Dr Gaboose: “Mudane Madaxweyne, maaha in Komishanka Qaranku Dhibane u noqdo oo ku dhexwareego xafiisyada Nairobi, Madaxtooyada iyo kuwa Golayaasha Qaranka”

    Hargeysa 04, August 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay inay waqtigeeda dib uga dhacdo doorashada raagtay ee goleyaasha Deegaanka. Dr. Gaboose oo shirjaraa’id oo ku qabtay Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay duruufaha ku gedaaman qabsoomida doorashada Deegaanada, wuxuuna ka hadlay heshiiskii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweynaha…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiirul-dawle cusub u magacaabay Masuul xilli hore ka soo goostay kooxda SSC

      Hargeysa 04, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay xil ku cusub dawladda, kaasoo ah Wasiiru-dawlaha Nabadaynta arrimaha gobollada Bariga dalka. Sida lagu sheegay qoraal Madaxtooyada ka soo baxay, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkaas u magacaabay Kayse Cabdi Yuusuf oo xilli hore ka soo goostay kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo State…

      Read More

        Taxanihii Tijaabi Aqoontaada Diiniga ah

        Berlin Aug 04,2012(SDN)-Akhristeyaal waa Barnaamijkeenii diiniga ahaa iyo tijaabi Aqoontaada Bishan Barakeysan ee Ramadaan. 1-Su�aal Sheeg Bilaal IBin Rawaaxa Rc, Yuu Addoon u ahaa? 2-Su�aal Sheeg ninka kaliya ee uu Nebigeena (NNKH) Gacantiisa ku dilay? 3-Su�aal Sheeg ninkii dilay Geesigii ugu weynaa Islaamka iyo kii Gaalada ugu weynaa? 4-Su�aal Sheeg Dhulka kaliya ee halmar oo…

        Read More

        Marial waa Ciyaaryahan Madax banaan,maxay Ciyaartooyda reer Somaliland ka baran karaan?

        London August 04,2012(SDN)-Ciyaaryahan madaxbanaan oo magaciisa la yidhaahdo Gour Marial ayaa maanta gaaray London si uu uga qeyb qaato tartanka ororda ee halkaa ka dhacaya. Marial oo 28 jir ah ayaa ku noolaa dalka Mareykanka ilaa kolkuu 16 jirka ahaa,balse ma uu qaadanweli dhalashada Mareykanka ee u saamixi leheyd in uu dalkaa magaciisa ku tartamo….

        Read More

          Somaliland dal aan weli la aqoonsan oo hadana leh laba madaxweyne

          Jabuuti August 04,2012(SDN)-Waxa dhawrkii todobaad ee ina dhaafay aanu heleynay xogo tibaaxaya sida uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti gacanta ugu dhigay inta badan siyaasiyinta Somaliland ee haatan ka kala tirsan golleyaasha qaranka. Madaxweynaha Jabuuti oo sii maraya qeyb qoyskiisa ka mida ayaa muda haatan ku hawlanaa sidii uu isu hoos keeni lahaa guud ahaan siyaasiyiinta reer…

          Read More

          Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.

          Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada…

          Read More

            Ururka la dagaalanka Qaadka iyo Maandooriyaha ee Somaliland

            Milton August 03,2012(SDN)- Waxa laga assassay magaalada Hargeysa sanadkii hore dhamaadkiisi , urur dhalinyara ah oo ka soo horjeeda Qaadka iyo Maandooriyayanka ummada halaagay.  Ururka waxa ka madax ah arday dhigata Jaamacada Hargeisa oo u guntaday inay bilaabaan wacyigelin iyagoo dadka u sheegaya wax yeelada uu qaadku leeyahay. Hadalka waxba idinku dheerayn maaye waxad barnamujka…

            Read More

              WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBEDELKA DHAQANKA BULSHADA(QEYBTII 2AAD)

              Berlin August 03,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada Barnaamijki Suugaanta iyo isbedelka Bulshada oo aad qeybtiisii hore maalmo ka hor halkan uga bogateen. Akhristeyaal waxa xasuusin gaar ah naga ah in qaybtaani ay daba socoto taxanihii hore. Waxaan taabaneeyna inaaga oo qayb walabaa siideeda ugaa hadalayanaa 1: sida uu ahaa deegaanka ay ummada soomaaliyeed ku…

              Read More

                Xukuumadda Badbaado Qaran oo u mahadcelisay khaban qaabayaashii Shirka Odayaasha Dhaqanka

                Muqdisho, 03, 2012(SDN)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa aad ugu mahadcelisay khaban qaabayaasha Shirkii Ansixinta Dastuurka oo ay ugu horeeyaan C/fitaax Maxamed C/nuur iyo Kamaal Xasan Guutaale. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa mahad balaaran u soo jeediyay Dhalinyaradii ka qeybqaadatay khaban qaabadii Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee igu yimid Magaalada Muqdisho, Si ay u samatabixiyaan…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo xalay Casho sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale

