihiisa dastuuriga ah waxa uu soo saaray Xeer Madaxwyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1364/102012, oo uu ku Dhaqan-geliyey Xeerka…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare Gaas oo Gudi Wasiiro Ah u Magaacabay Wax ka Qabashada Masiibadii Ka Dhacday Magaalada Baladweyn

                      Muqdisho, 04, Oct, 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sidii wax looga qaban lahaa masiibada ka dhacaday magaalada Baladweyn, iyo Hambalyo loo diray Ciidanka Qaranka iyo kuwa Amisom.   Ugu horayntii Goluhu…

                      Read More

                        Doodii xilka Madaxweynenimo ee Mareykanka oo barbaro ku dhamaatay,iyo Romney oo ka gudbay caqabad

                        Denver Oct 04,2012(SDN)-Labada Musharax ee ku tartamaya xilka madaxweynenimo ee dalka Mareykaka Madaxweyne Barack Obama iyo Mitt Romney ayaa xalay yeeshay doodoodii u horeysay oo dunida dacaladeeda laga daawanayay. Labadan musharax ayaa hore u kulmay uun sadex jeer xalay horteed,madaxweyne Obama ayaa lagu waday in uu ka dood wanaagsanaado Romney balse sidaa u mey dhicin….

                        Read More

                          TAARIIKH NOLOLEEDKII ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE OO KOOBAN

                          GEERIYEEY XISHOODLAAY. XEJIYAAY FOGEEYAAY. XAASHA EE AF TAHANIMO. HADII UU XABAAL GALAY . ABWAANKII XIDIGIN JIRAY. MURTIDII XAG LOO DAYO. XULASHADA AHAYD IYO. XARAGADDA HIGAADDII. AYAA XARAFKII HOOSDHABI. FARASKII XIDDIGAYSNAA XAKAMAHA AYAA SUDHI? MOHAMED XAASHI KA SOCOYE SOMALAAY WAYNAKAA. Alle ha u naxariistee Macalin Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu 1950kii ku dhashay magaalada…

                          Read More

                            Xisbiga UDUB oo xaal-marin ka dalbaday guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Wadani, faahfaahina ka bixiyay gefka ay ka tirsanayaan

                            Hargeysa 03, October 2012 (SDN)- Xisbiga UDUB ee shaaciyay inuu ka dhacay doorashada Deegaanka Somaliland, ayaa naqdiyay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Wadani, ahna guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro). Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray kusimaha Xoghayaha Guud ee xisbiga kala-daatay ee UDUB Mr. Cabdixaliim Maxamed Muuse, xisbigu waxa uu gef u…

                            Read More

                              Komishanka Doorashooyinka oo qoraal digniin ah u diray xisbiyada kumeel-gaadhka ah iyo urur-siyaasadeedyada cusub ee Somaliland

                              Hargeysa 03, October 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa digniintii u horeysay u diray xisbiyada kumeel-gaadhka ah iyo urur-siyaasadeedyada cusub tan iyo intii doorashada Deegaanka loo muddeeyay 28 bisha soo socota ee November. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Xamari) uu maanta soosaaray, waxa xisbiyada iyo…

                              Read More

                                Puntland ooMareykanka u dirtay Fariin ka dhan ah Iddaacada VOAda

                                Garoowe Oct 03,2012(SDN)-War saxaafada loogu talo galay oo ay soo saartay wasaarada warfaafinta Puntland ayaa lagu sheegay in dawlada Mareykanku la socod ku sameyso Iddaacada VOAda laanteeda afka Soomaaliga. Puntland ayaa dhibsatay wareysi dhawaan lala yeeshay mid ka midaqurbejooga reer Puntland oo Mareykanka ku nool,warsaxaafadeedak ayaa sidan u dhignaa; “Dowladda Puntland waxay mas’uuliyad Qaran ka…

                                Read More