DARAASAD UU KA DIYAARIYAY MACHADKA CILMI BAADHISTA, DIMUQRADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND DURUUFAHA KU GADAAMAN WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND IYO XIL KA QAADISTA Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)

    Kampala-(SDN)- MACHADKA CILMI BAADHISTA, DIMUQRADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND WAXA UU IDIIN DIYAARIYAY WARBIXIN CILMI BAADHIS AH OO KU QOTONTA DURUUFAHA KU GADAAMAN WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND IYO MARXALADIHII KALA DUWAANAA EE AY SOO MARTAY HORUMAR IYO DIB U DHACBA, WAXA KALE OO AY WARBIXINTU DIIRADDA SAARI DOONTA SABABIHII DHABTA AHAA EE KEENAY XIL KA QAADISTII WASIIRKII…

    Read More

      “Xil Ka Qaadistayda Waxa Keentay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa Ayaa Iga Codsaday Inaan Ka Noqdo Xil Ka Qaadista Agaasime-waaxedyada, Ana Waan Diiday”

      Hargeysa 30, August 2012 (SDN- Wasiirkii Warfaafinta Mr. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay sababta keentay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo xilka ka qaado. Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay inay xil ka qaadistiisa sababtay laba agaasime waaxeed oo uu xilka ka qaaday oo kala ah agaasimihii…

      Read More

        Boorama: Maxaa ka soo baxay Shirweynaha TOL?

        Boorama 30, August 2012 (SDN)- Shirweyne dhawrkii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Boorama, ayaa laga soosaaray go’aamadii lagu soo gunaanaday. War-,muriteed maanta ka soo baxay, waxa lagu faafaahiyay waxyaabaha kulankaas lagu go’aamiyay, wuxuuna u dhignaa sidan; BAYAANADA SHIRWAYNAHA TOLKA • In wixii khilaafaad jira noocuu doonoba ha ahaadee sida ugu dhaqso badan loo…

        Read More

          Xog caddeynaysa aqoon darrada, musuqmaasuqa, budhcadnimada, madmadowga iyo aduun uruursiga lagu sheego wasiirka arrimaha dibedda JSL md. Mohamed Abdillahi Omar

          Xogtan naxdinta leh ahna qoraal baryo iyo baroor badan uu safiir sharafeedkii JSL u fadhiyey South Africa Professor Iqbal Jhazbhay usoo direy wasiirka arrimaha dibedda JSL Md. Mohamed Abdillahi Cumar balse uu ka dhago adeygey wasiirku. Nuqulkan qoraalka ah oo muujinaaya talo xumada wasiirka arrimaha dibedda JSL, asagoo ka dhago adeygaya baryo iyo baroor badan…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale oo muddo kooban xilkaa hayay, maxaase lagu qoonsaday?

            Hargeysa August 29, 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Warfaafinta Mr. Boobe Yuusuf Ducaale oo muddo kooban xilkaa hayay. Inkastoo aan la sheegin sababta xil-ka-qaadista keentay, haddana sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu duhurkii maanta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxa uu Madaxweynuhu xilkii ka qaaday…

            Read More

              Boqor Raabi oo ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, maxay tahay ujeedada socdaalkiisu?

              Muqdisho 29, August 2012 (SDN)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdullaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Boqorku ka soosaaray socdaalkiisa, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Boqorku waxa uu magaalada Muqdisho gaadhay Axaddii doraad. Todobaadkii hore, waxa la dhamaystiray…

              Read More

                Shabaabka oo dalbaday in loo aar gudo wadaad shalay Kiinya lagu dilay

                Muqdisho Aug 29,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa war ay soo saareen waxa ay  ku dalbadeenn in loo aargudo wadaad shalay lagu khaarejiyay magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kiinya. “Muslimiintu waa in ay ku bahoobaan sidii ay isaga caabin lahaayeen Kufaarta una difaacan lahaayeen maalkooda naftooda iyo cizigooda”ayaa lagu yiri warka Shabaabku soo saaareen. Sheekh Roogoayaa hore…

                Read More

                  Danta ay Somaliland ka lahayd haynta Budhcad-Badeedda iyo halista ka hor imanaysa marka Dawlada Soomaaliya la dhiso

                  Hargeisa 28, August 2012 (SDN)- Wargeyska caanka ah ee the Guardian oo ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa dhowaan warbixin aad u dheer ka diyaariyey budhcad badeedka ku xidhan xabsiga Somaliland, warbixintan oo uu diyaariyey saxafi lagu magacaabo Mark Tran waxa uu kaga hadlayaa booqasho uu ugu tegey maxaabiista budhcad badeedka Soomaalida ee ku jira…

                  Read More

                    Wefti ka socda Xisbiga UCID oo u ambabaxay dalka Koonfur Afrika iyo ujeedada socdaalkooda

                    Hargeysa 28, August 2012 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Maaliyadda xisbigaas Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa maanta u ambabaxay dalka Koonfur Afrika. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray Xoghayaha Warfaafinta UCID Mr. Kayse Yuusuf, weftiga ka socda xisbiga UCID waxa uu dalka Koonfur Afrika kaga qaybgalayaa shir caalami ah oo ay…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray qoyska Lataliyihiisa dhinaca siyaasadda iyo Madaxweyne kuxigeenka oo tacsiyeeyay qoyska Maayarkii hore ee Boorama

                      Hargeysa 28, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska iyo ehelada ay ka baxday marxuumad Khadra Xasan Kaahin oo 25-kii bishan ku geeriyootay magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, Allaah haw naxariistee marxuumadu waxay ahayd xaaskii Mr. Abiib…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo xilalka ka qaaday Agaasimihii Telefishanka Qaranka iyo guddoomiyihii Wargeyska Dawan, masuuliyiin cusubna u magacaabay

                        Hargeysa 27, August 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa maanta xilalkii ay hayeen ka qaaday Agaasimihii Telefishanka dawladda ee SLNTV Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyihii Wargeyska afka dawladda ku hadla ee Dawan Mr. Maxamed Cusmaan Mire (Sayid). Sida lagu sheegay qoraal dheer oo wasiirku soosaaray, waxa uu markii u horeysay…

                        Read More

                          hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!.

                            (KampalaSDN)  hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!. 1- ha laga helo iimaan qalbigaaga 2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay 3- ku qanac xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye 4- badi xuska Alleh 5- ka…

                          Read More

                            Hadal heynta ugu badan ee Somaliland:Labadee Urur ayaa soo raaci doona UCID iyo colaada arintaasi ka dhalatay

                            Hargeysa Aug 27,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo haatan u muuqda in uu yahay ka ugu hadal heynta batan ururada siyaasada ee ku herdami doona doorashooyinka golleyaasha degaanka Somaliland ayaa arinkaa ku muteystay colaad siyaasadeed oo si weyn uga dhex muuqata saxaafada Somaliland. Xisbiga oo ku caan baxay mucaaradad wax dhista ayaa dhawaan waxa ku…

                            Read More