                  Muqdisho August 03,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Casho Sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale iyadoona Munaasabad lagu  xirayay Ansixintii Dastuurka dalka lagu qabtay hoyga Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Badbaado Qaran, Xildhibaano, Ururada Haweenka, Ururka Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed,…

                  Read More

                    Kala hadalka wasiirka arrimha dibedda Somaliland ee ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo muujisay khibarad yaradiisa Siyaasadeed

                    HargeysaAugust 03,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa mar uu u waramayay Iddaacada BBC da  waxa uu ku soo bandhigay licib siqiirnimadiisa Siyaasadeed. Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay sida uu u arko in la ansixiyay dastuurka Soomaaliya oo ka kooban 18 gobol oo kuwa Somaliland dabcan ka mid yihiin. “Marka ugu horreysa…

                    Read More

                      Isku milanka siyaasada iyo Shirkada la wada eegay ee Dahabshiil maxay sababi kartaa?

                      London August 03,2012(SDN)-Shirkada Dahabshiil ee ganacsiga kala duwan ku hawlan ayaa beryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqoneysay,mar waxa ay aheyd weerar kii ay dhawaanta jacda ku siiyeen Kooxda u ololeysa cadaalada Ganacsiga iyo Dimuqraadiyada ee Anonymous. Kooxdaa oo cadaalada ku raadisa sifooyin dibedda ka ah nidaamka sharciyeed ee caalamka oo ay qabaan in nidaamkaasi yahay…

                      Read More

                        Mucaaridka Jabuuti oo sida fiinta uga qeyliyay hantida dalkooda ee Somaliland loo weeciyay

                        Ottawa August 03,2012(SDN)-Hogaamiyaha Ururka Isbedelka,Horumarka iyo Dimuqraadiyada Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole ayaa xogo warbaahintu baahisay oo sawir ka bixinaya lacago xukuumada Jabuuti siiso masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland ku tilmaamay wax aaney labada ummaddooba aqbeli karin. Md Candhool oo noo waramay ayaa sheegay in tiraba dhawr sanadood ay mucaaridka Jabuuti ka warhayeen isla…

                        Read More

                          Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka hadlay gaadiid hore loogala goostay oo ay maanta gacanta kaga dhigeen kooxda Khaatumo State

                          Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Ciidamada Qaranka ee Somaliland jiida hore, ayaa 2:30pm ee maanta gacanta ku dhigay laba gaadhi oo nooca gaashaaman ah iyo hal Landcruser oo kuwa raaxada ah, kuwaasoo lagala soo goostay kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo State. Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland Col. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo war qoraal ah…

                          Read More

                            Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo gudoontay qalab loogu talogalay xafiisyadeeda 5 ka mid ah gobollada cusub ee Somaliland

                            Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aaden, ayaa qalab loogu talogalay xafiisyada wasaaraddaas ee 5 gobol oo dalka ah ka gudoontay hay’adda Mercy Corps. Qalabkan waxa loogu talogalay xafiisyada 5 gobol oo ka mid ah gobolada cusub ee Somaliland, gobollada Saraar, Oodweyne, Badhan, Hawd iyo Selal. Ugu…

                            Read More

                              Hargeysa: Nuxurka kulan dhexmaray Komishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada kumeel-gaadhka ah iyo 9-ka urur ee cusub

                              Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan lagu gorfaynaayo qaabka qabsoomiyaddda doorashada golaha Deegaanka la yeeshay  saddexda xisbi qaran iyo sagaalka urur-siyaasadeed. Kulan oo ay albaabadu u xidhnaayeen, waxa markii uu dhamaaday ay warbaahintu wax ka waydiiysay waxyaabihii laga wadahadalay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta  ururada iyo xisbiyada qaranka oo sharaxaad ka bixiyay…

                              Read More

                                Madaxweynuhu muxuu kala kulmay kormeerka uu ku tegay xarunta dawladda Hoose ee Hargeysa? (DAAWO SAWIRADA)

                                Hargeysa 2, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka subaxnimadii hore markay saacadu ku beegnayd abaaro 8:00 Am, kormeer Kedisa ku soo maray habsami u socodka Xarunta Dawlada hoose ee Hargeysa Madaxweynuhu waxa uu kormeerkiisa ku eegayay sida ay hawlaha shaqada ee Dawlada hoose u socodaan, iyo sida ay…

                                Read More

                                  Tijaabi Aqoontaada: waa suaalaahii diinigaa ahaa

                                  Berlin 02,2012(SDN)-Waa mar kale iyo barnaamij cilmiyeedkii tijaabi aqoontaada Diimeed,oo aanu idiinku heyno suallo iyo jawaabo diini ah. Fadlan akhriste isku day in aad ka jawaabto inta aanad eegin Jawaabta. 1:sheeg intaa suradood ee kaa bilaamataa Mahadinta ALLAH? 1.ALFAATXA . 2:AL, Ancaam . 3:AL KAHFI . 4:Alfadir. 5: AL Saba 2:suaal sheeg suurada dhaamaan ayadaaheedu…

                                  Read More